Page 1 of 1
The situation for people in Somalia is worse than ever befor
Posted: Mon Sep 17, 2007 5:25 pm
by adanboy
the weak economy seems to collapse soon,famine and deceace is threatening our people,TFG and Tigrey occupying forces deliberitly blocking aid and other reliefs. : May Allah save our people,we just have to continue the struggle,no other options.....US/Ethiopia and their product TFG has planned misery and destruction for our people,.But Allah is indeed the best Planner..
Re: The situation for people in Somalia is worse than any time b
Posted: Mon Sep 17, 2007 5:32 pm
by DawladSade
Dad aad u fara badan oo Muqdisho ka cararaya
Click here to find this article in English
Shabelle airs news in English
Mogadishu 17, Sept. 07 ( Sh.M.Network)-Dad aad u fara badan ayaa waxa ay buux dhaafiyeen boosteejooyinka gaadiidka laga raaco ee aada gobolada dalka Somalia, dadkan oo ka cararaya dhibaatooyinka ka jira magaalada Muqdisho.
Dadkan ayaa waxa meelaha ay inta badan aadaan waxa ka mid ah gobolada waqooyi bari iyo gobolada dhexe ee Somalia, waxaana dadkan ay isugu jiraan kuwo da’ ah iyo dhalin yaro.
C/raxmaan Max’ed Cali oo ka m id ah dadka rara gawaarida aadda goboladaasi ayaa Shabelle u sheegey in 48 kii saac ee laga soo gudbey ay boosteejooyinkooda ka baxeen dad gaaraya 400 oo ruux oo badankood ka baxsanaya rabshadaha sii kordhaya ee Muqdisho ka jira.
C/raxmaan ayaa shaaca ka qaadey in dadkan badi ay doonayaan in ay ka tahriibaan deegaanada Puntland si ay u gaaraan waddanka Yemen.
Arrimahan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli dhawaan war bixin QM ay soo saartey lagu sheegay in dad aad u fara badan oo Somalia ah ay ku dhinteen xeebaha Yemen, kuwaas oo badankood ka cararay dhibaatada Muqdisho ka taagan.
Click here to find this article in English
Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka
Shabelle Media Network Somalia
Re: The situation for people in Somalia is worse than ever befor
Posted: Mon Sep 17, 2007 5:34 pm
by adanboy
Tahriibayaal u badan dhalin yaro oo kasoo cararay dhibaatooyinka maalin waliba ay ku hayaan Ciidanka Dowladda KMG ah Soomaaliya iyo Cidanka Itoobiyaanka oo ku sugan Magaalada Muqdisho oo maan dib loogu soo celiyay Magaalada Hargeysa
Tahriibayaal Soomaali ah oo u badan dhalin yaro ayaa Maanta dib loogu soo celiyay Magaalda Hargeesa kuwaasi oo laga keenay Dalka itoobiya iyagoo doonayay in ay ka talaabaan xaduuda Dalka Sudan Iyo itoobiya
Tahriibayaashaas oo gaarayay ku dhawaad 34 Tahriibayaal ah oo u badan dhalinyaro Iyo Caruur Iyo haween oo Naftoda kala cararay Magaalada Muqdisho Dhibka Joogtada ah ay ku hayaan ciidanka Dowladda KMG ah Soomaaliya iyo Ciidanka Itoobiyaanka ah oo Xoog ku qabsaday Dalka Soomaaliya oo Maalin waliba Jil dil u geesta dhalin yarada Soomaaliyeed oo ku sugan Xaafadaha ay kawadan baarista joogtada ah
Tahriibayaashaas ayaa waxaa laga soo qabtay Xadka Isku xira Itoobiya Iyo Sudan Kuwaasi oo doonayay in ay Dakla Sudan ku Galaan si dhuumaalaysi ah ayaa waxaa qabtay ciidanka Xuduuda Ka ah dalka Itoobiya kadibna Dib ugu soo celiyay Magaala Madaxda Dalka itoobiy ee adis ababa , baaris kadib ayaa waxaa La Ogaaday Dhalinyaradaas in ay ka Imaadeen Magaalada Muqdisho dibna loogu soo Celiyay Magaalada Hargeysa
Dhalinyaradaan ayaa ah kuwa inta badan kasoo cararay xasilooni darada ka jirta Magaalada Muqdisho iyo Qafaalashada Maalin waliba loo Geesanaya dhalin yarta Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa Keentay in ay Ka Cararaan Magaalada Muqdisho iyadoo ay ku Leeyihiin Markaad kala sheekeesato qatarta Ay leedahay In ay Maraan Saxaraha u dhaxeeya Liibiya iyo sudan iyo wlaiba Badda u dhaxeesa Liibiya iyo Talyaaniga Kaaga Jawaabaya Waa Mid aan sugayno Geerida Lama Huraana waaye Geerida Ayagoo hadalkooda Sii Raacsiinaya inta ay i cadaabi lahaayeen Xabashi Waxaa ii dhaanta in aan ku dhinto Badda ama Saxaraha liibiya Iyo sudan
Dhalinyartaan Soomaalida ah ayaa Si Wayn Ugu qul qulaya Dalka itoobiya iyagoo Ka Faa,iidaysanaya Badda oo Furan Hadda , Baddaas oo ku eg Bisha 10 aad Ee sanadkaan aan ku Jirno ayaa keentay in Soomaali badan ay ku soo qul qulaan dalka itoobiya si ay kaga tahriibaan dalka sudan ilaa iyo talyaaniga
Safaaraddan Sudan ay ku leedahay dalka Itoobiya ayaa diiday in ay siiso dalka ku galka ama Visa ay ku gali lahaayeen dalka Sudan Soomaalida Ayaa Keentay In Dhalin Yaro Badan oo Soomaali ah Lagu qabto xadka Sudan iyo Itoobiya Iyagoo aanan Haysan wax Visa ah ama Dal Ku Gal ah
Re: The situation for people in Somalia is worse than ever befor
Posted: Mon Sep 17, 2007 5:36 pm
by adanboy
Its war zone
Re: The situation for people in Somalia is worse than ever befor
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:51 pm
by *Arabman
[Its war zone]
For which America is responsible.
Re: The situation for people in Somalia is worse than ever befor
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:12 pm
by ciyaal_warta
[quote="*Arabman"][Its war zone]
For which America is responsible.[/quote]
dammmn rite US is responsible for the disaster in somalia
Re: The situation for people in Somalia is worse than ever befor
Posted: Tue Sep 18, 2007 3:42 am
by ciiseguure
Adanboy again.
Somalis were dying, suffering for 17 yrs, you guys (Iljeexeey) just started you have 16 more to go.
Feel the heat, the game is just started.
Re: The situation for people in Somalia is worse than ever befor
Posted: Wed Sep 19, 2007 7:26 am
by Steeler [Crawler2]
Ahab the Aerab
"[Its war zone]
For which America is responsible."
Doesn't matter, does it? You insisted on fighting, any price you said, etc. etc.
You asked for it, you got it. Now you're whining about it.
I told you what would happen if the ICU pushed the envelope, you told me that Islam was going to rule. I told you we would not let that happen. You said there was nothing we could do about it. Well, this is the nothing.
Re: The situation for people in Somalia is worse than ever befor
Posted: Thu Sep 20, 2007 2:06 am
by Steeler [Crawler2]
What happened Aerab. Allah got your tongue or something?
Re: The situation for people in Somalia is worse than ever befor
Posted: Thu Sep 20, 2007 3:22 am
by Somalian_Boqor
[quote="MAD MAC"]What happened Aerab. Allah got your tongue or something?[/quote]
lol
Istafuralah