Page 1 of 2
WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:12 pm
by Hiiraan boy
koontaroolkii koonfurta magaalada laascaanood waxaa haatan ka arimiya maleeshiyaadka taabacsan maamulka somaliland .
meeshan ka akhri
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=8063
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:13 pm
by XidigtaJSL
God bless the JSL mighty army
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:14 pm
by BABYGIRL123
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:15 pm
by Hiiraan boy
i feel sorry for dhulbahanta
they alone in this
other darods not gonna help them and ishaak somaliland fuks them like a cheap hooker
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:18 pm
by BABYGIRL123
Hiiraanboy Worry About Muqdisho And Beledweyne Xabashida Iyo Puntland Forces That occupy you And Kill Rape Your People @ Will.
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:20 pm
by Somaliweyn Commando
i feel sick

Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:22 pm
by King-of-Awdal
Now why would some peope be parading around about a somali killing another somali off all times during ramadan.

Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:24 pm
by Ina Baxar
Hiraanboy , again you don't understand shyte !!
It's the dhulbahante supporting SL that claim what's theirs, they're just fed up with Puntland that's all . There's no glory for any other tribal entity to be taken here, it's strictly a dhulbahante business.
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:29 pm
by Hiiraan boy
inabaxar now its dhulbahanta laakin tomorrow its gonna be whole somaliland army
gurmad somaliland army aa baxay burco iy ohargeisa
hegaanka ugu sareeysa ba la galiyay
Puntland iyo Somalinad oo ciidankooda heegan galiyay
17 Sep 17, 2007 - 1:08:52 PM
Wararka ka imaanaya magaalada Laas Caanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in deegaanka Ari Cadeeye laga maqlayey madaafiic xoogan oo la sheegay iney is dhaafsanayeen ciidamada difaaca xadka kala qeybiya labada maamul ee Puntland iyo Somaliland.
Ma jiraan warar faah faahsan oo laga helayo goobta ay isku horfadhiyaan ciidamada labada maamul balse waxaa la sheegay in ciidamada Somaliland ay ku soo xadgudben halka kala barta labada maamul kaasoo keenay in rasaas iyo madaafiic la isku weydaarsado deegaanka Ari Caddeeye ee degmada Laas Caanood ee gobolka Sool.
Maamulada labada dhinac ayaa lagu waramayaa in ay wadaan abaabul iyo heegan in la geliyo ciidamadoda sida Togdher, Sool iyo Sanaag Bari isla markana ay jiran gurmadyo ciidan iyo hub la geynayo xuduudaha labada maamul.
Lama oga sababta xiligan oo lagu jiro bisha Ramadan ku soo begtay in ay dagalamaan ciidamada labada maamul oo iminka ay kala heystaan khilaafyo gudaha ah.
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:31 pm
by BABYGIRL123
Forget About The Dhulbahante Militias They Can Be Persuaded By Odayasha But If It Comes To Isaaq Vs DHulbahante There Will Be A Blood Bath.
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:32 pm
by The_Emperior5
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Magaalada Laascaanood
(Laascaanood}17.9-7
Kadib markii subaxnimadii saaka ay hubka noocyadiisa kala duwan isku weydaarsadeen duleedka magaalada laascaanood ciidamada maamulka somaliland iyo kuwa puntland ayaa xaalada guud ah tahay haatan mid kacsan........................................
wali si rasmi ah looma shaacin qasaaraha dhabta ah ee uu dhaliyay dagaalkii saaka hiirtii waaberi ka dhexqarxay labada ciidan ee puntland iyo somaliland balse waxaa la xaqiijiyay inay ku baabe'een xoolo aad u farabadan oo adhi u badan waxayna bara kiciyeen boqolaal dad reer guuraa ah .
Tirada ciidamda puntland ee jooga aaga ay fadhiyaan ciidamda somaliland oo ah duleedka magaalada ayaa ah kuwo aad u yar marka loo eego ciidanka somaliland oo siweyn isu soo gaashaan buuraystay .
Deegaanka abeesaley oo ah aaga ay fadhiyaan ciidanka Puntland ayaa waxaa haatan ku gadaaman ciidamo aad u farabadan oo ku gaashaaman gawaadhida dagaalka ee tiknikada iyo waliba ciidamo aad u farabadan oo taniyo shalay laga soo daabulayay talisyada guud ee ciidamda somaliland.
Marka laga soo tago dhanka abeesaley oo ay siweyn ugu soo siqayaan ciidanka somaliland waxaa jirta goobo kale oo abaabul ciidan ay kawadaan somaliland.
Toga waqdari ilaa dooxa weyn ee geedo qarsay ee gudaha magaalada laascaanood waxaa haatan gacanta ku haya ciidamo taabacsan maamulka somaliland.
koontaroolkii koonfurta magaalada laascaanood waxaa haatan ka arimiya maleeshiyaadka taabacsan maamulka somaliland .
intooda badan ciidamadii puntland ee joogay magaalada waxay isugu soo urureen gudaha magalaada warar aanu goor dhoweyd ka helnay talisyada melatari ee puntland-na waxay sheegayaan in ciidamo gurmad ah ay sugayaan kadibna ay hawlgal ka bilaabayaan magaalada.
warkii uu dhan
but i belive bisha barakaysan eeh ramadaanta ilanuu dagaal dhicin
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:33 pm
by Ina Baxar

, okay baybygirl , let's hope the odayaasha can persuade both sides.
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:34 pm
by The_Emperior5
[quote="BABYGIRL123"]Forget About The Dhulbahante Militias They Can Be Persuaded By Odayasha But If It Comes To Isaaq Vs DHulbahante There Will Be A Blood Bath.[/quote]
nayaa halkeed adigu isaaq ku aragtay
labbo jilib uu habaryoonis iyo habarjeclo baad is aragteen
waligaa ciidangalle daqaad kamaad arag
muse cabdale daqaad ka maad arag hy
isxaaq carr hy daqaad ka maad arag
sacadmuse uu dhan uu hargeysa ila jabuutii dagga waligaa maad arag
ciise muse waliga maad arag
Arab From baligudbudle waliga maad arag
markaa beesh isxaaq weyne afka hala soo galliin
Its like ina baxar told u dhulbahante who are beging somaliland troops for help

Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:39 pm
by BABYGIRL123
Re: WIDHWIDH SAIS SOMALILAND TAKES SOUTH LAASCANOOD
Posted: Mon Sep 17, 2007 3:40 pm
by The_Emperior5
Dhulbahante should not be talking
caynabo tii ay habarjeclo ku dhigtay maad ilawday , maanta na waxa la maraya lascanood
what about next year talleex
