55 Somaliland soldiers defeact to Puntland Army

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

55 Somaliland soldiers defeact to Puntland Army

Post by Mrs Musika man »

Laascaanood(jidbaale.com):-Ilaa iyo 55 ka mid ahaa ciidamada Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa habeenimadii xaley soo gaarey gudaha magaalada Laascanood, kuwaasi oo ka soo baxsadey deegaanka Adhi-Cadeeye oo ay fadhiyaan ciidamo ka tirsan maamulka la magac baxay Somaliland oo ay halkaasi isku horfadhiyaan ciidamada Puntland.



Taliyaha saldhiga dhexe ee magaalada Laascaanood C/raxmaan Axmed Xaashi (C/raxmaan Tuur) oo u waramayey warbaahinta ayaa sheegay in ciidamadan ka soo baxdey maamulka Somaliland ay u dhasheen deegaanada Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, kuwaasi oo uu sheegay inay u dulqaadan waayeen dagaalka lagu soo qaadayo Gobolada ay u dhasheen.



C/raxmaan Tuur ayaa sheegay in ciidamadan in loo soo gudbin doono xerada ciidamada ee deegaanka Xorgoble halkaasi oo lagu wado in tababar loogu sameeyo, waxaana marka tababarkaasi uu soo dhamaado loo kala gudbin doonaa deegaanada Puntland oo ay ka qaban doonaan hawlaha loo xilsaaro ee ku aadan sugida amaanka iyo difaaca deegaanada Puntland.



Ciidamadan ayaa ahaa kuwii ugu horeeyey ee ka goosta maamulka Somaliland tan iyo markii ay dagaalada iyo xiisadaha colaadeed ka soo cusboonaadeen deegaanada ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: 55 Somaliland soldiers defeact to Puntland Army

Post by Ina Baxar »

So they basically came out of the closet eh? Laughing
User avatar
Metal
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 553
Joined: Tue Sep 11, 2007 6:47 pm
Location: Xaafada Kacaanka

Re: 55 Somaliland soldiers defeact to Puntland Army

Post by Metal »

My friend and regional neighbor, Ina Baxar, the Garowe Peace Corps is recruiting in Hargeisa.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: 55 Somaliland soldiers defeact to Puntland Army

Post by COSTA »

[quote="Mrs Musika man"]C/raxmaan Axmed Xaashi (C/raxmaan Tuur) [/quote]''

Wasn't he the first Somaliland president Confused
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: 55 Somaliland soldiers defeact to Puntland Army

Post by Ina Baxar »

Laughing who is the Garowe peace corps? Never heard of them!! I know we currently have a couple of Garowe former high ranking police officers in Hargeysa , but that's about it .
James Dahl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5212
Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
Location: Vancouver, British Columbia, Canada
Contact:

Re: 55 Somaliland soldiers defeact to Puntland Army

Post by James Dahl »

Do Puntland and Somaliland just label whoever they feel like as their soldiers or their opponent's soldiers?

I mean I bet if I went into Sool with a gun, someone would claim I was their soldier.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”