Horumar iyo guul.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Horumar iyo guul.
Wajigii Labaad ee Barnaamijka Dib Udhiska G/Gedo Oo Maanta Xariga Laga Gooyay Iyo Gegida Diyaaradaha Ee G/Haarrey Oo La Furay
Sep 22,2007
by Garbahaarey-GEDO-NN
Wajigii labaad ee maamul u dhisida gobalka Gedo ayaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta gobalka Gedo ee G/haarrey ,kadib markii la soo gabagabeeyay tababarro iyo kulamo la xariiray dib u heshiisiinta iyo xalka gaarida shaqaaqooyinka bulshada gobalka isla markaana xal buuxo laga gaaray khilaafyo hakad galiyay dardartii barnaamijkan.
Shirweynaha maanta ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah xildhibaanada DFKMG ah ee ka soo jeedo G/Gedo, masuuliin sar sare oo ka socotay wasaarada arrimaha gudaha ee Soomaaliya, Saraakiil ka tirsan hay’adaha UNDP iyo UNOPS oo mashruuca maalgalinayo, maamulka gobalka Gedo, gudoomiyayaasha degmooyinka gobalka, saraakiisha amniga ee gobalka, hay’adaha gargaarka, ururada bulshada, hogaamiyo dhaqameedyo, Culumaa’udiin, wakiilo ka socday jaaliyadaha dibada, saxafiyiin, kooxaha fanka iyo suugaanta iyo shacab ka badan kun qof oo si weyn u buux dhaafiyay hoolka shirka.
Waxaa si weyn loo adkeeyay xaalada amniga, waxana la xadiday dhaqdhaqaaqyada dadweynaha ayada oo si gaar ah isha loogu hayay wadooyinka soo galayo hoolka shirka, waxana la arkayay hal ku dhigyo nabadeed oo lagu xardhay gidaarada hoolka shirka ayada oo uu dareenka ka qaybgalayaashu ahaa mid aad u sarreeyo.
Masuuliinta DFKMG ah ee Soomaaliya, maamulada gobalka iyo degmooyinkiisa, hay’adaha gargaarka iyo dhamaanba qaybaha muhiimka ah ee madasha joogay ayaa soo jeediyay qudbado muhiim ah oo qaatay muddo 6 saacadood ah, waxana qudbooyinkaas intooda badan xooga lagu saaray arrimaha loo yagleelay shirka maanta furmay iyo wajiyadiisii hore, gaar ahaan waxaa si xoogan looga hadlay arrimaha amaanka, nabada, isdhexgalka bulshada iyo ka miro dhalinta ujeedooyinka mashruuca dib u dhiska ee G/Gedo.
Masuuliinta Dawlada Soomaaliya ayaa si weyn uga mahadnaqay maamulada kala duwan ee gobalka sida dardarta leh ee ay u martigaliyeen barnaamijkan, waxana si gaar ah loo amaanay dawrka ay arrintan ka ciyaartay xarunta gobalka ee shirkan
martigalisay. Gabagabadii shirka ayaa waxaa lagu sheegay in laga billaabo maalinimada barri ah ay ergooyinka intooda badan ku laaban doonaan deegaamadii ay ka yimaadeen, waxana la reebi doonaa 105 xubnood oo ka socda todobada degmo ee gobalka, kuwaas oo la siin doono tababar 5 cisho ah oo ku aadan habka maamul wanaaga. Waxayna xubnahani ku laaban doonaan degmooyinkii ay ka kala yimaadeen ayaga oo degmo walba laga soo xuli doono 100 ergay oo dooran doona maamulka degmadaasi, waxana dabadeed loo gudbi doonaa dhisitaanka gole gobaleed oo 30 xubnood ka kooban ku waas oo dooran doono gudoomiyaha gobalka.
Inta lagu jiro wadiiqooyinkan maamul dhisida waxa si toos ah ugu lug yeelanayo hay’adaha barnaamijka taageerayo iyo wasaarada arrimaha gudaha ee dalka Soomaaliya ayada oo ay maamulka gobalka iyo kuwo degmooyinkaba ay sii daadihin doonaan masuuliinta haatan hayso, waxana iminkaba ololohooda siyaasadeed bilaabay musharrixiin dhowr ah oo u tartamayo jegooyinka kala duwan ee gobalka iyo degmooyinkiisa, ayada oo nimanka haatan hayo masuuliyadaha gobalka ay madasha kaga dhawaaqeen in ay u tanasuli doonaan cid kaste oo loo doorto maamulada gobalka, waxayna intooda badan muujiyeen in ay ka qayb gali doonaan tartanka siyaasadeed ee loo galayo kuraasta kala duwan ee gobalka.
Dhanka kale, sii hayaha maamulka GEDO oo asna ka hadlay shirkii maanta ayaa maanta madasha shirka kaga dhawaaqay in si rasmi ah loo furay gegida diyaaradaha ee degmada G/haarrey oo dhawaanahan xirnayd. Masuulku waxuu intaasi raaciyey in ay arrinkaasi meelmariyeen ayaga oo kaashaday hay’ada UN-ka u qaabilsan arrimaha amaanka ee UNDSS. Waxaana uu sidoo kale sheegay in labada bari ee nagu soo aadan uu garoonka dayuuradaha ee G/haarrey ka soo dagi doono wafti heer sare ah oo ka socdo hay’adaha UN-ka, kaas oo u kuurgalayo geedisocodka barnaamijka dib u dhiska iyo maamul u samaynta G/Gedo.
Sawiradda shirka Garbahaarey oo goor dhow idiin soo bandhigi doono:
Axmed Maxamed Caafi,
Wali SH. Cabdi Gurxan
Gedo-NN-Garbahaarey,GEDO

- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
Re: Horumar iyo guul.
falsehood will definately perish, Allahu akbar!!!
- Advocatar
- SomaliNet Super

- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Horumar iyo guul.
sxb I'm too hungry/weak to read somali right now.......no energy at all, summarize it for me in plain english. 
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Horumar iyo guul.
[quote="Somaliweyn Commando"]falsehood will definately perish, Allahu akbar!!![/quote]
What is falsehood sxb? The remodeled airport of Garbahareey has just been opened and over 1,000 TFG, Sade, and U.N participants are planning the future of JUBBALAND STATE.
---------"Shirweynaha maanta ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah xildhibaanada DFKMG ah ee ka soo jeedo G/Gedo, masuuliin sar sare oo ka socotay wasaarada arrimaha gudaha ee Soomaaliya, Saraakiil ka tirsan hay’adaha UNDP iyo UNOPS oo mashruuca maalgalinayo, maamulka gobalka Gedo, gudoomiyayaasha degmooyinka gobalka, saraakiisha amniga ee gobalka, hay’adaha gargaarka, ururada bulshada, hogaamiyo dhaqameedyo, Culumaa’udiin, wakiilo ka socday jaaliyadaha dibada, saxafiyiin, kooxaha fanka iyo suugaanta iyo shacab ka badan kun qof oo si weyn u buux dhaafiyay hoolka shirka.
Waxaa si weyn loo adkeeyay xaalada amniga, waxana la xadiday dhaqdhaqaaqyada dadweynaha ayada oo si gaar ah isha loogu hayay wadooyinka soo galayo hoolka shirka, waxana la arkayay hal ku dhigyo nabadeed oo lagu xardhay gidaarada hoolka shirka ayada oo uu dareenka ka qaybgalayaashu ahaa mid aad u sarreeyo.
Masuuliinta DFKMG ah ee Soomaaliya, maamulada gobalka iyo degmooyinkiisa, hay’adaha gargaarka iyo dhamaanba qaybaha muhiimka ah ee madasha joogay ayaa soo jeediyay qudbado muhiim ah oo qaatay muddo 6 saacadood ah, waxana qudbooyinkaas intooda badan xooga lagu saaray arrimaha loo yagleelay shirka maanta furmay iyo wajiyadiisii hore, gaar ahaan waxaa si xoogan looga hadlay arrimaha amaanka, nabada, isdhexgalka bulshada iyo ka miro dhalinta ujeedooyinka mashruuca dib u dhiska ee G/Gedo."-------

TFG waa gaalo
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Horumar iyo guul.
[quote="Advocatar"]sxb I'm too hungry/weak to read somali right now.......no energy at all, summarize it for me in plain english.
[/quote]
This is the conference to decide the future of Jubbaland State. The U.N has promised all the money needed including building the brand new conference hall the meeting is taking place right now and the remodeling of Garbaharey International Airport.
All of the Xildhibaano are there, Head of the TFG Interior Ministry is there, UNPOS, UNDP, etc are there. The governor, all the district commissioners, etc are all there.
1000 participants in all.
This is the conference to decide the future of Jubbaland State. The U.N has promised all the money needed including building the brand new conference hall the meeting is taking place right now and the remodeling of Garbaharey International Airport.
All of the Xildhibaano are there, Head of the TFG Interior Ministry is there, UNPOS, UNDP, etc are there. The governor, all the district commissioners, etc are all there.
1000 participants in all.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Horumar iyo guul.
Shirkii Maamul u sameynta Degmooyinka iyo Gobolka Gedo oo manta Si rasmi ah looga furey Degmada G/haarey
G/Harey, Somalia - Shirkan oo dhawr jeer oo hore uu dib udhac uu ku yimid ayaa manta si rasmi ah waxaa u furey Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha DKMG ah ee Somaliya Axmed Maxamed Gurxan, waxaana xafladii furitaanka goob joog ka ahaa ilaa 5 Mudane oo ka tirsan DKMG ah ee Soomaaliya, Gudoomiyaha Gobolka Gedo, Ku xigeenadiisa iyo Mas'uuliyiin tiro badan oo ka kala socdey Ergooyinka shirka iyo maamulada Degmooyinka Gobolka Gedo.
Shirkan ayaa waxaa uu manta ka furmay Hool cusub oo dhowaan ay dhistey Hay'adda WFP, iyadoo halkaasina ay qudbado ka soo jeediyeen qaar ka mid ah wufuuda ka socota Wasaarada Arimaha Gudaha iyo xubnaha baarlamanka, waxaana ka mid ahaa dadkii halkaasi ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha- Axmed Maxamed Gurxan iyo xildhibaano ay ka mid yihiin (Xasan Cabdi Xiireey (Xasan Deer),Yuusuf kaanti iyo Xuseen Cadaawe.
Aden Bare Cali Allgedo/Luuq-Ganaane.
Allgedo News Media Network

-
Alluring
- SomaliNet Super

- Posts: 8237
- Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
- Location: between past and future
Re: Horumar iyo guul.
If any of you actually THINK that UN wants to help Somali regions are seriously misinformed.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Horumar iyo guul.
Buurdhubo and Luuq Ganaane will be built 
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Horumar iyo guul.
Wajiga labaad ee shirkii G/haareey oo si toos ah uga furmay xarunta WFP ee Deg/ Garbaharey
Posted by cabdalla
Saturday, September 22 @ 00:00:00 PDT
Saakay aroortii ay waxaa lagu qabtay xarunta WFP ee degmada G/haareey xaflad ballaaran oo lagu maauusayay furitaanka wajiga labaad ee shirka maamul u samaynta ee ka socda degmada G/haareey.
Kulankan ayaa waxa ka soo qaybgalay wufuud ka kala socota wasaaradda arimaha Gudaha ee DFKGS iyo xubnaha baalamaanka ee ka soo jeedo beesha SADE, iyadoo halkaasina ay qudbado ka soo jeediyeen qaar ka mid ah wufuuda ka socota wasaarada arimaha gudaha iyo xubnaha baarlamanka,waxaana ka mida ahaa dadkii halkaasi ka hadlay agaasimaha guud ee wasaarada arimaha debeda Axmed Maxamed Gurxan iyo xildhibaan (Xasan Cabdi Xiireey (Xasan Deer).
Waxaanay ugu dambayntii ku booriyeen in bulshada reer Gedo ay ka faa’iidaystaan fursadan qaaliga ah taasoo mas’uuliyiinta Gedo ay uga gol leeyihiin in salka loo qotomiyo maamul wadaag lagu kal soonyahay.
Furitaanka wajiga labaad ee shirkan ayaawaxaa ka soo qaybgalay dhammaan qaybaha kala duwan ee ururada bulshada ee G/Gedo,waxaana dadkii shirkaasi ka soo qaybgalay ka muuqday xamaasad iyo raynrayn.
Aden Afgooye
B/xaawo
Gedoweb Online

Shir weyne maamul lagu dhisayo oo ka furmay Gobolka Gedo
Garbahaarey(AllPuntland)- Munaasabad ballaaran oo lagu furayey shirweyne ay ka soo qeybgalayaan dhamaan qeybaha bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, siyaasiyiin , oday dhaqameedyo, xildhibaano iyo waxgarad badan ayaa maanta ka furmay magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo.
Shirweynahan oo maamul cusub loogu dhisayo gobolka Gedo ayaa waxaa la filayaa in lagu qabto doorasho loo gelayo guddoomiyaha gobolka kaasoo ay horay isugu qabsadeen mas’uul ay dowladda u soo magacowday xili hore iyo mid loo soo magacaabay xiliga xaaladda deg dega.
Md. Aadan Axmed Ow-Xersi oo si KMG ah u sii haya xilka Guddoomiyaha ayaa shirka ka sheegay in uu ku qanacsan yahay natiijada ka soo baxda doorashada dhawaan dhici doonta.
“Hadii ley doorto waa sidaan doonayey hadii cid kale ay iga guuleysatana waxaan idiin ballan qaadayaa in aan la shaqeyn doono oo uusan khilaaf danbe jireyn” ayuu yiri Md. Ow-Xersi, Xildhibaan Xasan Cabdi Xiirey oo isna halkaasi ka hadlay ayaa ku booriyay siyaasiyiinta in lag agudbay xiligii qabiilka la isku qabsan jiray loona gudbay xiliga is kooxeysiga tartanka Dimoqraadiga kaaso lagu kala baxayo.
Shirka maanta ka furmay gobolka Gedo ayaa hadii lagu guuleysto oo maamul cusub loogu dhiso gobolkaasi uu noqonayaa kii sadaxaad ee ay sameystaan dadka deegaanka oo ah mid raali ay isugu yihiin oo ay iyagu soo doortaan.
Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho

[quote="Alluring"]If any of you actually THINK that UN wants to help Somali regions are seriously misinformed.[/quote]
...is this alluring mise afurkii baa hadlaaya?
Dowlad, I see .......even though I'm a bit skeptical.
Dowlad, I see .......even though I'm a bit skeptical.
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Horumar iyo guul.
[quote="Alluring"]If any of you actually THINK that UN wants to help Somali regions are seriously misinformed.[/quote]
Who cares what they do as long as they give us the resources and they are doing so now.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Horumar iyo guul.
dawladsade hiiraale weli dibada ku maqanyahay???
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Horumar iyo guul.
Hiiraale Talyaaniga buu joogaa, he is getting treatment for the car bombing.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 470 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 1757 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 524 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 1 Replies
- 555 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 8 Replies
- 663 Views
-
Last post by kambuli
-
- 1 Replies
- 316 Views
-
Last post by sahal80
-
- 26 Replies
- 4123 Views
-
Last post by salool
-
- 8 Replies
- 645 Views
-
Last post by sahal80
-
- 22 Replies
- 1984 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 1 Replies
- 679 Views
-
Last post by kaliil