Page 1 of 1

War ileen Puntland weli waxaa..

Posted: Sat Sep 22, 2007 5:41 pm
by Ina Baxar
ka jira meelo isbarooyin ka taagan yihin :lol:


Dowlada Oo Samanaysa Ciidamo Lamagacbaxay Daraawiishta Oo Ladhigi Doono Xuduudah

(Laascaanood}22.9-7
Dowladda Federaalka ayaa wata qorshe lagu gabagabeynayo diyaarinta ciidamo loogu magac daray gurmadka oo ah kuwa Daraawiishta oo la geyn doona dhamaan gobolada dalka si ay qeyb weyn uga qaataan sugida amaanka iyo difaaca dalka. Wasiirka warfaafinta Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in ciidamadan daraawiishta ah ay saldhigyo ka dhigan doonaan gobolada dalka kuwaasoo ku dhaqaaqi doona qaadista isbaarooyinka,{ :lol: }ka hortaga isku dhacyada beelaha iyo guud ahaan sugida amaanka gobolada dalka.

"Ciidamadani daraawiishta waxay tababaro ku soo qaateen dugsiyada Lafoole, Labaatan Jiroow, Dugsiga sare ee Booliska iyo kan tababarka ee Carmo waana kuwo awood u leh in ay waajibaadkooda gutaan, waxana sugayaan gaadiid iyo qalabkii ay ku dhaqaqaaqi lahaayeen" ayuu yidhi . Nuunow.

Wasiirku wuxuu intaa ku daray in ciidamadan ay buuxin doonaan wixii gurmad ah ee ay dowladdu uga baahato gobolada dalka kuwaasoo dhaqsaba ugu howlgeli doona iyadoo ugu horeyna ay sii sifeyn doonaan jidgooyooyinka gaadiidka iyo dadka masaafurka ah dhibaatada u geysta, sidoo kalena waa kuwo diyaar u ah ayuu yidhi in ay kala dhexgalaan isku dhacyada beelaha ee ka dhaca dalka.

http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=8090

Re: War ileen Puntland weli waxaa..

Posted: Sat Sep 22, 2007 5:43 pm
by Hiiraan boy
inabaxar radiowidhwidh's ur favorite site??? :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: War ileen Puntland weli waxaa..

Posted: Sat Sep 22, 2007 5:44 pm
by LiQaaye_TDH
There is Isbaaro between Garowe and Bosaaso you will have to pay 50k to go true, they are the worst moryaans :lol:

Re: War ileen Puntland weli waxaa..

Posted: Sat Sep 22, 2007 5:45 pm
by The_Emperior5
they should invite muuse suudi yalaxow

he knows everthing about mobile isbaaro

is baaro- is baadho walugu baadhaya :lol: