Page 1 of 2

BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 3:45 pm
by Hiiraan boy
War deg deg ah Huganka madaafiicda oo laga maqlayo Caawa qeyba badan oo Muqdisho ah
Muqdisho
Mar qur ah dadka Muqdisho ayaa xiligaan ku soo toosay huganka Madaafiicda ka dhaceysa qoryaha waaween iyadoon la maqlayo rasaas cul culus oo ley wadeersanaayo .

Qaraxyada iyo rasaasta ayaa ka socota dhamaan jidka warshadaha iyadoona wali laheyn qasaaraha dhabta ah uu geystay dagaalkaasi oo xiligaan bilaawday waqtigan oo mugdi ah.

Xaafadaa ku teedsan Istaadoyoom Muqdisho ayaa maqlayo rasaas culus oo xiligaan socoto lamana yaqaano cida ay u dhaxeysa




Sidoo kale dagaal xoogan ayaa ka socda jidka 2baad ee Suuqa Bakaaraha waxaana la maqlayaa rasaas cul culus iyadoona dadka xaafadahaasi dagana ay jiifka seegeen caawa waana habeenkii labaad ee Rabadaanka gudihiisa uu dagaal noocaan oo kale ah uu dhaca

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:04 pm
by adanboy
I told u,just wait for more news..to kill traitors and invaders is national sport in somalia Cool muqaawama never rests

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:09 pm
by Ama_Ama
Why Hawiyes like to fight at night only?

Cause Amhaars cant see during the night Laughing

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:11 pm
by Sangub
Haven't they been attacking the last nine months? What's different now?

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:13 pm
by Ama_Ama
Nothing cause they cant shot and when they do they kill only their Hutu cousins Laughing

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:17 pm
by adanboy
[quote="Sangub"]Haven't they been attacking the last nine months? What's different now?[/quote]

the difference is 900 invaders&traitors in the mogadishu cemeteries Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:18 pm
by Sangub
900 Ethiopians/TFG dead in this attack?

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:24 pm
by adanboy
^^since summer

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:26 pm
by Sangub
My Question was; what has changed since last week? You make it seem as if the attacks are something new---what's new---they insurgents are using jets and tanks now?

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:32 pm
by adanboy
its increasing.the point is to destroy the enemy whatever it takes and live free in our homeland.........

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:34 pm
by Somaliweyn Commando
wallahi haduu ilahay ii qoro, soon waan ku biirayaa mujahiddenta, walaalaheen ee koonfur

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:35 pm
by Sangub
Sangub supporters the Muqaawama. somalia

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:38 pm
by adanboy
^^who the guy in your avatar..kool ,funny looking

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:39 pm
by adanboy
^^who the guy in your avatar..kool ,funny looking

Re: BREAKING NEWS XOOGAGA MUQAAWAMA START ATTACK

Posted: Tue Sep 18, 2007 4:39 pm
by adanboy
^^who the guy in your avatar..kool ,funny looking