Page 1 of 2

GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 10:41 am
by fagash_killer
General Cali Samatar oo uu Col. C/Lahi Yusuf u magacaabay safiirka Somaliya u fadhiyi doona dalka Talyaaniga loona gudbiyay digreetadii magacaabidda

--------------------------------------------------------------------------------



Madaxdii Dawladdi Qawlaysatada ahayd oo maanta reer Somaliland lagu dhafoor taabanayo()
hadhwanaag 2007-09-15 (Hadhwanaagnews) Roma (HWN) - Wasiirka arrimaha dibedda xukuumada Embagathi Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ka qeyb galayey shir kooxaha xiriirka Soomaalida ugu soo geba-geboobay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa sheegay in dowladda federaalka ay u magacowday Maxéd Cali Samatar oo ahaa madaxweyne ku-xigeenkii ugu danbeeyey dowladdii Maxéd Siyaad Barre in dowladdu u magacowday safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga.

Wuxuuna sheegay Ceelaabe in la gaarsiiyey Cali Samatar wareegtada lagu magacaabay, ayna ka war sugayaan in dhowaan uu soo gaaro magaalada Roma. iyadoo dhinaca Cali Samatar aysan wax jawaab ah ka soo bixin.

Cali Samatar ayaa ahaa sarkaalki ugu sareeyey ciidamadii xoogga dalka Soomaaliya xilligii ay dalka ka jirtay dowladii Kacaanka, wuxuuna sanadihii u danbeeyey ku sugnaa dalka Mareykanka.

Cali Samatar oo ay ku socoto dacwad ku saabsan xasuuqii uu Somaliland ka geystay isagoo hore u qirtay inuu amray burburinta magaalooyinka Burco, Hargeysa iyo dadkii lagu gawracay Berbera sannadihii 1988 - 19990 kii.

Warkan oo maanta warbaahintu faafisay ayaa la filaya inuu maalmaha soo socda soo shaacbaxo.

Arrintan magacaabidda Jeneral Cali Samatar ayaa waxay god dheer ku sii tuuraysaa degenaanshaha Geeska Afrika. Waxana cad in Col. Cabdillahi Yusuf uu dhafoor taabasho iyo daandaansi la damacsanyahay shacbiga Somaliland oo weli ka soo kabanaya dhaawacyadii uu Cali Samatar ka qaybgaatay.

Wararkan waxa laga soo xigtay saxaafadda Muqdishu.

HadhwanaagNews
Roma, Italy

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 10:48 am
by The_Emperior5
Nothing new

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 10:59 am
by fagash_killer
what if c/yusuf makes him the general of the somali forces and he is beeing send to sool to recapture his degaans ore to bomb burco Laughing

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 11:29 am
by The_Emperior5
sxb we are a nation now diffrrence today back then they used to rule burco hargesa berbera and ceerigabo now and days we are a nation Very Happy

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 2:07 pm
by Luq_Ganane
Ali Samatr is a friend of my family, and lives in my area. I see him regularly. A very dignified man, and I'm AY finally got someone with a maskax oo wax qaban karo.

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:15 pm
by The_Emperior5
war kaa diiintisa baanu wasna niyo

mass murderer

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:24 pm
by malakul mawt
ali samatar is true somali patriotic,dignified and honest never done harm nobody,i dono why u ignorin ur attrocities against ur neighbours.duriyada when u gonna stop cryin .........he shoudn't only be ambassador but he should come back to the defence minister or something like that........

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:25 pm
by The_Emperior5
we would see waxa ku dhaca midgaankaas Laughing Laughing

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:30 pm
by malakul mawt
emperior........hadii aad wax is lahaysid orod aad wadankii meeshan haka cabaadine.anywayz afur wacan hadii aad soomantihay in kastoo i doubt in laga soomo meesha aad ka timaadeen, acuudi bilaah

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:31 pm
by Metal
Who is this Cali Samatar guy?

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:33 pm
by The_Emperior5
[quote="malakul mawt"]emperior........hadii aad wax is lahaysid orod aad wadankii meeshan haka cabaadine.anywayz afur wacan hadii aad soomantihay in kastoo i doubt in laga soomo meesha aad ka timaadeen, acuudi bilaah[/quote]


war anigu sadex sacadood ka hor baan afuurray

wadankii many times baan taggay sxb christmanska inshallah na hadana waan tagayaa..

waleh wadankayga midgaan iyo jebertii nabad kuma nolaan karraan Laughing

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:34 pm
by The_Emperior5
[quote="Metal"]Who is this Cali Samatar guy?[/quote]


he is some midgaan boi that lives in america mineapelos i think, he commited crimes agains the ppl of somaliland in the 80

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:38 pm
by Ina Baxar
Thank you CY for giving us one more reason to stay away from you and the governement you represent . Laughing

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:40 pm
by The_Emperior5
[quote="Ina Baxar"]Thank you CY for giving us one more reason to stay away from you and the governement you represent . Laughing[/quote]


somaha Laughing Laughing

warqadaha ka uu qoorra yusuf na Political advisor wa moorgaan soo ma oogiid

Re: GENERAL CALI SAMATAR OO UU C/LAHI YUSUF U MAGACAABAY SAFIIRK

Posted: Sun Sep 16, 2007 3:42 pm
by COSTA
Cabdulaahi Yusuf Rageeda up

Midgaan is Somalias Italy ambassador