BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
Ciidamada maamulka Puntland iyo somalialand oo dagaal ku dhex maray gudaha magaalada Laascaanood.
Warkii 16-Sep-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa uu dagaal uu ku dhex maray gudaha magaalada laascaanood ciidamada maamulka Somalialand ee ku sugnaa agaasi waqdari iyo ciidamada maamulka Puntland ee ku sugnaa kantoroolka koonfureed ee magaalada Laascaanood.
Dagaalkan ayaa waxa uu bilaabmay abaaro 2:00 duhurnimo xilli ay inta badan dad ka magaalada laascaanood ay ku jireen nasniino waxaana mar kaliya ay dhamaanba shacabku ay ku kaceen dhawaaqa rasaasta iyo daryanka madhaafiicda la iswaydaarsanayay.
Dagaalkan ayaa waxa uu socday muddo saacad iyo badh ah waxaana uu dagaalku dhexmaray ilaalida ninka madaxda ka ah ciidamada Somaliland ee ku sugan aaga waqdari ee koonfurta magaalada Laascaanood Maxamed waranle iyo ciidamada Puntland.
Ciidamada maamulka Puntland ayaa weerar ku qaaday ilaalada taliyaha ciidamada Somaliland oo kusii jihaysan dhinaca ciidankooda oo degan duleedka magaalada Laascaanood kana sii baxaya magaalada Laascaanood.
Taliyaha ayaa waxa uu magaalada soo gaadhay subaxnimadii saaka oo loogu yeedhay shir balaadhan oo looga arinsanayay qaabka ugu haboon ee ciidamadan somalialand ay si nabad galya ah ugu noqon lahaayeen fadhiisinkoodii hore ee Degmada Kalabaydh waxaana uu maanta marka uu dagaalku qabsaday uu kasii baxayay magaalada kadib markii uu shirkaasi ka qayb galay.
Hadaba dagaalka ayaa waxaa ku dhintay hal qof oo dhinaca ilaalida Taliyaha Somaliland iyadoo ilaa iyo hadana aan la ogayn khasaaraha dhabta ah ee soo gaadhay dhinaca Puntland oo kasoo kicitimay goobihii ay kugnaayeen una gudbay dhanaca Jiidaha Adhicadeeye kadib dagaalkii markii uu dhamaaday oo si xawli ah uga baxeen goobihii ay fadhiyeen.
Isku soo wada duuboo dagaalan khasaaraha keenay ee maanta ka dhacay koonfurta magaalada Laascaanood ayaa waxa uu yahay mid ay dadku si wayn uga walaacsan yihiin inuu isu badalo dagaal ka khasaare badan kii maanta oo ay soo galaan ciidamada somalialand magaalada ee hadda ku sugan meel magaalada u muuqata iyadoo dhinaca kalena ay ciidamadii Puntland ay soo baneeyeen fadhiisimadii ay ku lahaayeen aagagii uu dagaalku ka qaraxay.
Afnugaal News Desk

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15780
- Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
- Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
The KIDS are CAT-FIGHTING!!!!!!! Where is the 'FATHER'. Melez????
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
[quote="Daanyeer"]The KIDS are CAT-FIGHTING!!!!!!! Where is the 'FATHER'. Melez????[/quote]
only one call from adis abab and diz war will stop where malez 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
fighting during Ramadhan

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
Melez zanawi doesent know what to do
he is fighiting habargedir in xammer
he is heading to jubbad ahoose to fight xassan turki aka xassan xabashi.
He is fightin the onlf in the somali galbeed region
And Eritrea aint helping to cous they are suporting the courts the onlf olf maxakiim
he is fighiting habargedir in xammer
he is heading to jubbad ahoose to fight xassan turki aka xassan xabashi.
He is fightin the onlf in the somali galbeed region
And Eritrea aint helping to cous they are suporting the courts the onlf olf maxakiim

Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
You call this WAR?
Iskaa Horimaad Dhex Maray Ciidamada Puntland Iyo Dhalinyaro Baryahan Ku Sugnayd Togga Waqdari Oo Hal Nin Ku Dhintey.
Sep 16, 2007 By:Jidbaale.com
Laascaanood(Jidbaale.com);-Iska horimaad modo yar socaday dhex maray Ciidamada Puntland iyo Soomaliland oo baryahan lagu ururinayey Togga Waqdari ee degmada Laascaanood ayaa waxaa ku dhintey haal ruux ruun mid kalena waxaa ka soo gaadhay dhawac.
Dagaalkan ayaa dhacay kadib markii ciidaamo ka tirsan kuwaa Soomaliland taabacsan ee ku sugan Togga Waqdari ay soo galeen gudahaa magaalada,kadib maarkii Taliyaha Ciidaankaasi oo lagu magacaabo Max'ed Waranle aay u yeedheen cuqaasha beeshiisu.
Taliyaha ayaa waxa uu magaalada soo gaadhay subaxnimadii saaka si uu ugaa qayb gaalo shir balaadhan oo looga arinsanayay qaabka ugu haboon ee ciidamadan somalialand ay si nabad galya ah ugu noqon lahaayeen fadhiisinkoodii hore ee Degmada Kalabaydh waxaana uu maanta marka uu dagaalku qabsaday uu kasii baxayay magaalada kadib markii uu shirkaasi ka qayb galay.
Ninka dhintey oo lagu magaacaabi jiray Faarax Galoose ayaa ka tisanaa ilaaliada Maxa'ed Waraaanle,waxaana la sheegayaa in isku horimaadkaas uu sidoo kale ku dhaawac may askari ka tirsan Ciidanka Puntlland,walow aanu warkaasi ahayn mid cad.
Jidbaale.com

Iskaa Horimaad Dhex Maray Ciidamada Puntland Iyo Dhalinyaro Baryahan Ku Sugnayd Togga Waqdari Oo Hal Nin Ku Dhintey.
Sep 16, 2007 By:Jidbaale.com
Laascaanood(Jidbaale.com);-Iska horimaad modo yar socaday dhex maray Ciidamada Puntland iyo Soomaliland oo baryahan lagu ururinayey Togga Waqdari ee degmada Laascaanood ayaa waxaa ku dhintey haal ruux ruun mid kalena waxaa ka soo gaadhay dhawac.
Dagaalkan ayaa dhacay kadib markii ciidaamo ka tirsan kuwaa Soomaliland taabacsan ee ku sugan Togga Waqdari ay soo galeen gudahaa magaalada,kadib maarkii Taliyaha Ciidaankaasi oo lagu magacaabo Max'ed Waranle aay u yeedheen cuqaasha beeshiisu.
Taliyaha ayaa waxa uu magaalada soo gaadhay subaxnimadii saaka si uu ugaa qayb gaalo shir balaadhan oo looga arinsanayay qaabka ugu haboon ee ciidamadan somalialand ay si nabad galya ah ugu noqon lahaayeen fadhiisinkoodii hore ee Degmada Kalabaydh waxaana uu maanta marka uu dagaalku qabsaday uu kasii baxayay magaalada kadib markii uu shirkaasi ka qayb galay.
Ninka dhintey oo lagu magaacaabi jiray Faarax Galoose ayaa ka tisanaa ilaaliada Maxa'ed Waraaanle,waxaana la sheegayaa in isku horimaadkaas uu sidoo kale ku dhaawac may askari ka tirsan Ciidanka Puntlland,walow aanu warkaasi ahayn mid cad.
Jidbaale.com
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
thats jiidbaalle
but what about afnugaal yaa iska leh soo darood uun maha

but what about afnugaal yaa iska leh soo darood uun maha

Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
They both wrote pretty much the same thing
Somaliland got kicked out

Somaliland got kicked out
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
[quote="Executive"]They both wrote pretty much the same thing
Somaliland got kicked out[/quote]
maalin ba maaliin wala soo durrkaya soon u wil hear ciidamada somaliland uu agaagaarka talleex marrayaa
we started this from caynabo

- Merka*Cadeey
- Posts: 61
- Joined: Fri Aug 17, 2007 1:53 pm
- Location: West Lndn
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
GOOOO MEJEERTENIYAAA
BUT WHY R THEY FIGHTING DURING RAMADAN
BUT WHY R THEY FIGHTING DURING RAMADAN
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1996
- Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
- Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
I bet the munafiqeen started the war because munafiqeen doesnt really care about islam weither it is ramadan or not.
What slanders did is selfdefence.Its allowed in islam to defend yourself.

- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
killin dhulos is always good 

- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
May Allah destroy the culprits
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
[quote="Phd in naago kudis"]killin dhulos is always good
[/quote]
a good darood is a dead darood

a good darood is a dead darood

- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
Re: BREAKINGNEWS WAR INSIDE LASCANOOD SOMALILAND / MEJEERTENIYA
warye emp your saying that against your own muslim soomaali brother?
Weliba adigoo sooman???!
Ilahay ha hadeyo
Weliba adigoo sooman???!
Ilahay ha hadeyo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 342 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 15 Replies
- 844 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 4 Replies
- 733 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 91 Replies
- 4860 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 230 Views
-
Last post by wadaniweyn1