Ugaasyo hor leh oo soo gaaraya Xarunta Shirka ee Magaalada Asmara.
Asmara,10,September-07 (Qaadisiya.com) Xarunta uu kasoconayo Shirka looga tashanayo sidii Dalka looga xureyn lahaa Gumeustaha ayaa waxaa kusoo qul qulaya Ugaasyo, Nabaddoonno, waxgarad iyo Oday dhaqameedyo.
Ugaasyadii ugu dambeeyey ee Xarunta Shirka soo gaaray ayaa waxaa kamid ah Ugaas Maxamed Weli, Ugaas Cabdi Daahir, Ugaas Axmed Bile, Ugaaska Digil iyo Mirifle iyo Ugaasyo kale oo matalaya Soomaalida ka damqatay gumeysiga lagu hayo Shacabka Soomaaliyeed.
Sidoo kale Guddiga Qaban qaabada Shirka ayaa u sheegay Shabakadda Islaamiga ah ee qaadisiya in Shirka weli laga dhowrayo in ay soo gaaraan Nabadoono iyo odayaal dhaqameedyo ka badan kuwa iminka shirka kusugan kuwaasi oo dib ugu soo dhacay shirka hawlo kale oo ay ka hayaan goobaha ay kusugan yihiin awgii.
Arrintani ayaa waxa ay guul weyn u tahay Shirka Magaalada Asmara maadaama la helay Dadkii Hoggaanka u hayay Umadda Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale ay muujineysaa in Shirkii ka dhacay Magaalada Muqdisho dadkii lagu sheegay odayaal ay ahaayeen kuwa aanan jirin maadaama odayaashii la yaqiinay ay halkani kazoo xaadireen.
QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.
MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA
KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM
ugaaska digil mirfle ugaaska merehan ugaaska cayr all to asm
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: ugaaska digil mirfle ugaaska merehan ugaaska cayr all to asm
inaa lilaahi, waa kee ugaaska mareexaan sxb ee asmara joogo 

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: ugaaska digil mirfle ugaaska merehan ugaaska cayr all to asm
[quote="DawladSade"]inaa lilaahi, waa kee ugaaska mareexaan sxb ee asmara joogo
[/quote]
ugaas maxamed weli
wuxuna la shaqeenjiray maxakiinta

ugaas maxamed weli
wuxuna la shaqeenjiray maxakiinta
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: ugaaska digil mirfle ugaaska merehan ugaaska cayr all to asm
Hiiraan goormaa la caleemo saaray yaana caleemo saartay 

Re: ugaaska digil mirfle ugaaska merehan ugaaska cayr all to asm
dambiga in la iska ilaaliyo ba fiican especially since ramadan is close, and qaadisiya (a site that claims that its all about a religious cause) is telling a lie, weli is not one of the two Marexaan ugases.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: ugaaska digil mirfle ugaaska merehan ugaaska cayr all to asm
war ma anaa garanaya
i thought his ugaaska merehan. meel kasta ba ku qoran his ugaaska merehan
i thought his ugaaska merehan. meel kasta ba ku qoran his ugaaska merehan
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: ugaaska digil mirfle ugaaska merehan ugaaska cayr all to asm
Mareexaan laba ugaas bay leeyiihin...ugaas ciise ugaas cabdille, ugaas cumar ugaas xirsi...ugaaska kale majiro ninyaho
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1193 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 542 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 1 Replies
- 562 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 1 Replies
- 376 Views
-
Last post by Mrs Musika man
-
- 5 Replies
- 765 Views
-
Last post by KING OF QUULE-
-
- 6 Replies
- 10503 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 2 Replies
- 10735 Views
-
Last post by Dhuunkaal
-
- 4 Replies
- 1058 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 10 Replies
- 9874 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 15 Replies
- 2014 Views
-
Last post by Chris Lauer