XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
BORIIIIING boriiiing BoRiInG
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
HADHWANAAGNEWS.COM are big Liars, They propably havent talked to Xaabsade...
How come websites based in LaasCanood are saying completely the opposite
http://www.jidbaale.com/fullpage.php?ss ... a1f89e6c3d
http://www.afnugaal.com/warka.php?num=3734
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=8079

Last edited by Executive on Thu Sep 20, 2007 6:23 am, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
AFNUGAAL I SRIGHT
JIIDBAALE LAAKIN MID CUQDADAYSAN UU PALTALK SOO GALLA UU FARAX GARAAD AH AYA QORRA I CALL HIM FUTOO GARAAD
BADOW BA LA YIDHA
JIIDBAALE LAAKIN MID CUQDADAYSAN UU PALTALK SOO GALLA UU FARAX GARAAD AH AYA QORRA I CALL HIM FUTOO GARAAD
BADOW BA LA YIDHA
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
^ Adiga yaa ka cuqdad badaan?
Both websites are owned by Faraax Garaad.
This is what afnugaal said http://www.afnugaal.com/warka.php?num=3734

This is what afnugaal said http://www.afnugaal.com/warka.php?num=3734
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
sxb anaguu bbc uun baaanu rumaysan uu dhex dhexaad aah
afnugaal iyo widiwidh ba darood qudhun leh ba iska leh
afnugaal iyo widiwidh ba darood qudhun leh ba iska leh
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
Mareegta Hadhwanaagnews Oo Laga Leeyahay Maamulka Iskii Isu Magacaabay Ee Somaliland, Wax Walba Miyey Iska Qortaa, Sababtoo Ah Waxay Daabacday Axmed Cabdi Xaabsade oo sheegay in Dagaaladii uu lagalay Malayshiyada Puntland uu Guul kasoo hooyay Laascanod-na Canshuur laga qadi karin?!!!
Sep 20, 2007 By:Cabdiqaadir M. Xasan
Hargeysa (Jidbaale.com) Run ahaantii waxaan aad iyo aad ula yaabay war ay baahisey Mareegta Hadhwanaagnews, oo laga leeyahay maamulka Iskiis isu magacaabay ee Somaliland, waxaanay soo bandhigtay war ku been abuuraynayso Mudane Axmed Cabdi Xaabsade, waxayna cinwaan uga dhigtay Axmed Cabdi Xaabsade oo sheegay in Dagaaladii uu lagalay Malayshiyada Puntland uu Guul kasoo hooyay Laascanod-na Canshuur laga qadi karin, hadaba hadalkaasi ma yahay mid Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ka suurooba?
Waxaan qabaa hadalkaasi inuu yahay been cad oo ay mareegtaasi doonayso inay uga faa'iidaysato siyaabo la garan karo, oo ah isku dir isku soofayn aan geedna loogu soo gabanin, halkay Mudane Xaabsade ay ka qorayso wax aanu odhanina, horaa loo yidhi Nin Daar Quraarado Ku Jiraa Dhagaxyo Ma Tuurtuuro waxaa u fiicnaan lahayd inay docdooda ku mashquusho.......
Mida kale sida ay warkaasi u qortay waxay tidhi Dhinaca kale Mar ay Saxaafadaha Muqdisho khadka telefonka kula xidhiidheen Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha iyo Amniga Puntland, Axmed Cabdi Xaabsade oo imika sida aadka ah uga soo horjeeda Maamulka Puntland ayaa waxa uu u sheegay in uu isagu imika gacanta ku hayo Magaalada Laascaanood wax faafaahin ah kama uusan bixin goobaha uu heysto. Markana shabakada Hadhwanaagnews waxay isku dayaysaa inay meesha soo geliso warbaahinta Muqdisho, si ay markaasi u sii wadato fursadeedii ahayd isku soofaynta iyo macaash ka raadinta Mudane Xaabsade Iyo Maamul Goboleedka Puntland......
Hadaba anigoon Jeclayn inaan ku tiigaalo warkaasi been abuurka ee ay daabacday shabakadaasi Hadhwanaagnews, waxaan odhan lahaa geed walba in gubtaa way hoos taalee, intaad u hanqaltaagaysid meel aad dani kuugu jirin, inaad gacan toogalayso, shaxaad ka raadisid, waxaan jirin ka qortid nimanyahow faraskiinu ha idin deeqo, idiinkii bay meel qadhaadh idin ka maraysaaye, ogow ninkii tiisaba daryeela tu kalana ku dara!!!!.
Hadal iyo dhamaantiis waa kan qoraalkii ay sida ka fiirsasho la'aanta mareegtooda ay ugu daabaceene ee halkan guji http://www.hadhwanaagnews.com/ .....
Cabdiqaadir Maxamed Xasan
Hargeysa
Soomaaliya
hoobaan1@yahoo.com

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
Its Reer Hawd VS Rer Nugaaled Dhillos
I faund out, the reer Nugaaled dhillos got a serious Karbash from Xaabsades Arny Backed by The Somaliland Gov....

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
ILMA GUUSJEECLO GO LISTEN TO THE BBC AND GET THE FUCK OUT OF HERE WITH YOUR LIES XAABSADE WAS ON THE BBC.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
Allah Maxa Dhillos Calacal Ka socda
Im loving this

Im loving this

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
Just listened to the BBC, Xaabsade is on there saying he is not against Puntland and that Puntland is fighting Somaliland coming to Puntland territory
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
dawlad xabsaade was sacked bye cadde muse he hates puntland
anaga wax ba naga ma gallayn
the are both jebertis we hate them all
www.horseednet.com
anaga wax ba naga ma gallayn
the are both jebertis we hate them all
www.horseednet.com
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
Listen to Bbc iya ka soo Hadhay
alla Caloosha 

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
your lies were brought to light stop arguing.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: XAABSADE SAYS PUNTLAND IS OUT OF LASCANOOD
[quote="BABYGIRL123"]your lies were brought to light stop arguing.[/quote]
where is the War Taking place? and who is killing who?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1026 Views
-
Last post by CORRUPTION
-
- 3 Replies
- 570 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 11 Replies
- 569 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 21 Replies
- 1636 Views
-
Last post by HaragWafi85
-
- 3 Replies
- 620 Views
-
Last post by Deqa111
-
- 5 Replies
- 699 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 22 Replies
- 2016 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 23 Replies
- 2544 Views
-
Last post by Talo alle udaa