ETHIOPIA WANTS TO INVADE DHULBAHANTA LAND

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

ETHIOPIA WANTS TO INVADE DHULBAHANTA LAND

Post by Hiiraan boy »

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: ETHIOPIA WANTS TO INVADE DHULBAHANTA LAND

Post by Executive »

Did u listen to that lady? Laughing I hate somalida ka tirsan Dowlada Ethiopia, Wa dad cajiib ah

Here are there accusations


____________

Dawladda Itoobiya:- Dhulbahantoow Haddii Aydaan Burburin Dawladaha Inamadiinu Ka Dhisteen Buuhoodle Iyo Laascaanood , Waxaa Imaan Dooonta In Cirka Iyo Dhulka La Idinka Weeraro


Sep 13, 2007 By:
Buuhoodle;-Kulan aad xaasaasi u ahaa ayaa saaka waxa uu dhexmaray Isimada Deegaanka Buuhoodle & wefti ka socda dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya oo ay horkacayaan Xubno ka tirsan Golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka & Xildhibaano.


Waxaana kulankaasi lagaga hadlay Qodobo ay ka mid yihiin:
(1) Ilaalinta Xuduuda SSC & Itoobiya,
(2) Ciidamo beeleedyo laga doonayo dhulbahante oo ka hawlgeli doona Degmooyinka dannood, Bookh & Gaashaamo
(3) iyo sida loo joojinayo Hubka koontarabaanka ah ee soo dhexmara SSC lana geeyo itoobiya & Muqdisho. Laughing

Kulankani intii uu socday waxa ay dhinaca etoobiyaanku sheegeen arimo badan oo ay ku sheegeen inay amaanka wax u dhimi karaan oo laga sheegayo gobolada SSC, waxana ay si weyn uga hadleen arimo ay ka mid ahaayeen.

1-.In itoobiya ay qabatay gaadhi xamuul ah oo soo dhexmaray gobolada SSC kaasoo siday shixnad miinada Budada ah Laughing

2-.In itoobiya ay ogtahay in Reer buuhoodle & laascaanood ay soo dhoweeyeen Sheih Xasan Daahir Aweys markii uu ku jiray safarkiisii Dhuumaalaysiga ahaa ee Min Kismaanyo ilaa Asmara, uuna ka qayb galay furitaankii xafladii masjid jaamaca ceegaag muddo ka hor. Laughing

3-.In dadweynaha SSC ee ku jira Xuduuda itoobiya ay la daaheen hawlgelinta Ciidamo beeleedyadii ay isimada qaarkood soo ballanqaadeen intii ay ka qayb gelayeen kulankii wardheer ee Bishii June ee sanadkan, Ciidamadaas oo ka amar qaadan doona dawladda itoobiya, waajibaadkooduna uu noqon doono, ilaalinta iyo koontaroolka xuduuda SSC & ethopia, iyo weliba sidii ay ula socon lahaayeen dhaqdhaqaaqa kooxaha ay itoobiyaanku ugu yeedhaan dadka tilmaaman ee ka dagaalama bariga itoobiya.((haddii aan arimahaasi la fulin oo aan la burburin dawladaha ay inamadiinu ka dhex samaysteen Buuhoodle & laascaanood waxaa iman doonta oo aan idiin cadaynaynaa in Cirka & dhulkaba la idinka weerari doono, oo cadowga laga baadhayo Muqdisho & baydhabo laga helo dhexdiina)) sidaasi waxaa yidhi weftiga itoobiyaanka oo saaka la kulmay isimada deegaanka.

Xigasho Buuhoodlemedia.com
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: ETHIOPIA WANTS TO INVADE DHULBAHANTA LAND

Post by Hiiraan boy »

exectuve if ethiopia attack dhulbahanta walle dhulbahanta gonna become extinct

1 qabiil can never defeat whole somalia

qabiil qaran ma noqonkaro
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: ETHIOPIA WANTS TO INVADE DHULBAHANTA LAND

Post by The_Emperior5 »

dhulbahante is 1000 ppl maxa la ga diilay Laughing Laughing
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: ETHIOPIA WANTS TO INVADE DHULBAHANTA LAND

Post by BABYGIRL123 »

Why Do These Disgusting Somalians Think They Are Ethiopians. ufffff:? Confused Confused Confused
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”