look at Dhuusamareeb today when Mareexaan is gone and few cayr live there
Dhuusamareeb.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Dhuusamareeb.
When Mareexaan lived in Dhuusamareeb it was one of the biggest cities in Somalia but today most Mareexaans moved to south and what was left made a home in Caabudwaaq. 10 years ago Caabudwaaq was tuulo and now it competes with Gaalkacyo!!
look at Dhuusamareeb today when Mareexaan is gone and few cayr live there
look at Dhuusamareeb today when Mareexaan is gone and few cayr live there
Last edited by DawladSade on Wed Sep 12, 2007 5:42 pm, edited 3 times in total.
- Advocatar
- SomaliNet Super

- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
Possibly the funniest and weirdest city name.........dhuusamareeb.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
magaalo dhuusso maxaad noga sheekayn
galguduudd
galguduudd
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
adeer linkiga hagaaji
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
Adan it's fixed.
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
thnx..look at the colour of the sand,. 
- zackabdul
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3313
- Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
- Location: The Canadian Artic
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
[quote="DawladSade"]Caabudwaaq was tuulo and now it competes with Gaalkacyo!![/quote]
Are you serious?

Are you serious?
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
No, he's joking, literally.
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
is it Duusamareeb or Cabudwaaq sxb
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super

- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
I had a sneaky feeling zackapul would find his way in this thread when Galkaciyo was mentioned. Wara zackapul maxaa isku dhacayo man? 
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
Zack, Caabudwaaq was a tuulo and too close to the Ethiopian border when the north/south highway was being built. If it was included even Majeerteens have told me Caabudwaaq would be bigger then Gaalkacyo 

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
Adan what?
Masaajidka Caabudwaaq oo Noqday Masaajidka ugu Weeyn Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.
Masjidul Raxmaa waxaa uu ku yaalaa Degmada Caabudwaaq waxaana uu Noqday Masaajidka ugu Weeyn ee ku yaala Gobolada dhexe ee Soomaaliya. waxaa uu ka kooban yahay Labo dabaq.
geedka Talaalka ee aad arkayso waa meeshii hore ee Biyaha loogu shubi jiray intaan Tuubadda la gelin Masjidka. waxaa markiiba ku tukan kara Masjidkan Caabudwaaq in ka badan shan kun oo qof.
Caabudwaaq ayaa waxaa lagu qiyaasa dadka ku nool hada illaa 150 kun oo qof. Waxaa kaloo lagu sheega Caabudwaaq in ay noqotay meelaha ay soo galaan daqliga ugu badan dalka marka laga reebo Lix magaalo oo kale oo waqooyi Galbeed ku jidho.
Dadka ugu badan Soomaalida ee ku nool G/Ohio ee Dalka Mareykanka ayaa waxaa ay ka kala yimaadeen Caabudwaaq iyo G/gedo, sidoo kale Dadka ugu badan Jaaliyadda Soomaalida G/ Leciester ee Dalka Boqortooyada Ingiriiska ayaa waxaa aykuna ka kala yimaadeen Caabudwaaq iyo Gedo. Taas ayaa la oron karaa waxaa ay keentay in ay magaalada Caabudwaaq noqoto meel ay ku nooshahay mushtamaca intaa le'eg.
Hadii aad dhex marto Caabudwaaq maanta waxaa lagu tilmaami karaa in ay tahay Caasumad aad u wayn oo u baahan oo kaliya in loo furo Garoon Dayuuradeed .
Sidoo kalle waxa magaalada ka socda dhismo Isbitaal gaaraya 900 oo sariirood, kaaso hada laga dhex qodayo Matoor Biyood oo isbitaalka u gaar ah.
Waxaa kaloo isna dhinaca kale laga dhisayaa Isbitaal kale oo isna 13 Qol ka kooban oo Ummulaha u gaar ah. waxaana hawshaas wada C/naasir Dhogor Cad oo ah Nin muhiimad weyn ugu fadhiya degaanka Caabudwaaq.
Waxaa kaloo ku soo qul qulaya Caabudwaaq waayadan dambe Jaaliyadaha dibada kuwaas oo marka ay Caabudwaaq arkaan ka marqaati kaca in ay Caabudwaaq noqotay Caasimad aan cidina ogayn in ay intaas le'egtahay, isla markaana aan cid aan aragi aynan qiyaasi karin isbadalka iyo horumarka ay sameysay Caabudwaaq.
Dhinaca abniga waxaa la'la fadhiyaa Sarifka Lacagaha jidadka geesihiisa, mana arkaysid hal gurri oo la jabsadey, taasna waxaa keenay baa la oron karaa Eebaha Waaxidkaa iyo dhaqaalaha oo si saa'id ah ugu soo qulqulaya Jaaliyadaha Dibada. Masaakiinta Tuugsada ayaa waxaad arkaysaa iyaga oo bac yar oo Madow inta buuxasadey mid kale gacanta kale ku haysta.
Sidoo kale dadka dhismaha ka dhisa Magaaladda Caabudwaaq ayaa ah kuwo xirfad heer sarre leh, kuwaas oo iyaguna ku hadla Lahjedda Bay iyo Bakool. Waxaa kaloo aad ku arkeysaa magaaladda Gaadiid farra badan oo leh Taarigadii Soomaaliland iyo Puntland oo dhex qulqulaya magaaladda Caabudwaaq. sidoo kale waxaad arkeysaa Baabuur Itoobiya Taarigadeedii leh oo Yaryar oo Calamadii Hay'addaha ka dul babanayo.
Magaalada Caabudwaaq waxaa saarna Cunaqabateyn xaga sumcada ah oo ay keeneen degaamadda deriska ah oo Hay'adaha kala dagaalama in ay yimaadan degaanka caabudwaaq iyo dadka u dhashay oo aan garan karin dagaalka siyaasadeed ee lagu hayo degaankooda.
Allwadan@Allwadani.com
Zeynudiin Caabudwaaq

- Somaliweyn
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3604
- Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
- Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
DS,
Google earth is the new judge between Somalis claiming everything. Pictures of a few building can not prove whether a town is a large city or not...Alot of qarxis has been done by Google earth already.
Also, a mosque is a fundamental building in every Somali town. It does not indicate urbanisation.
Look at this large mosque in Basra/Balcad. Although this mosque is the largest in Middle Shabelle, Basra is not larger than Jowhar or even Balcad. It's just a tuulo.
http://www.allceeldheer.com/newsid2666.htm
http://www.calayaale.com/Sawir%20Tuulad ... %20898.JPG
Is Basra a large city?..NO

Last edited by Somaliweyn on Wed Sep 12, 2007 5:16 pm, edited 1 time in total.
Re: Dhuusamareeb is a dead town!!
Dawladsade,
It looks ok,but you dont need to kill Dhuusamareeb to make Cabudwaaq high

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 12780 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 609 Views
-
Last post by -Cabsiiye--
-
- 2 Replies
- 777 Views
-
Last post by Advo
-
- 0 Replies
- 484 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 18 Replies
- 1357 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 15 Replies
- 1792 Views
-
Last post by Nubis
-
- 9 Replies
- 2046 Views
-
Last post by Muhammad bin Harti
-
- 6 Replies
- 799 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 15 Replies
- 1923 Views
-
Last post by paperino
-
- 1 Replies
- 643 Views
-
Last post by SOMACOON