Page 1 of 2
Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 2:13 pm
by Ghetto_Faarax
wax alaale waxaan idin idhaahdo ma garanayo
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 2:13 pm
by military-mind
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 2:16 pm
by Ladie

now this guy is my favrite

mr comedy .. hadal buu intaa xayaa
-Qumanyoo-
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 2:19 pm
by Ghetto_Faarax
qumanyoo. walaahi waa qumanyo oo waynaatey
qumanyo imika dee gabadh weyn baad noqotey oo Macaa Ladie baad la baxday wooooooooow, them Qumanyo days are finito ,
waxa kuu hadhuun in lagugu qabto, oo lagu aqal galiyo
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 2:24 pm
by Ladie

hadalkaasi ma jirto ..
waa arimo kale waxaasi ..
stil tho beryahan xagee baad ka dacday ...?
long damn time ..
besides im not really a Qumanyoo .. im nice
hows woolwich?

Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 2:33 pm
by Ghetto_Faarax
Woolwich aaa, acuudu bilaa, sowtii woolwich laygu dilay gaadhay, miyaad waalanatahay , tuyaroo aan la soc-socday sowtii walaalaheed ay is yidhaahdeen roof ka tuura intay na find out gareeyeen waahi no lie, woolwich hy baan uga soo cararay ,
ileen Hy waa xaasidiin maystidhi
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 2:43 pm
by Ladie

waxaa waa lugu yaqaanaa ..
stil tho .. waa baajoonimo waxaasi ..
nacasnimadaa heerkaa la gaadhay ..
adiga maxaa hablaheena ku dhex dhigay? ..
waxaa wayaan mabnuuc inadeer ..
-Qumz-
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 4:12 pm
by BIDA
Sorry

Got Carried Away
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 4:16 pm
by Ladie
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 4:16 pm
by BIDA
I Said Im Sorry

Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 4:28 pm
by Mizzy_Xclusive
I Officially Cant Read Somali

Wtf
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 4:30 pm
by BIDA
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 4:31 pm
by Ladie
Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 4:33 pm
by BIDA
Waxii
Wax What

Re: Waxaan Idin idhi
Posted: Sun Sep 23, 2007 4:36 pm
by Ladie

waxay as WHAT ..
how u say what in somali ..
