Talhe Marehan & Biyomal Dir make deal in Jamame

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Talhe Marehan & Biyomal Dir make deal in Jamame

Post by Alta Vista [Bot2] »

Laba Beelood Oo Wada Dega Jubbada Hoose Oo Heshiis Dhaqan Iyo Mid Siyaasadeedba Gaaray
Sep 12,2007
byKismaayo-J/Hoose-GNN

Kulankan oo ka dhacay duleedka degmada Jamaame, Tuulada loo yaqaanno Koban ayaa waxaa labada dhinacba uga soo qayb galay ergooyin tiro badan, iyada oo ay gogosha kulankaanna lahaayeen beesha Biyamaal ayaa waxaa uu socday kulankaasi muddo dhowr cisho ah.

Kulankaas ayaa ujeeddooyinkii ugu waaweynaa ee looga hadlayay waxaa ka mid ahaa sidii labada beelood ee Sade iyo Biyomaal ay isaga kaasna lahaayeen dhinacyada siyaasadda iyo Dhaqanka, isla markaasna meel uga soo wada jeesan lahaayeen xaaladda cakiran ee dalka Soomaaliya iyo sidii guud ahaan la isaga saari lahaa dhibaatooyinka jira.

Afhayeenka Beesha Sade ee gobollada Jubbooyinka Xasan Dheere oo aan ka wareysannay arrimahaas ayaa sheegay in kulankoodaasi uu guul ku soo dhammaaday, isla markaasna marka ay bisha Ramadan dhammaato mar kale dib loo kulmi doono, iyada oo la caleemo saari doono nabaddoon guud oo mideeya labada beelood.

Xasan Dheere waxa uu ku nuuxnuuxsaday in labadan beelood ay taariikh soo jireen ah oo dhaqan leeyihiin, sidaas awgeedna ay tani qayb ka tahay boor ka jafidda taariikhdaas.

Kismaayo-GNN-Gedo News Desk
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Talhe Marehan & Biyomal Dir make deal in Jamame

Post by DawladSade »

It's Ramadaan, kaa gaabso waxaan
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Talhe Marehan & Biyomal Dir make deal in Jamame

Post by DawladSade »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”