dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by wadaniweyn1 »

wallahi these cowardly dooros will pay dearly for this and we will see how far the xabashii ceeb takes them Sad Sad Sad Sad and the sad part is , it was'nt a disciision they made to call the ethiopians and sell those innocent ppl but one made for them by there masters majiraan jajus xabashii Sad

Ciidamadda Ethiopia Oo Gudaha Usoo Galay Degmadda Buuhoodle Ilaa Haatana Ku Sugan Lana Wareegay Maamulka Saldhigii Booliska
Somaliland.Org — London, UK — 21 September, 2007
--------------------------------------------------------------------------------
London (Somaliland.Org) Afar baabuur oo nooca loo yaqaan Landover ah oo ay saaran yihiin rag dhalinyaro ah ayaa habeenimadii xaley waxaa lagu qabtey degmada Buuhoodle ee Togdheer.


Gawaadhidan oo aan la aqoon halka ay si rasmi ah uga yimaadeen ayaa waxaa lagu qabtey laba ka mid ah gudaha magaalada Buuhoodle halka labada kalena laga soo qabtey banaanka magaalada, waxaana gacanta ku haya ciidamada Booliiska ee degmada.


Warar ka imanaya degaanka Buuhoodle aya waxay sheegayan in ciidamadda Ethiopia ay soo dalbadeen in gacanta loosoo geliyo afartaas baabuur iyo raga la socdaba. Hase yeeshe in ciidamadda Ethiopia markii danbe ay gudaha usoo galeen degmadda Buuhoodle, halkaasna raggii ka kaxaysteen.


Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidamadda Ethiopia ilaa haatan ay ku sugan yihiin gudaha magaaladda Buuhoodle.


Degmadda Buuhoodle ayaa waxay hoos timaadaa gobolka Togdheeer. Ilaa haatan ma jiro war cad oo xukuumadda Somaliland kazoo saartay arrintan.


War waxii kazoo kordha arrintaasay gudaha usoo galeen tuuladda Buuhoodle iyaga oo dalbanaya in nimankaas iyo gawaadhidodaba gacanta loo geliyo.

(c) Somaliliand News Desk 2007
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by LiQaaye_TDH »

Dhillos aint selling shid, they are the ones who are being sold Laughing
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by wadaniweyn1 »

Ciidamo Ethiopian ah ayaa la wareegay gabi ahaanba saldhiga booliiska ee magaalada buuhoodlle kaas oo ay ku jireen rag dhalinyaro ah iyo gaadiid ay wateen oo ay booliiska buuhoodlle qabteen shalay galab, dhalintaas oo udhalatay gobolada koonfureed ee Somalia ..


Ciidamada Ethiopianka ah ee saacado ka hor xooga kula wareegay saldhiga booliiska ee buuhoodlle ayaa ku hubaysanaa gawaadhida dagaalka iyo hubka darandooriga udhaca, ciidamadaas oo ka yimid dhinaca degmada wardheer ee ismaamulka Somalida Ethiopia..

Ethiopian ka ayaa la sheegay inay doonayaan inay ka xaystaan dhalinyarada ku xidhan saldhiga buuhoodlle iyo gaadiidkoodaba, taas oo ay si aada uga soo horjeesteen dadka reer buuhoodlle waxaana hada ka jira magaalada buuhoodlle xaalad cakiran iyo is dhexyaac ka dhashay soo galintaanka ciidanka Ethiopia ee gudaha magaalada oo ayan awal amar la,aan ku soo gali jirin.

Dhalinyarada ku xidhan saldhiga buuhoodlle oo usocotay magaalada Mogadishu ayaa waxaa qabtay ciidanka amaanka gobolka cayn ka dib markii sida ay sheegen ay ka shakiyeen qalab gawaadhi iyo gaadiid ay wateen kuwaas oo booliisku ku sheegeen gawaadhi la doonayey in la saaro qoryaha lidka diyaaradaha si loogula dagaalamo ayay dhaheen dowlada federaalka ee Somalia ..

Madaxwaynaha Puntland ayaa la sheegay in uu xidhiidh la soo sameeyey maamulka gobolka isagoona usheegay in ay ku wareejiyaan raga ay qabteen ciidamada Ethiopia hadii ayna sidaas yeelina ay suurta gal noqoto in buuhoodlle weerar lagu soo qaado isla markaana gubato ..

Sida ay sheegtay idaacada buuhoodlle (buuhoodlemedia.com) waxaa jiray xidhiidho badan oo madaxwaynaha Puntland Cadde muuse iyo ku xigeenkiisa Xassan Daahir ay la soo sameeyeen maamulka gobolka iyagoona amar ku siiyey in raga ay qabteen ay ku wareejiyaan cidamada Ethiopian ka ah ee ku sugan hada buuhoodlle, ..

Odayaasha buuhoodlle ayaa iyagu ku doodaya in maamulka puntland lawareego raga xidhan ka dibna haduu rabo ku wareejiyo dowlada Ethiopia ..

Raga ku xidhan buuhoodlle ayaa lagu tuhunsan yahay inay ka mid yihiin dhaqdhaqaaqa maxaakiimta ee dagalka kula jira dowlada Somalia iyo ciidamada Ethiopia

C/rashiid Galbeedi

Afnugaal.com, Buuhoodlle

Dhilaalo1@hotmail.com

Info@afnugaal.com
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by wadaniweyn1 »

[quote="LiQaaye_TDH"]Dhillos aint selling shid, they are the ones who are being sold Laughing[/quote]
Shocked Shocked


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by wadaniweyn1 »

:
Buuhoodle(jidbaale.com):-iyadoo ay goor dhoweyd buuhoodle soo gaadheen Ciidamo dheeraada oo itoobiyaan ah oo ka yimid dhinaca wardheer ayaa waxa ay hadda si rasmi ah ciidamadaasi uga soo gudbeen Xuduuda waxana ay gudaha u soo galeen badhtamaha magaalada buuhoodle iyagoo la wareegay saldhigii Booliska Buuhoodle oo ay ku xidhnaayeen nimankii & gaadiidkii xalay lagu qabtay Buuhoodle.


ciidamada itoobiyaanka oo ku qalabaysan gawaadhida dagaalka ayaa Xoog kula wareegay saldhigaasi waxaana meesha ka baxay ciidankii Booliska ee halkaas ka hawlgeli jiray.

dadweyne aad u badan oo diidan in ciidamada itoobiya ay qaataan raga halkaas ku xidhnaa lana wareegaan gaadiidkooda ayaa buux dhaafiyey hareeraha saldhigaasi waxaana socota xaalad fowdo ah oo buuq & sawaxan leh.

illaa hadda ciidamada itoobiyaanku lama bixin ragii iyo gaadiidkii saldhigaasi ku jiray, inkastoo ay gacanta si buuxda ugu hayaan saldhigaasi.

buuhoodlemedia.com

jidbaale.com
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by Phd in naago kudis »

i will buy babyfirl123 if she is on offer Razz

to be my sex slave Cool
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by Ina Baxar »

^PHD, after having seen your picture here , I doubt you could fuc.k anyone , so sit back and relax son , okay? <-- for your own good!!
User avatar
Somaliweyn Commando
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2148
Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by Somaliweyn Commando »

[quote="Ina Baxar"]^PHD, after having seen your picture here , I doubt you could fuc.k anyone , so sit back and relax son , okay? <-- for your own good!![/quote]


dhega Laughing Laughing Laughing waar aamus
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by Ina Baxar »

Tight ship!! We're trying to run a tight ship here EOMM, lil fuc.kers like that must be put back to where they belong Laughing : the sand box!
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by Phd in naago kudis »

ina dhulo

you fockin nacas

that was random picture from the internet

that love got and said that was me

and whada fock do you care about that love babygirl

you fock nurse
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by Ina Baxar »

Back to your designated area kiddo!!
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by Phd in naago kudis »

hoyodaa was

you fockin son of dhullo love

beliefing everything he sees

djboutian nurse down
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by LiQaaye_TDH »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

This 2 maxa isko saliday?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by Ina Baxar »

Waxaagan yaree camamka kuusan leh sidii hablaha , miyaad dib u fadhisan? mise ushii baan soo qabsadaa?
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: dhulmahante selling somali ppl to ethiopia ??

Post by Phd in naago kudis »

liqaaye

that shemale called xamri gash posted them fake pictures

sayin that was me

and that fockin nacas son of love ina baxar

beliefs straight away that it was me


fockin handicap who loves the fockin dhulos
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”