Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Kooxdan isku magacowday Hawiye Action Group oo aan filayo inuu fadhigoodu yahay Magaalada Toronto ee wadanka Kanada, waxay taariikhdu markay ahayd 20/09/2007 ay ku faafiyeen mid ka mid ah shabakada Soomaalidiidka hambalyo iyo taageero ay u dirayaan maleeshiyaadka Dirta Waqooyi ee sida gardarada ah ku joogaa deegaanka ay ku abtirsadaan Daraawiishta SSCayn, hadaba waa maxay dulucda iyo ujeedada ka dambaysey hambalyadan dhinaca ka raran?


Run ahaantii waxaa la yaable leh Ururkan dibadjooga ah ee isku magacaabay Hawiye Action Group (HAG) waxaa ku kelifey ilaa xadkaasi inuu u soo muujiyo hiil ku siman afka uun?!!waaba cajiibe goormay gacansaarka yeesheen, waatay kala ahaayeen Qaldaan Wiririf iyo Muufo ku noole?!!! mise afhayeenka HAG wuxuu muujinayaa in iyaga laga itaal roonaaday, oo isaga ayaa asal ahaan ka soo jeeda Beesha Sheekh Xasan Daahir Aweys, ilayn waxani taageero ka weyne!!!

Liibaan Gabayroow adoo sii wata guubaabadii caadifadu hadheysey waxaad tidhi ( Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somalidiidka sida geesinimada leh ee ay casharka ugu dhigeen huwanta jahwareersan), hadaba walaaloow gar loo wada islaamee, hadaad qabtid in ay iyagu ciidamada Daraawiishta cashar u dhigeen waxaa fiicnaan lahayd inaad si saxa u xuuraamisid, qolo dhexdhexaad ahna aad warka ka qaadatid, laakiin bishiisaa Ramadaan hadaad eex iyo isku darsatid Hiil Caadifadaysan, maandhow adaa cirka roob ku og!!!...

Liibaan Gabayroow weli adoo sii wata Hiilkaagii ahaa tol'ayeey meesha ka kaca, waxaad tidhi (Ururka HAG waxaan ugu baaqayaa in dhamaan taageerayaashu meelkastoo ay joogaan aysan marnaba afka iyo adinkaba ka laabanin kuwa marwalba isku daya in ay horistaagaan ama carqaladeeyaan hanaansocoka nabada,horumarka,dimuqraadiyada iyo jiritaanka dalka iyo dadka aan wallaalaha nahay ee Somalidiidka. Horta waan gartay Ururkiina magaca uu huwan yahay, ilayn soomaali maanta way iska wada war haysaaye, Hawiye isku mowqif ma wada yahay? isku meel geeddiga ma u wada wadaa? saaxiib hadaynaan isyeelyeelaynin Hawiye wada socdaa ma jiree, meesha ma waxaad ku qarinaysaa Jufadiina oo ah tii laga itaalka roonadaay?

Liibaan Gabayroow markaad ciidamada daraawiishta ee heeganka u ah inay mar walba deegaankooda ilaashadaan, dhulkoodiina ay joogaan, kolay nin aqoonyahan ahna waad u eegtahaye, ma cadaaladii ayaa isu kaa tustay kuwani inay shufto yihiin, kuwa soomaalidiidka ee soo duullay, gardaradana ku jooga dhul iyo deegaan aanay lahayna waa geesiyaal, cakuye cadaaladii bal daya !!!.....mise xaalkaagu waxaa weeye qoladani maantadii bay noo hayaan? kuwa fallaagada ah ee Asmara isku uruursanayana way noo soo dhawaynayaan? ilayn maanta ka horow la idin kamaanu maqal idiinkoo hambalyo u dirayee!!!cajabeey cajab!!!...

Ugu dambayntii Saaxiib Liibaan Gabayroow waxaad tiri (ururka HAG waxaa marwalba ka go'an in uu si gaara isha ugu hayo dadka iyo dalka Somalidiidka ,cidkasta oo isku daydaana in ay waxyeelo u geysato aynaan af iyo adinba ka laaban doonin), hadaba maba xuma taasi laakiin sow kama horeyso inaad adigu isku filan tahay, awood leedahay, ilayn ninkii tiisa daryeela tu kale ku daree, mise hiilkaagu waa iska jaantaa rogan!!!.....bisha Ramadaana xaqa iyo cadaalada ogow!!!....

Cabdisamad Cali Jaamac
1_londoner
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8904
Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by 1_londoner »

Shocked bal arka....ileen waxad soo qortey sii fiican baan uu fahmey!!!!
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by Executive »

Hawiye Action Group should shut up and stop talking about Dhulbahante affairs.....


I read their article which was implying that the Somaliland army has more right to Dhulbahante land then the Dhulbahante themselves Confused Laughing Laughing
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by Luq_Ganane »

Laughing Laughing Laughing
User avatar
Somaliweyn Commando
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2148
Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by Somaliweyn Commando »

Ask Allah for forgivness, your fasting
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by The_Emperior5 »

WAR DHULABAHANTII MAXA CUQDAD DIILAY
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="The_Emperior5"]WAR DHULABAHANTII MAXA CUQDAD DIILAY[/quote]

Laughing Laughing Qurjiga iyo kaga Jirta Cuqdado
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by The_Emperior5 »

Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by DawladSade »

[quote="LiQaaye_TDH"] waatay kala ahaayeen Qaldaan Wiririf iyo Muufo ku noole?!!! [/quote]


Killer Laughing Laughing
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by Cilmiile »

Hawiye are confused. I dont think this is a great way to mobilize support for the liberation struggle.
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by MJ-Pride »

Exuctive,
You will never learn saaxiib. Are you still saying 'sheekh daahir xafidhu allah' and sheekh shariif allah yasharifuh' and Look what they are doing now. Siding with a country that doesnt even give a fck about Hawiye. I have said soo many time: Hawiye cimaamad soo xirtay wuu ka daranyahan kan aan soo xiran' Saaxiib sida isku dhaan
siciid harti
Posts: 164
Joined: Mon Aug 13, 2007 12:34 pm

Re: Dhullbahante attacks Hawiye Action Group!!!!!!!!!!!!

Post by siciid harti »

waraa hawiye siyaasadii ayaaba ka xumaatey ilaa dhuloos miyaay soo faragashadeen Shocked Shocked
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”