SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
War deg deg ah: Khasaarihii soo gaarey ciidamada Somaliland ka soo gaarey....
Waxaa isa soo taraya khasaaraha uu keenay dagaalkii shaley dhexmarey ciidamada Puntland iyo maamulka Somaliland, iyadoo khasaraha soo gaarey dhanka ciidamada Somaliland saacadihii ugu dambeeyey ay ka soo baxayaan warar dheeraad ah oo faahfaahsan.
Dad xog ogaal ah oo ka gaabsadey in magacooda saxaafada laga sheego sababo dhanka amaanka ah oo ku sugan degmada Caynaba ee Gobolka Togdheer ayaa u xaqiijiyey SBC in afar askari oo ka mid ahaa ciidamadii Somaliland ee shaley dagaalka la galey ciidamada Puntland lagu aasey magaalada Caynaba.
Dadkan xog ogaalka ahi waxay tibaaxeen in sidoo kale 7 askari oo kale oo ka mid ahaa ciidamada Somaliland oo dhaawac uu ka soo gaarey dagaalkaasi loo gudbiyey magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.
Dagaalkii shaley ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee dhexmarey ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland wuxuu maanta saameyn weyn ku yeeshey dhaqdhaqaaqa gaadiidka ee Gobolada Sool, Togdheer iyo Cayn, waxaana gabi ahaanba istaagay gaadiidkii isaga kala gooshi jirey goboladaasi.
Xaaladaha deegaanadii shaley dagaaladu ka dhaceen ayaa wali kacsan iyadoo laga cabsi qabo in dagaaladu mar kale halkoodii ka soo socdaan, maadaama aanay jirin cid ilaa iyo haatan u istaagtey sidii colaada ka soo cusboonaatey deegaankaasi loo joojin lahaa.
SBC News Desk

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
YEA RIGHT...
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
Caynabo in Togdheer region
its like Saying Berbera in Sanaag District

- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
talkin about made up stories by the sade believer

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
Blitzkrieg kulul baa lagu qaaday malaysiyada naflayda aheed ee Iddoor

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
CAYNABO IN TOGDHEER
WAR HABARSADE YAA GEEYE GEDO

WAR HABARSADE YAA GEEYE GEDO
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
Dirta Waqooyi dagaal si caadi miyeey usoo gashay ??
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
Fale, habarahi dagaal bay damceen lakin dharbaaxo kulul baa lagala hor tagay

- BABYGIRL123
- SomaliNet Super
- Posts: 5273
- Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
caynaba is near tooghdheer it doesnt matter were it is but the dead was reported even before this report dont ever mess with d-block and the cammander of the puntland military went to lasanod to defeat the northern animals.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
[quote="DawladSade"]Fale, habarahi dagaal bay damceen lakin dharbaaxo kulul baa lagala hor tagay
[/quote]
TALLOW HABARYACQUUB IYO HABARSADE DHANKA HABARKHALID MA SOO GALLEEN

[quote="DawladSade"]Blitzkrieg kulul baa lagu qaaday malaysiyada naflayda aheed ee Iddoor
[/quote]
ooh plz what do a bunch of villegers with spears know about Blitzkrieg....

ooh plz what do a bunch of villegers with spears know about Blitzkrieg....
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
babygirl
how many dhulos have perished?

how many dhulos have perished?

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
[quote="DawladSade"]Fale, habarahi dagaal bay damceen lakin dharbaaxo kulul baa lagala hor tagay
[/quote]
DS, Madaxweynaha iyo isku-duwaha beesha Dirta Waqooyi Mr. Daahir Riyoole wali ma ka hadlay arintaan ??

DS, Madaxweynaha iyo isku-duwaha beesha Dirta Waqooyi Mr. Daahir Riyoole wali ma ka hadlay arintaan ??
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
[quote="X-unit"][quote="DawladSade"]Blitzkrieg kulul baa lagu qaaday malaysiyada naflayda aheed ee Iddoor
[/quote]
ooh plz what do a bunch of villegers with spears know about Blitzkrieg....[/quote]
Xawaadle baa tahay, iska aamus

ooh plz what do a bunch of villegers with spears know about Blitzkrieg....[/quote]
Xawaadle baa tahay, iska aamus

Re: SOMALILAND DEAD TAKEN TO BURCO, 4 TIKNIKO BURNED
[quote="DawladSade"][quote="X-unit"][quote="DawladSade"]Blitzkrieg kulul baa lagu qaaday malaysiyada naflayda aheed ee Iddoor
[/quote]
ooh plz what do a bunch of villegers with spears know about Blitzkrieg....[/quote]
Xawaadle baa tahay, iska aamus
[/quote]
If I was ya I won't be messing with Somalilanders...those folks don't play around...they killed each other over wheat...qamadi...u think in oo nii naxayaan....

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 391 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 22 Replies
- 1123 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 2 Replies
- 356 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 32 Replies
- 1453 Views
-
Last post by Khalid 5
-
- 3 Replies
- 414 Views
-
Last post by DONKEYMAN
-
- 0 Replies
- 239 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 598 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 583 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 3 Replies
- 326 Views
-
Last post by FarhanYare