Allah haa u naxariisto
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Allah haa u naxariisto
Marxuum Faarax Warsame Jiifaa Oo Galabta Lagu Aasay Qabuuraha Dayacan Ee Magaalada Caabdudwaaq
Sep 11,2007
byCaabudwaaq-G/Guduud-GNN
Allaha unaxariistee waxaa galabta lagu aasay qabuuraha Dayacan Ee Magaalada
Caabudwaaq Faarax Warsame Jiifaa oo ku magac dheeraa "Faarax Jiifaa". Aaska marxuumka ayaa waxaa ka soo qayb galay dad aad ufara badan oo ka koobnaa qaybaha bulshada.
Marxuum Faarax Jiifaa ayaa ahaa Sarkaal ka tirsanaa Hey'adda Caafimaadka aduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan "WHO", xiliga la dilay marxuumka wuxuu ku guda jiray hawl shaqo oo ah talaalka cudurka dabaysha oo u qaabilsanaa WHO degmada Caabudwaaq.
Dilka sarkaalkaan ayaa ku salaysnaa aano qabiil, ragii dilka geystay ayaa baxsaday oo aan gacanta lagu dhigin, xaalada magaalada Caabudwaaq ayaa hada degan waloow markii dilku uu dhacay ay ka jirtay xaalad kacsan.
Gedonet, Caabudwaaq-GEDO-NN
----------------------------------------------------------------------------------------
Reer-wardheer of Wagerdhac killed him, he is reer-cabdile allahmagan of r/dalal, illaahay ha qaboojiyo meeshaas, but if other Marexaans don't interfere then I think they might fight because the guy was the HEAD OF REER-DALAL.

-
S-D-M
- SomaliNet Super

- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Allah haa u naxariisto
Lets kill more smart and educate people. Its fun
That is why Marexan degaans are behind 200 years compare to other degans.
Why the fock would you kill the the man who is treating your sick child.
Illahoow noo gargaar. I will never ever go to Marexan degan as long as we got peoples like this jahils

- Naaima
- SomaliNet Super

- Posts: 6053
- Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
- Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!
Re: Allah haa u naxariisto
Salam alaikum
ala yarxama rahimiin
!!
......
@ qaburaha dayacan!
ala yarxama rahimiin
......
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: Allah haa u naxariisto
Allah ha u naxaristo marxuumka amiin.
-
S-D-M
- SomaliNet Super

- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Allah haa u naxariisto
Tke killer must be killed in a public place so it would be warning for others.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Allah haa u naxariisto
Wagardhac killed Farax Warsame Jiifaa today, WHO head in Caabudwaaq and the unofficial kaaboqabiil of reer Dalal since the natural death of his brother Caaqil Warsame Jiifaa two years ago. Caaqil was the long time unofficial governor of caabudwaaq since the early 90's waana reer Allamagan Dalal ayagu
Reer Wardheere Wagardhac relative of Dhagacaleen killed him today, if you guys don't know Dhagacaleen was the biggest Caabudwaaq ganacsade who was killed by reer Dalal two years ago and started the deadly Reer Warfaa Dalal vs. reer Wardheere war that took a whole year to even bring the two sides to sit infront of each other
way isku qoryo qaateen baa la yiri, allaw sahal amuuraha when in the world did this sick form of retribution start??? what in the world buu marxuum Farax galabsaday for a death neither him nor his brothers committed?? waaba sick wallahi
in the xeraale thing, the son of the dir man killed ages ago did not go and seek revenge on reer Cali Tiir (Reer Cabdille siyaad) who killed his dad but made his way into the middle of balanbale and killed ganacsadahi ugu weynaa meesha cabdixukin...reer siyaad waa la yaqaan siday maryaha u tuureen, reer dalalne maanta shacuurtooda kama yaro hadaysan ka badnayn...what a great start to ramadan!

- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Allah haa u naxariisto
SDM, this sort of messed-up mentality is not new and it is still prevalant in most of Somalia, not only in Mudug, even the Carabs used to employ it. The only time this practice was put on hold was during the 70's and 80's when the government introduced security courts for these type of cases.
Anyways, Allaha u naxaristo Faarax Warsame Jiifaa.
SB, insha'Allah they will solve it before this escalates but they have to do it quickly and pass a judgement as soon possible.
Anyways, Allaha u naxaristo Faarax Warsame Jiifaa.
SB, insha'Allah they will solve it before this escalates but they have to do it quickly and pass a judgement as soon possible.
- Advocatar
- SomaliNet Super

- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Allah haa u naxariisto
Gulguduud and that area is fuking unsafe to the max........even my gandmother is comming back to the U.S cus of the mareeexaan lunatics roaming around so freely, reer-cabudwaaq needs to do something about this sh!t. That's why I always loved reer-gedo even though they had their episode in the 90's.
R.I.P Farax.
R.I.P Farax.
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super

- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Allah haa u naxariisto
^^
Advo, Gedo was always very peaceful until crazy Reer Mudug came through.
Allahu Naxaristo Marxumka.
Advo, Gedo was always very peaceful until crazy Reer Mudug came through.
Allahu Naxaristo Marxumka.
Re: Allah haa u naxariisto
I thought Abudwaq was in Galguduud, and not Mudug.
Re: Allah haa u naxariisto
I think the situation is getting worse by the minute, I heard both of the sides [reer-diini and wagerdhac] men went outside of the city and are gearing up for war. Illahayo kala qabbo dadkaa, we don't need another war, especially in ramadan.
The thing that sucks is that wagerdhac won't turn over their man, because a year ago when the reer-wardheer guy was killed the reer-dalal guy was not turned over, so now wagerdhac is saying it will be the same.
Man we know a wagerdhac war does not stop, so hopefully no war will start.
The thing that sucks is that wagerdhac won't turn over their man, because a year ago when the reer-wardheer guy was killed the reer-dalal guy was not turned over, so now wagerdhac is saying it will be the same.
Man we know a wagerdhac war does not stop, so hopefully no war will start.
- Advocatar
- SomaliNet Super

- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Allah haa u naxariisto
I hope to god, they dont kill my uncle and his kids.........them reer-dalal militia almost did few years ago.
-
Hidden_Treasure
- Posts: 248
- Joined: Tue Aug 22, 2006 10:18 am
- Location: Brag
- Contact:
Re: Allah haa u naxariisto
I wonder Why All These Ppl r Talking about Minor Things' Mana Loo Baahno waxaan oo Kale in Lasoo Post Gareeyo shit
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Allah haa u naxariisto
Things have calmed down. The governor Cabdirizaaq Xassan Cawl has been working day and night to stop a clash. The governor is Reer Allamagan Dalal (same juffo as Farax Jiifaa) with Wagardhac reer abti.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by watchman
-
- 0 Replies
- 382 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 460 Views
-
Last post by afisoone
-
- 30 Replies
- 3399 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 25 Replies
- 2031 Views
-
Last post by misterioso
-
- 0 Replies
- 1539 Views
-
Last post by afisoone
-
- 7 Replies
- 820 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 0 Replies
- 892 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 1 Replies
- 510 Views
-
Last post by AhmedBoqor
-
- 2 Replies
- 538 Views
-
Last post by COSTA