Page 1 of 1

Dont forget to speak your somali language

Posted: Thu Sep 20, 2007 12:16 pm
by Qumanyoo
Talo baan ideen haya afkeena ha elobiina

Walaaloyaal, sheekada oo kooban, arin aad u muhiim ah baa taagan. Maalin maanta ka hor baan meel fakaradaan la fariistay lakiin maanta si aan maskaxdeyda ka saaro baan waaye. Runta hadi la isu sheego, waxaa wada nahay dad hal af heestaan oo dhaqan sharaf leh Eebe noogu sahlay. Waxaan idin weydiin lahaa, anago af aan isku wada fahmayno heesano, maxaa noogu watay afka gaalada in aan afar iyo labaatanka sac afkeena ku hayno? sidaas ma nolal baa? anago is dhex joogno oo af aan shalay baranay wada isticmaaleeno, waxaas so wax lala yaabo ma aha? Kheyr iyo wanaag baa idiin rajeenaya ee luuqadeena aan ku wada hadalno markaan isla joogno. Gaalada markaan dhex fadhino, maanta oo dhan hadal kooda qaloocan aan ku hadalno lakiin ma tahay in anaga dhex deena aan joogno...aan xoog saarno afka hooyo, markaas eeto, gabigeena ba waxaan dareemi doona isku duubnimo iyo walaaltinimo...waa hadaa hadal yeelaysiin. Intaas baa sheekada maanta ku ekeen doona ee nabad geliyo

this was from Mistar Yungi iyo Freshkii copy right just saying it how it should be

waa rageedi ku fanaa afkeena ha ka hishoonina like indians turks afkoodaa kama hishoodaan
Cool Laughing Very Happy
not qumanyo

Re: Dont forget to speak your somali language

Posted: Thu Sep 20, 2007 12:21 pm
by SLEW_DEM
marka ugu horeeysa

salaan sare ardeyda iyo umada sharaf iyo shuunka leh.

walaalkeen mudane yare-cusub (mr. yungfresh) arin culus oo xaqiiq leh buu inoo keeney, anagoo dhalanyaridii wax barashada ah baan luuqadeenu diidey intaan barano, ama ku hadalno, xashoo walle dad baa kibrey oo sanka cirka u tagaayo. Meshaan kuwa caqli lix saac ah oo sideey jini-jni (cartoon) u daawanaayeen beey isku maleeyeen labo-jir baa ka buuxa. walle iyo bille meesha ceeb iyo cadaado aan la asturikarin baaka socota. Waryaadhaheen war dhalinyaroo afkiina barta oo ku hadla oo dadka aqoon wax bara. Adinka baa wax la idinka sugaayey ee sida isku dhaama ilaahey baan na leh.

Laughing Laughing Laughing

Re: Dont forget to speak your somali language

Posted: Thu Sep 20, 2007 12:31 pm

[quote][/quote]

slew dem that was a killer afsomali Laughing Laughing but it belongs to advo Laughing

not qumanyo

Re: Dont forget to speak your somali language

Posted: Thu Sep 20, 2007 12:33 pm
by SLEW_DEM
WELL WAH CAN I SAY AM A TALENTED GIRL Laughing

P.S ADVO WROTE DAT NOT ME BUT DNT TELL ANYONE YH up

XAMARI-GASH

Re: Dont forget to speak your somali language

Posted: Thu Sep 20, 2007 2:48 pm
by HELWAA
quman

walle waa runta walaal , af aan afkeena hooyo aheen inayno ko hadalno
mahaa waayo soomaali bayno nahy, ilaahy wadankeeni hooyo ha inoo
hagaajiyo inshallah , qabiil iyo quruna qalbigena ha ka saaro isaga quwada
lahe...ALLAHO AKBAR, ilaahyo wadada toosan na tus, aamin Sad