Page 1 of 1
who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:40 pm
by Hiiraan boy
who here's xawaadle or has xawaadle blood beside those i know like
me
eyesonly
Executive
Alluring
Fah123
anyone else??
Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:55 pm
by Alchemist
me
xawadle/abgal/habargidir.. beautiful bunch ah..

Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 7:57 pm
by ciyaal_warta
me dumbass im AGOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOON

wif murusade abtiyaal

Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:25 pm
by wadaniweyn1
Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:27 pm
by Somalistan
Wadaniwayn show some xishood plz. Acuudu bilaah.
Xawaadle sisters are like everyone else. That being said, I am happily married man to Xawadle sister (ibrahim Ciise). That is about it. I am HY(isaq).
Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:40 pm
by wadaniweyn1
^^ so you know wat i'm talking about when it comes xawaadle seel

bahalka wax ka macaan majiro

thats another hj warrior hadraawi said ......
Beled-weyn
Bi'I waa jacaylow
Boodhari inuu diley
Been baan u haystee
Bi'I waa jacaylow
Boog aan la dhayinoo
Cidi baanan karino
Beerkiyo wadnaa iyo
Bogga kaaga taalliyo
Inuu yahay bir caashaqu
Been baan u haystee
Webigoo butaacoo
Beeraha waraabshoo
Dhulka baadku jiifoo
Dhirta ubaxu buuxshoo
Canabkii bislaadoo
Badarkiyo galleydii
Laga tuuray baalkoo
Bulladiyo ciyaaraha
Lagu waa bariistoo
Beeluhu gu' joogaan
Sow beri-samaadkii
Beled Weyne maan tegin
Dhanka bari magaalada
Sow boqorad joogtoo
Biyo dahab la moodoo
Cilicdii haweenkiyo
Bili loo dhameeyoo
Timo boqonta joogoo
Baal gorey la moodoo
Baarkana casaankii
Bidix midig is gaadhoo
Bul-cad lagu xiddeeyoo
Badh ku xeexanaysoo
Barkanaysa qaaroo
Huwanaysa baaloo
Igu beertay lahashoon
U buseelay maan baran
Sow goor barqa ahoo
Bishu ay siddeed tahay
Aniga iyo Beer luli
Isku maannu soo bixin
Sow bariidadaydii
Iyo bedashadeedii
Buundada ciyaartee
Beled Weyn ku taallee
Biyo lulata guudkood
Badhtankeeda maahayn
Sow bixiso weeyee
Ballan maanu dhiganoo
Beeri joog imay odhan
Sow bayd go'aygii
Layguma bushaareyn
"maantaa la baxayaa
bulshadii imay odhan"
Sow waa bastey oo
Socod beegsan maayee
Ina baaja caawoo
I baxnaansha maan odhan
Sow taliye baasoo
Ba'anoo war-moogii
Taydii ma beenayn
Sow badiba kooxdii
Goortay badheedhee
Baabuurki fuulleen
Anna baal kamaan korin
Boholyow daraaddii
Sow baraq nuglaantii
Belo lagu ducaystiyo
Baryo kumaan maqnaynoo
"Biri may xumaatoo
baadroolka daadshoo
ka wadaa bukoodoo
bogsan waayo" maan odhan
Sow beriga waagiyo
Barqo kulul dhexdoodii
Geed baaxad weynoo
Dherer iyo ballaadh-loo
La yidhaahdo Baaroo
Bilig dheer hirkiisii
Ma bidhaan sanaynoo
Bulxankiisa yeedhiyo
Ma maqlaynin baaqii
Sow baaxad soorii
Iyo laba boglayntii
Maan noqon bestey oo
Bacadkii ma dheelliman
Sow galab-baqoolkii
Annagoo barwaaqiyo
Meel baadle joognoo
Tumanayna Beerrey
Sow maan baraarugin
Riyo beena weeyee
Sow baalla daymii
Baabuur lalaahyood
Haad baalle mooddoo
Fananaaya buur dheer
Isma odhan ka boodoo
Nafta sow ma biimayn
Nin Banaadir joogoo
Beled-Weyn la haystoo
Waxaan ahay la baabee
Sow baadi doonkii
Weli baafi maan ihi
Beled-Weyn Allahayow
Ka dhig xiro badhaadheed
Beerlula Allahayow
Belaayada hareer mari
Beled-Weyn Allahayow
Ka dhig guri barwaaqeed
Beerlula Allahayow
Beryo samo ku noolee
Beled-Weyn Allahayow
Ka dhig beerta raaxada
Beerlula Allahayow
Ka barii wax yeellada.
Maansooyin
Amal
Arag Maqal
Araweelo
Axaddii
Baaq
Barabaraale
Beeraad
Beled-weyn
Bulsho
Wadnahaan farta ku hayaa
Cajeb
Daalacan
Daalo
Daahyaley
Daalalley
Daryeel
Dayn maayo heesta
Dibadyaal
Dhahar
Durdur
Ergedii Furqaan
Fido
Gabadh Madow
Gol janno
God Madow
Gudban
Adduunyadu Waa Besteed
Afku-siran
Anuun baa hooyadaa ah
Badbaado
Dabahuwan
Hal iyo Halkiis
Rag siyaasi wada noqoy
Suubban
Gudgude
Hal la qalay
Hal abuur
Haatuf
Hablaha Geeska Afrika
Hambaber
Heego Muuqdheer
Hoobal
Hooyo
Hud-Hud
Ina Suldaan
Ka rogoo haddana saar
Kala-maan
Jeegaan
Jiitama
Jacayl dhiig ma lagu qoray
Muliya
Quduro
Shan Ubaxley
Saxarla
Sidi Qabax
Sirta Nolosha
Suleekha
Toddobaatan Midabley
Taawilo
Tuke Baal Cad
Togdheer
Weriyaha Socdaalka
Xamareey ma nabad baa?
Wacdaraha Adduunka
Dallaallimo
Indho badan
Isa sudhan
Heelliyo
Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:43 pm
by FAH1223
[quote="Somalistan"]Wadaniwayn show some xishood plz. Acuudu bilaah.
Xawaadle sisters are like everyone else. That being said, I am happily married man to Xawadle sister (ibrahim Ciise). That is about it. I am HY(isaq).[/quote]
i have Issaq cousins on my Xawaadle side, living in London and Hargeysa
Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:46 pm
by wadaniweyn1
fah1223 ,, may be you could give me one of ur sisters or cousins

4 iriirnimo perhaps

Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:47 pm
by Alchemist
[quote="wadaniweyn1"]hiiraanboy ,, my kids will have xawaadle blood cos i love xawaadle ceeb waa sweet and juicy

naagaha xawaadle naago ka seel macaan majiraan

and i plan to get me one 4 liife

[/quote]
Go for it bro, its better you than some Jamaican dude named tyrone...

.....
Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:51 pm
by wadaniweyn1
[quote="Alchemist"][quote="wadaniweyn1"]hiiraanboy ,, my kids will have xawaadle blood cos i love xawaadle ceeb waa sweet and juicy

naagaha xawaadle naago ka seel macaan majiraan

and i plan to get me one 4 liife

[/quote]
Go for it bro, its better you than some Jamaican dude named tyrone...

.....[/quote]
i don't know wat ur implying here but i agree

it's better a hj warrior gets that juicy somali seel then an adoon

Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 8:56 pm
by Alchemist
[quote="wadaniweyn1"][quote="Alchemist"][quote="wadaniweyn1"]hiiraanboy ,, my kids will have xawaadle blood cos i love xawaadle ceeb waa sweet and juicy

naagaha xawaadle naago ka seel macaan majiraan

and i plan to get me one 4 liife

[/quote]
Go for it bro, its better you than some Jamaican dude named tyrone...

.....[/quote]
i don't know wat ur implying here but i agree

it's better a hj warrior gets that juicy somali seel then an adoon

[/quote]
Not implying nothing bad sxb, im just saying i would rather see a somali brother get it.. Where im from i see somali parents hating on somali brothers cause of qabil and then some tryone ends up beating that ceeb in the end

Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Mon Sep 17, 2007 9:04 pm
by ciyaal_warta
[quote="wadaniweyn1"]hiiraanboy ,, my kids will have xawaadle blood cos i love xawaadle ceeb waa sweet and juicy

naagaha xawaadle naago ka seel macaan majiraan

and i plan to get me one 4 liife

[/quote]
waryee wadani isku yara xishoo dee waaxey nin reer burco baad aheed goormaad isku xaartey

hablahayaga sidaa noolama weydiisto marka si edebleh albaabka mar labaad usoo gargaraac

Re: who here has xawaadle blood beside those i know
Posted: Tue Sep 18, 2007 11:29 am
by Somalistan