Page 1 of 1

Many traitors captured in heavy fighting tonight near Bakara

Posted: Sat Sep 15, 2007 8:58 pm
by adanboy
The Tigrey humanshield is beeing hunted down and will be eliminated Cool

Dagaal xoogan oo ka dhacay caawa saqdii dhexe wadada Aadan Cadde.,

Click here to find this article in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 16, Sept. 07 ( Sh.M.Network)- Dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa caawa ka bilowday wadada Aadan Cadde ee suuqa Bakaaraha.

Dagaalkaan oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa bilowday abaaro caawa 11:30, waxaana uu u dhaxeeyaa ciidamada dowladda ee fariisianka ku leh wadada aadan Cadde iyo kooxo hubeysan oo halkaasi ku soo weeraray.

Lama oga wali qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaan oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

http://news.yahoo.com/photos/ss/events/ ... TiyZ2aK8MA

Qaraxyo dhowr ah ayaa la maqlay iska horimaadka ka hor kuwaasi oo u muuqday in loo adeegsaday baasuukayaal.

Re: Many traitors captured in heavy fighting tonight near Bakara

Posted: Sat Sep 15, 2007 11:22 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Takbiir!!!! Allahu Akbar Ilahay sidaas iyo si ka xoogan ha ugu sii wado walaalaheen gumeysiga la dagaalamaya!!!!!

Lol BTW;

Mashallah u have taken my avatar Laughing