LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
Magaalada Laascaanood Heegankii Ugu Sareeyey Gashay.
Sep 19, 2007 By:
Laascaanood(jidbaale.com):-Magaalada Laascaanood ayaa waxa ay gashay heegankii ugu sareeyey , ka dib markii maanta dagaal qadhaadh oo hubka noocyadiisa kala gadisan laysu adeegsadey uu qarxay , halkaas oo malayshiyada maamulka Riyaale looga gubay laba gaadhi, askarna looga laayey.
Duqa degmada mr boodhle ayaa dadweyaha magaalada laascaanood waxa uu kala hadlay warbaahinta gaar ahaan idaacadda Laascaanood isaga oo dadweynaha u sheegay in lagalay xaalada dagaal, ka dib markii ciidamada beelaha Isaaqa ee mudada shanta sanadood ahaa ku sugnaa dhulka harti waqooyi dagaal ay soo qaadeen gardaro ah.
Waxa kale oo isaguna ka hadlay dagaalka col. Shoodhe taliyaha jiida hore ee ciidamada daraawiishta waxa uuna sheegay in ciidamada daraawiishtu iska caabiyeen dagaal lagu soo qaaday laba gaadhina ay gubeen dhimasho badanina ay jirto dhinaca beelaha dirta waqooyi, wuxuuna intaas ku daray in laba askari dhinaca daraawiishta ka dhaawacmeen oo lagu daweynaayo cisbitaalka guud ee laascaanood.
Ciidamada daraawiishta ayaa gurmad xoogbadani uga imanaaya dhinaca magaalada Garoowe , kaas oo loogu taagaly difaaca magaalada laascaanood, magaalada iyo hareeraheeda ayaa waxa ka da’ay caawa roob xoog leh, waxaana suurta gal ah in arroorta uumar labaad dib uga qarxo dagaalku jiida adhicadeye.
Magaalada ayaa waxa la fasaxay kaalmaha shidaalka iyada oo loo fasaxay gawaadhida dagaalka iyo kuwa shacabkaba , baroonada dagaalka oo dhawaaq dagaalka yeedhinayaana ay magaalada gaaf wareegayaan, dadweynaha magaaladuna isu diyaarinayaan dagaal aroorta marka waagu baryo hadduu dib u qarxo, waxaana isla caawaba la diyaariyey gobo badan oo dhaawaca sidii loogu daweyn lahaa loogu talo galay haddii dagaalku sii daba dheeraado.
Jidbaale.com
Laascaanood

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
Baby Girl what is going on there? Is it Isaaq vs. Dhullo, Dhullo vs. Dhullo, Dhullo vs. Puntland, etc What is it??
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
Sounds like another Adhicadeye War,
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
Dawlad inadeer the bahararsame as you know had a problem with omar mahamud and then their minister was fired so their young militias accused all of puntland they wanted revenge and somaliland so the right moment to divide dhulbahante but the garaads lead by the bahararsame garaad told them to stop and cursed them if they continue their families came and took their sons and now its somaliland vs dhulbahante supported by puntland.
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
Wararkii ugu dambeeyay Ee Hardankii Laaska
News/Articles
>World looks elsewhere as Somalia misery grows
>Saudi King Oversees Somali Pact Signing
>Five killed in Somali violence
>Special Representative to Somalia Ahmedou Ould-Abdallah calls for ...
>Bungled kidnapping, shooting kill 4 in Somalia
>Eritrea backs Somali opposition against Ethiopia
>Sudan's Bashir says Sudan willing to observe ceasefire
Waraysi Maqal ah
>halka ka dhegeyso Wararkii Cawa iyo Caalamka ee VOICE OF AMERICA qeybta Af Soomaliga,waxaana Cawa ku jira wararkii ugu danbeeyey ee Somalia iyo weliba wararkii caalamka iyo caawa
Wararka Naga soo gaaraya Magaalaa Laascaanood ee goblka Sool ee Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in Gagaalkii Halkaasi kacday uu haaatan yara qaboobay iyadoo Caawa fiidkii ilaa 8:00 dii Cawaysnimo dagaalku uu socday isagoo goos goos ah .
Wararka aanu ka helayno Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in haatan dagaalku Joogsaday Marka laga Reebo Rasasta Qoryaha Yar Yar ee AK47ka Oo Mar marka Qarkood dhacaya kuwaasi oo dhinacyada Hardamaya is dhaafsanayaan waa DGPl iyo Maamulka isku Magacaabay S/land.
Dagaalkaan oo ahaa Mid si gaadmo ah loogu soo qaaday Cuudamada Punatnd ayaa Ciidamada Maamul goboleedka Punatland oo wata Baabuurta Gaashaaman ee Tiknikada Loo yaqaano waxay ka kala Baxeen Fariisimo Ciidamadeedyada kala duwan ee ay ku leeyihiin Puntland sida Magaalada Boosaos Galkacyo Garoowe iyagoo ku sii jeeda Diija hore ee Dagaalku dhex marayo Labada dhinac.
Magaalada Laascaanood ayaa waxaa hataan Gaaf wareegaya Ciidamada Maamul goboleedka Puntland iyagoo shacabka ugu Baaqay inay Xasilooni iyo degenaasho Muujiyaan wataana Hawlahooda Ganacsi iyo adeegyada kala duwan ee Magaalada Laascaanood una sheegay shacabka inaysan Jirin Cid Laascaanood soo hawaysan Karta.
Mar aan isku daynay inaan wax ka waydiino Saraakiisha Ciidamada Hogaaminaysa ayay gebi ahaanba ka gaabsadeen In ay Haatan ka hadlaan arintaasi balse waxay ii Xaqiijiyeen Saraakiishaasi dhanka Dowlad Goboleedka Puntland in ay Guulo La taaban karo ka gaareen Dagaalkaas oo ahaa mid lagu soo qaaday Ciidamada Dowlad Goboleedka Punatland marki hore si gardaro iyo daan daansi ah.
Wararku waxay intaasi ku darayaan in Labo gaari oo qoryo saar naayeen laga gubay Dhanka Soomaaliland iyadoo la sheegay in dhaawac Badana Jiro walow aan Haatan si buuxda loo ogaan karin Arimaha guud ahaantood.
Wixii warar ah ee kasoo kordha kala soco Allsanaag.com
Gudaal yare
Allsanaag.com

Dila cadowgiina galbeed raba inuu dadkiina iyo dalkiina qabsado.
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
REER HAWD ON THE WAY.
"hubkii Buuhoodle qaar ka tirsan oo kolonyo ahi ay kusoo foollee yihiin magaalada Laascaanood hubkaas oo u imaanaya xaalada hadda ka jirta magaalada awgeed.
Wararka ayaa intaa wax ay ku darayaan in hubkani kusoo beegan yahay magaalada Laascaanood waqtiyada fooda inagu soo haya si uu uga qayb qaato xaalada cakiran oo hadda ka jirta magaalada"
afnugaal.com

BABYGIRL123
Does Xaabsade have a militia?
Does Xaabsade have a militia?
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
I BELEIVE ITS A JIHAAD AND ITS TIME TO STOP THIS PUNTLAND SOMALILAND SHIT AND SEND ALL THE DHULBAHANTE MILITIAS TO TAKE PART IN THE HOLY WAR AND FORGET ABOUT POLOTICS.
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
Excutive no but he can call on his tribe the deputy interior minister of puntland apologized to xabsaade and called him and elder of puntland.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3226
- Joined: Fri Apr 27, 2007 9:25 pm
- Location: Greater Majeerteeniya
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
dhulbahante will turn out laangaab if they dont stop fighting
all their men gone just for some border dispute

- ORGEONES
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1198
- Joined: Mon Feb 26, 2007 2:57 pm
- Location: Loading....................
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
Dirta Waqoyi will be langab soon.
- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
BICIDYAHAN KID I DONT LIKE YOUR LITTLE JABS @ DHULBAHANTE GO GET UR SOLDIERS FROM XAMAR OR R U STILL MAD ABOUT DHULUNDHEER. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3226
- Joined: Fri Apr 27, 2007 9:25 pm
- Location: Greater Majeerteeniya
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
[quote="BABYGIRL123"]BICIDYAHAN KID I DONT LIKE YOUR LITTLE JABS @ DHULBAHANTE GO GET UR SOLDIERS FROM XAMAR OR R U STILL MAD ABOUT DHULUNDHEER.
[/quote]
isaaq is going to make you laangaab r.i.p dhulbahante

isaaq is going to make you laangaab r.i.p dhulbahante

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5212
- Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
- Location: Vancouver, British Columbia, Canada
- Contact:
Re: LASANOD PREPARING FOR HUGE WAR MAYOR AND MILITARY ANOUNCES
I wonder if the Dulbahante even know who they're fighting.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 355 Views
-
Last post by saacJabshee
-
- 0 Replies
- 257 Views
-
Last post by Nabadiyocaano
-
- 57 Replies
- 2736 Views
-
Last post by JaMaaL-23
-
- 7 Replies
- 1185 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 0 Replies
- 381 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 8 Replies
- 644 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 2 Replies
- 506 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 1 Replies
- 490 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 10 Replies
- 1532 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 1645 Views
-
Last post by TheblueNwhite