Draft of the New Somali Oil Legislation

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Draft of the New Somali Oil Legislation

Post by Executive »

Shame on all the Puntlander who support TFG,


10% to Puntland and 11% to Ali Gheedi. Surprised Laughing Laughing

Laughing



GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA DFKMG OO LOO GUDBIYAY QORAAL KA DHAN AH SHARCIGA BETROOLKA...
Warkii 14-Sep-2007 iyo Qormadii: afnugaalnews
“yaa doonaya dambiile Qaran ah, ma xubnaha baarlamaankaa oo ansixin doona sharcigan” Qaar ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka DFKMG oo ka biyo diidsan sharciga shidaalka ee horyaala baarlamaanka ayaa qoraal ka kooban 2-bog oo ka dhan ah sharciga batroolka oo imanka hor yaala baarlamaanka muran badana uu ka taagan yahay ansixintiisa ayna ku kala qeybsan yihiin ansixinta sharcigaan Batroolka Madaxweynaha DFKMG iyo Ra’isul wasaarahiisa ayaa u qornaa sidan:-

“Gudoomiye waxaan kula socodsiinaynaa in sharciga maareynta shidaalka in la helo waa muhiim, markii uusan ku xirnayn dano gaar ah, way haboon tahay in la gudbiyo balse waxaan qabnaa horta in la soo bandhigo heshiisyada qarsoon ee aan la socon sharcigan, loona soo bandhigin miiska Ummadda Soomaaliyeed oo ay ku dhaqmaan Axdiga Federalka.

Hadaba Gudoomiye Su’ashu waxay tahay sidee loo aqbali karaa xeer ay dajiyeen kuwa leh shirkadaha iyaga isa siiyay saamiga ugu badan.

KUWAIT ENERGY & MEDCO 49% Shirkada hay’ada betroolka 30% + 10% Dowlad goboleedka Puntland oo isku darkooda yahay 89% xagee arintu iska qaban la dahay, mise waa duudsiin aan gabaad lahayn waxaa dhici karta in is weydiisid balse aad ka gaabsato inay maqan tahay 11% taasina waa (Administration Fee) ama khidmad ay wada leeyhiin mas’uuliyiinta dowlada Federalka KMG iyo la taliyaashooda akaabiirta ah oo qorshahan iyo fekirkan iyaga soo dejiyeen.

Waxaa xusid mudan in sharcigaasi uusan ahayn rasmi balse uu yahay DRAFT taasoo micnaheedu yahay in wax lagu kordhin karo lagana dhimi karo qodobada Sharciga Shidaalka, heshiiska qarsoon ee meesha ku jira ayaa waxaa uu yahay in marka la dhiso Somali Petroleum Authority oo marka la soo gaabiyo magaceedu yahay (SPA) ay iyadu ahaan doonto mid ka madaxbanaan wasaarada tamarta iyo betroolka waxayna qabsan doontaa waxyaabaha soo socda:-

Cabirka Dhulka, Qeybinta dhulka iyo Block-yada, bixinta qandaraasyada, qiimeynta shidaalka, suuq gaynta betroolka iyo la xisaabtanka shirkadaha oo dhan.

Waxaan halkaas ka garan karnaa waajibaadka wasaarada tamarta iyo betroolka in laga wareejiyay mas’uuliyadii barista shidaalka.

Dhinaca kale maamulka Puntland ayaa si caro leh ugu hadashay sharciga betroolka ee la horgeeyay baarlamaanka waxaana Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Mudane Cadde Muuse uu sheegay in sharcigaasi ay ka soo hor jeedaan maadaama aan lagala tashan jiritaankooda ka soo horjeeda kheyraadkeena inaga ayaa xag u leh dalkuna waa Federal.

Hadaba yaa doonaya dambiile Qaran ah, ma xubnaha baarlamaankaa oo ansixin doona sharcigan, mise kuwa u qaraab doontay shirkadaha shisheeye?”ayaa lagu yiri qoraalkan oo nuqul ka mid ahi aan helay maalintii Khamiista.

Hase ahaatee qoraalkan waxaa si weyn uga dhex muuqda waxyaabo badan oo xubnaha baarlamaanka u qarsoon oo ay mustaqbalka Xukuumada Prof. Geedi ay la damacsan yihiin

Dhinaca kale warar aan la xaqiijin waxay sheegayaan in kulankii Baarlamaanka ee lagu wadey inuu dhaco 15/09/007 uu u baaqdey sababo lagu sheegey mar hadii aysan xubnaha Baarlamaanka helin gunadoodii in ay ka soo horjeesteen inay soo xaadiraan kulanka, inkastoo laga yaabo in sababo kale uu u baaqan karo.


afnugaalnews

info@afnugaal.com
User avatar
Metal
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 553
Joined: Tue Sep 11, 2007 6:47 pm
Location: Xaafada Kacaanka

Re: Draft of the New Somali Oil Legislation

Post by Metal »

Very few Somalis in general support the backwards government. The wadaads, intellectuals, and merchants of Northeast Somalia are the most fervently anti-TFG group in the entire country, and obviously for better reasons than clan affiliation. Its just a matter of time before the locals let their voices be heard.
cabdallah252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3226
Joined: Fri Apr 27, 2007 9:25 pm
Location: Greater Majeerteeniya

Re: Draft of the New Somali Oil Legislation

Post by cabdallah252 »

I agree with Metal

for example

99% of the businessmen and wadaado in bosaaso are anti-TFG

nobody supports the tfg

only the money making corrupt opportunist fcks and their close family
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Draft of the New Somali Oil Legislation

Post by Ina Baxar »

What a shame.
User avatar
Somali2003
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Sun Oct 26, 2003 7:00 pm
Location: GaadhHaye, Royal Army of Sultan M.
Contact:

Re: Draft of the New Somali Oil Legislation

Post by Somali2003 »

Let us not oppose every government that Somalia have. Where are we heading afterwards?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”