New Ethiopian Army battalion arrived Mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

New Ethiopian Army battalion arrived Mogadishu

Post by COSTA »

I think they will never leave :lol:

Muqdisho(AllPuntland)- Dowlada Itoobiya ayaa lugu waramayaa in ay ciidamo xoogan usoo dirtay gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaana magaalada Muqdisho waxaana lugu waramayaa in ay ciidamadaasi badalayaan kuwii horay ujoogey.

Ciidamada dowlada Itoobiya ayaa lugu waramayaa in ay soo galeen magaalada Muqdisho 24 saac ee lasoo dhaafay ayagoo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ee loo yaqaano Taankiyada isla markaana waxa ay dageen Xeryaha ay horay udaganaayeen ciidamadii Muqdisho yimid markii dagaalada looga saaray Haraadigii Maxkamadihii dalka Soomaaliya.

Ciidamadan oo aan meel ku hakan ayaa is toos ah waxa ay utageen saldhiyadaasi Milateri waxa ayna warar ku sheegayaan in ay baladayaan ciidamadii Muqdisho yimid Dec-2006-dii markii ay socdeen dagaaladii dowlada iyo Maxkamadihii magaalada Muqdisho.

Warar kale oo laga helayo ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay ciidamadan ka qeybqaadayaan amni ku soo celinta qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya ,inkastoo aysan jirin cid wararkaasi si rasmi ah uxaqiijisay.

Dowlada Soomaaliya ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in nabad ku soo celinta magaalada Muqdisho lugu guuleystay isla markaana ay doonayaan in ay uguntadaan nabad ku soo dabaalida gobalada kale ee dalka Soomaaliya ayagoo laga soo bilaabayo gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya.

Ciidamadan cusub ee ka socda dowlada Itoobiya ee soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale ku soo beegmay ayadoo amaanka magaaladu yahay mid sugan inkastoo meelaha qaarkood xiliyada qaar laga maqlo qaraxyo kala duwan.

Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: New Ethiopian Army battalion arrived Mogadishu

Post by fagash_killer »

Dowlada Itoobiya ayaa lugu waramayaa in ay ciidamo xoogan usoo dirtay gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaana magaalada Muqdisho waxaana lugu waramayaa in ay ciidamadaasi badalayaan kuwii horay ujoogey.
:lol: prepare for a new round :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: New Ethiopian Army battalion arrived Mogadishu

Post by The_Emperior5 »

tallow hawiyaha na ya badalla

:lol: :lol:
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: New Ethiopian Army battalion arrived Mogadishu

Post by COSTA »

Fresh Tigrey and Gambela soldiers in Mogadsihu :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Megatron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3168
Joined: Sat May 05, 2007 10:27 am
Location: Cybertron

Re: New Ethiopian Army battalion arrived Mogadishu

Post by Megatron »

[quote="COSTA"]Fresh Tigrey and Gambela soldiers in Mogadsihu :lol: :lol: :lol: :lol:[/quote]

"Fresh" ??? That must make you happy, seeing all the money you can make serving as a sex slave in the barracks.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: New Ethiopian Army battalion arrived Mogadishu

Post by COSTA »

^^Qaniis Futa Cad :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”