Page 1 of 1

BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY ENTERS BADHAN.....

Posted: Fri Sep 21, 2007 3:28 pm
by LiQaaye_TDH
Shalay Duhurkii ayaa waxaa ka dhacay Degmada Badhan rabshado xoogan kuwaaso ay ku kaceen koox calooshood ushaqeystayaal ah kuwaas oo horjooge u yahay Guray Cismaan Saalax lagana soo abaabulay Hargaysa iyagoo kaashanaya Maamulka Maakhir oy kawada tirsan yahiin MaamulkaSomaliland ee Dirta waqooyi.



Weerarkii ay shalay geysteen Kooxahaasi ayay ku qaadeen Bakhaarka Cawad Suldaan, ayadoo loogu talo galay in lagu waxyeeleyo Lataliyaha Dhinaca Dhaqanka M/weynaha Puntland Mudane Cawad Suldaan & Gudoomiyaha Qabanqaabada & Isku Dubaridka Dekeda Laasqoray C/laahi Maxamuud Suldaan C/salaan.



waxaa isla doraad ay weerar kan la mid ah ku qaadeen isla markaana ay ka dhaceen gaadhigii ay wateen odayaal ay ka mid yahiin



Axmed Muuse Suldaan



Maxamed Warsame Ismaaciil (Sinjibiil)



Axmed Maxamed Nuur & 2 ka tirsan Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Ee Puntland.



Odayaashan ayaa u socday inay ansaxiyaan Golahii Degaanka Badhan ayagoo kusoo jeeday Degmada badhan. Xiriir ay bahda allsanaag la sameysay oday dhaqameedyo ku sugan Degmada Badhan ayaa noo xaqiijiyay in weli gaadhigii ay haystaan kooxdaas calooshood u shaqeystayaasha ah iyo Maamulka Maakhir State



Gudoomiyaha Qabanqaabada & Isku Dubaridka Dekeda Laasqoray C/laahi Maxamuud Suldaan C/salaan & Lataliyaha M/weynaha Puntland Mudane Cawad Suldaan & Odayaal dhaqameedyo meesha kula sugnaa waxay canbaareeyeen weeraradan isdaba jooga ayagoo galiyay khalkhal amnigii magaalada waxayna noo cadeeyeen in shacabka Gobolka & kan magaaladuba ay iyagoo isku duuban ay diyaar u yahiin inay si wadajir ah uga hor tagaan. Weerarkan ayaa ku xidhiidhsan kan ka socda laascaanood taasoo la rabo in lagu xasuuqo shacabka Puntlanad. Waxaa cadaatay in maamulka Maakhir & Kooxdan calooshood U shaqeystayaasha ahi ay xiriir buuxa wadaagaan ayna sida wadajira u hoos tagaan Maamulka Dirta waqooyi oo ayagu in badan ku taamayey inay xasuuq kuwii hore la mid ah ka geystaan Gobolka.



Waxa nasiib daro noqotay in warbaahinta gobolku ay arintan daaha saareen ayagoo horena dhowr jeer u buunbuuniyay qolyahakan lasoo abaabulay. waxayna ka aamuuseen arintan ayadoo aamusnaantu ay la mid tahay ogolaanshaha. waxaan jeclaan lahayn inaan umadda gaarsiino kuwii ay ka daboolayd inay indhahooda wax ku dheehdaan lana socdaan waxaanu sheeganay waxa ka soo baxay.

Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY ENTERS BADHAN.....

Posted: Fri Sep 21, 2007 3:53 pm
by The_Emperior5
lol@ maakhiir

war warsangaligy na siyaasadii baa ka xuumaadtay Laughing

Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY ENTERS BADHAN.....

Posted: Fri Sep 21, 2007 3:54 pm
by cabdallah252
what do you want from our poor fishermen friends? Laughing


leave them alone you terrorist! Surprised

Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY ENTERS BADHAN.....

Posted: Fri Sep 21, 2007 6:53 pm
by neocon_2007
Another story made up by allsanaag Laughing Laughing Laughing

Re: BREAKING NEWS SOMALILAND ARMY ENTERS BADHAN.....

Posted: Fri Sep 21, 2007 7:39 pm
by BABYGIRL123
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

MAKHIIR STATE MILITIA WEYEE BEENTA ISKA DAA YOU REMEMBER WHAT HAPPENED IN DHAHAR.

THERE WAS A PUNTLAND CITY COUNCIL ELECTION IN BADHAN SUPPORTERS OF MAKHIIR DIDNT WANT IT TO HAPPEN SO AFNUGAAL WHO IS PRO PUNTLAND ACCUSED THEM OF HARBORING SOMALILAND MILITIAS.

BUT THE ELECTION HAPPENED.