Dhaq-dhaqaaq Dagaal oo ka socda Deegaanka Buurgaabo ee Gobolka J/Hoose.
Deegaanka Buurgaabo oo katirsan Gobolka J/Hoose ayaa waxay wararku sheegayaan in dhaq-dhaqaaqyo Ciidam ay ka socdaan deegankaasi kadib maalintii sedexaad oo xasilooni daro ay kajirto iyadoo ay Labo Beelood oo wada Daga Deegaankaas ay ku hardamayaan gacan kuhaynta dekeda mac malka ah ee Magaalada Buurgaabo.
Sida ay wararku sheegayaan waxaa degmada badhaadhe kasoo ambabaxay gawaarida dagaalka ee loo yaqaano tiknikada iyaga oo kusii jeeda barta uu dagaalku uu ka soconayo,halka dhinaca kale ciidamo aad utiro badan ay ka ambabaxen deeganka kamjaron, Ilaa iyo hadeer waxaa soo garayo isbitaalka wayn ee kismayo dhaawacyo keli keli ah oo gaarayo illaa 4 qofood.
Si kasteba ha ahaatee usbuucii tagay ayaa markale dagaal ku dhexmaray Beelaha Ogaadeen iyo Gaaljecel manajirto cid wax waan waan ka dhex wada beelahaas ku hardamaya gacan ku haynta Magaalada.
Waxaa maanta baaq nabadeed soo saaray oday dhaqamedyada iyo wax Garadka ku dhaqan jubooyinka in ay joojiyaan dagaalada labada beelood ee Ogaadeen iyo Gaal Jecel.
BREAKING NEWS DHAQDHAQAAQ DAGAAL IN JUBBALAND
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1496 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 67 Replies
- 7314 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 2 Replies
- 897 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 39 Replies
- 2764 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 11 Replies
- 1278 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 14 Replies
- 886 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 7 Replies
- 996 Views
-
Last post by kkk47
-
- 28 Replies
- 249 Views
-
Last post by The_Emperior5