Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Alta Vista [Bot2]
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 497
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Carriga Ingiriisiga

Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by Alta Vista [Bot2] »

Ethiopia(Jidbaale.com) Siyaasiyiinta g/waqooyi wax weyn baa ka qaldan walina umay bislaan nidaamka dowladnimo ee ay raadinayaan, maskaxdooduna kamay korin markay SNM-ta ahaayeen, hadaan tusaale u soo qaato shakhsiyaadka ugu sareeya maamulkooda iyo kuwooda ku jira xisbiyadda mucaaradka ah, waxay si foolxun ugu dheeraadan xumaanta dowladii soomaaliyeed, waxayna inta badan adeegsadaan kalmadaha 'faqash baanu ka adkaanay' iyo 'hebel Jabhad buu ahaa', qofkay caayaana waxay ku yiraahdaan waa faqash, kan ay amaanayaana waxay ugu yeedhaan Jabhad (SNM).

Dowladii Soomaaliyeed iyo Adeegsida kalmadda Faqash



Waxaa la rumeysan yahay in dowladii Soomaaliyeed ay lahayd qalad iyo wanaag labadaba, waxaa kaloo markhaati ma doonta ah in dowladaas cid waliba ku jirtay, dhamaan masuuliyiinta ama siyaasiyiinta ka dhexmuuqda siyaasadda soomaaliya badankoodu waxay la soo shaqeeyeen dowladii soomaaliya.



Waxaa iyana lawada ogsoon yahay in dagaaladii sokeeya ee dalka ka dhacay uu beel walba saameeyay, dagaaladaas ha ahaadeen kuwo dowladu waday ama kuwo u dhaxeeya beelaha soomaaliyeed, dagaalkaas ay dowladu ku ilaalinaysay nadaamka dowladnimo cid waliba way ka qeyb qaatay, qolo walbana ciidamadeedu waa ku jireen, siyaasiyiinta ama saraakiisha maanta horboodaya siyaasadda soomaaliduna waxay ahaayeen kuwii dagaaladda hogaaminayay, dhinac kastaba markaad ka eegtid wuxu ahaa dagaal lagu sugayay nidaamka dowladnimo iyo midnimadda soomaaliya.



Halkaas waxaa inooga soo baxaya in cid gaar ah oo farta lagu fiiqaa oo lagu odhan karaa waa faqash aysan jirin maadaama dowladii faqashta ahayd lagu wada jiray, waxaad ogaataa in siyaasiga maanta joogaa uu danihiisa gaarka ah wato, sida uu shalayba u watay danihiisa gaar ah, balse waxaa nasiib daro ah in masuul waliba markuu xilka ka tago ama dowladii uu taageerayay meesha ka baxdo inuu cay iyo aflagaado ka daba tuuro.



Kalmadda Faqash iyo siday u adeegsadan Goboladda Waqooyi



Guud ahaan kalmadda faqash waxaa laga adeegsadaa goboladda waqooyi, iyagoo ula jeedaa Dowladii Siyaad Bare, haddaba Dowladii Siyaad Bare xumaan iyo wanaag waxay lahaydba tagtay, waxaana isku soo gadhay oo xilalka sare ee Maamulka buux dhaafiyay shakhsiyaadkii markaa ahaa faqash, oo ugu horeeya Madaxweynaha Riyaalle, labada hogaamiye ee mucaaradka, gudoomiyaha gollaha wakiiladda, gudoonka gollaha guurtida, iyo dhamaan shakhsiyaadka xilalka ka haya ha noqdeen wasiiro ama sarkaal ciidane, waxay dhamaantood u soo shaqeynayeen dowladii soomaaliyeed.



Haddaba, Beelaha Isaaq oo runtii caadifiyadda qabiilka ay aad ugu fogaatay waxay caadeysteen inay siyaasiga ay doonayaan ka saaraan liiska faqashnimadda kuna daraan liiska mujaahidiinta, markay doonayaan inay siyaasi caayaan waxay yiraahdaan 'hebel faqash buu ahaa' sidoo kale markay doonayaan inay amaanana waxay yiraahdaan 'hebel waa mujaahid ama S-tii buu ahaa, ujeedada ka dambeysa ayaa ah in siyaasiga u soo dagaalamay jabhadii SNM oo ahayd isaaq soocan'.



Faqash ma Maamul buu ahaa mise Qabiil.



Shacabka g/waqooyi waxay kaloo kalmadda faqashta u adeegsadaan guud ahaan qabiilkii uu ka soo jeeday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Marxuum Maxamed Siyaad Bare (Alleh ha u naxariistee), taasoo ku macneeyaan yahay wixii ku abtirsadda Beelaha Daarood oo dhami yahay faqash. Isla markaan ay sheegaan in laga burburiyay guryo iyo daaro ay hore dowladu u dhistay.



Marka aynu isku soo wada duubnaa waxaad moodaa in wax weyn ka qaldan yahay siyaasiyiinta goboladda waqooyi, waayo isma qabato qaran baan doonayaa oo haddana dad baan si gaar ah farta ugu fiiqayaa, Faqash baan colaadinayaa oo hadana Harti baan doonayaa inuu Qaran ila dhiso



Maamulka maanta Hargeysa ka jiraa ee la magac baxay Somaliland waxaa dhashay SNM, Hadaynu dhinac kale u dhignana SNM Isaaq soocan bay ahayd, taas macnaheedu waxaa weeye Maamulka la baxay Somaliland waa Isaaq soocan.



Sidoo kale hadii aad Beelaha Daarood oo dowladii Soomaaliyeed gadh-wadeen u ahaa aad ku tilmaanteen, Hartina oo aad ka doonaysaan inuu Qaran idinla dhiso si aad soomaali inteeda kale uga go'daana wuxuu noqday Daarood.



Markaa idinkaa cirka roob ku ege, ka soo caba, waligiina intaad dacaayadda iyo cadaawadda raqiiska ah is garab wadaan dowladnimo gaadhimaysaan.

M. Noor (Jeenyo) - mnjeenyo@hotmail.com

Ethiopia - Addis Ababa
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by Ina Baxar »

Magacii qaaliga aha ee "darwish" majeertenia baa dhulka la dhacday , maantana Xabashii baa hoggaan dagaal u noqotay nimankii beri ku faani jiray anaga gaalo ka saarnay waddanka .
yesman10099
Posts: 43
Joined: Thu Aug 02, 2007 11:20 am

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by yesman10099 »

fuch u ciil kama kore
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by Ina Baxar »

Daraawish dhimatay Laughing Ma nimanka caado ka dhigtay iney Xabashi usoo kaxaystaan soomali kale baa anaga wax inoo sheegi kara . Tii horaa ba laga yaabana ee { UIC} . Mar dambe yaanaan la maqlin dhulbahante oo Isaaq ku caayaya ingiriis raac iyoo sheekoyin laga tagay Laughing
User avatar
malakul mawt
Posts: 214
Joined: Tue Sep 11, 2007 12:48 pm
Location: cirka iyo dhulka meel u dhaxaysa

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by malakul mawt »

ina baxar maxaad isku qaldaysaa sxb,wa ayo dhulbahantaha soo kaxaystay ethiopiaan? si hadaad eegto waa runtaa magacii la odhan jiray darwiish beri hore ayuu dhintay.lakin hadaad eegto dhulbahante tiisu ma aha qabiil iyo somaliland iyo puntland,dhulbahante tuu eegayaa waa qaranimo soomali weyn,si uu wax ula qaybsan lahaa waxna ugu kor dhin lahaa,marka arimaha aad arkaysa hada sxb waa licib saghir.......samir yeelo
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by Ina Baxar »

http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=8101
quote--->"Ciidamda Puntland Ee Jiida Abeesalay Oo Ay Wehelinayaan Itoobiyaan"

War anigu hadday Ethiopia intey dhul Isaaq soo gasho niman kale oon is haysano inaga celiso , dib dambe Isaaq u sheegan maayo. simple!!!
Now ask yourself who does MORE damage to the darwish? The idoors?{we've always been fighting } or Majeertenia? Laughing
User avatar
malakul mawt
Posts: 214
Joined: Tue Sep 11, 2007 12:48 pm
Location: cirka iyo dhulka meel u dhaxaysa

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by malakul mawt »

ina baxar waan ka xumaaday in ragaas waxay yihiinba loo dhiibay ciidama shisheeye,laakiin waynu iska ognahay xaalka buuhoodle iyo siday wax ukala socdaan.lakin waad ogathay in dadka degen meeshaas ay diideen in loodhiibo ethiopian,lakin laga awood batay.ta kale ina baxar somaliland maalin walba ayay ONLF dadkeeda u dhiibtaa iyo qofki cimaamad xidhane. taa soomaali oo dhan baa hada ka siman in loo kala ordo tigrey...si uu tigidhkii janada hayo
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by Ina Baxar »

Si fiicaan aynu is ku maqalno , malakul mawt.
Anagu ONLF waa runta waynu uu dhibnay qaar ka mid ah Xabashida , laakiin arrintaas anigeygan kula hadlaya waan ka xumahay , dad farabadan oo SL ah na wey ka xumadeen , laakiin Xabashidu anaga inoo ma soo galin Hargeysa gudaheeda oo kala may bixin nimankaas xabsiga { That's No1}
No2 taan ka hadlayo maba taagna Buuhoodle ee Xabashi hor socota ciidanka TFG baa Las Caanood gudeheeda jooga maanta .Nimanka u yeedhay waa la ogyahay , waa Majeertenia !! Haddaba meesha dhibaatada taala waxa weeye , idoor nacayb awgii miyuu dhulkbahante oo weligii darwiish isku sheegi jiray maanta Xabashi magaalka usoo geliyay? I don't think so !!
Markaa haddaba waxay ila tahay aniga hadday Majeertenia dhulbahante magaciisa dhowrayso waxanii ma dhaceen, ee madaama Majeertenku mar hore ba Ethiopia soomali kale la dagaalankeeda ugu yeedhay , CEEBTA ha lagu la qabo bay ka wadaan Laughing
Daraawish dhimatay !!
User avatar
malakul mawt
Posts: 214
Joined: Tue Sep 11, 2007 12:48 pm
Location: cirka iyo dhulka meel u dhaxaysa

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by malakul mawt »

waan gartay. marka hore maxaa majeerteen aad u saaraysaa danbiga inay somalia xabashi keeneen,xabashi mar ay soo gashaba way soo geli lahayd fursadana waxaa siiyay islamic courts iyo somaliland oo gooni isu taag ah,tasina way u faaiidaysay cadawga,nacayb isaaq iskumaanaan raacin,idinku se waad isku raacdeen taa.siyaasaduna marba dhan bay u jeedaa,laascaanood iyo buhoodle waxay noqdeen meelo ay xamaasadi ka taagan tahay,ethiopian kii aan wadana eritrean bu wataa.....ta kale ethiopianku uma baahna inay hargeysa yimaadaan iyagoo meeshooda joogo ayaad u geysaan wixii aad qa qabataan
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by Ina Baxar »

Loool, wax aqli ku fadhiya ku maad hadlin.
Firts of all in order to have a decent converstaion one has to be HONEST.
Ethiopia waa la wada ogayahay cidda soo galisay Somalia , I mean there is ABSOLUTELY no doubt about that , as matter of fact waa taan socota ilaa iyo maanta oo Cadde Muuse Buuhodle odayaasheeda ku qasbay inay Xabashida nimanki soomali ku warejiyaan!
Somaliland gooni isu taageedu waa arrin kale , taas iyada gaar ahaan baa looga hadli kara . Laakiin maxa " the Ethiopian invasion and Somaliland secession" isu keenay? NOTHING , again it's a scheme to find someone else to blame your own shame upon. NOBODY forced CY and his administration to call upon Ethiopia to invade Somalia. Nobody !!
Thirdly , meesha waxa la isku haysta waa "TERRITORIAL INTEGRITY" oo sharaf ah!! Anagu haddan cagdheer ta Ethiopia u dhiibno , waa arrin ANAGA ina qusaysa , niman aan gacantayada ku soo qabanay oo si badheedh ah u dhiibayno weeye , gurigayaga cid kasta iska ma soo gasho waxay doonto kala ma baxdo. Haddan waxaan sheegayo been tahay , muxuu Cadde Muuse intuu nimankaa Garoowe la tago isagu Ethiopia gacanta uga gelin waayay?
darawiish dhimatay oo majeertenia baa dishay Laughing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by The_Emperior5 »

xabashida waxaaanu ogadeennka ugu dhiibnay verry simple

100 ghaadhii uuu garxajis leeyihin bay gubbeen

our own interest

mejeerteeen xabshi raac i dunnow

ina baxar run sheegay

mejeerteeen baa magacii darwish ku tumtay Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by Ina Baxar »

I mean there's ABSOLUTELY no doubt about it !!
Widhwidh.com reporting Ethiopia inside Las Canood , maxaa ku hadhay meesha Laughing, and the clowns at Jidbaale baa weli ku haya " Idoor , iyoo Idoor " Ilaahow aqli ha inaga qaadin .
Ama Harti ha noqdaan oo markaas ceebta ha is la wada qabaan min berigii Talyaani guumaysan jiray oo juuq dambe iyo sheeko saqiir ah " english orphans" iyo waxyaalas yaan laga maqlin , ama darawiish ha noqdaan iyoo nimankii gaalo layn jiray . Very simple Laughing
User avatar
malakul mawt
Posts: 214
Joined: Tue Sep 11, 2007 12:48 pm
Location: cirka iyo dhulka meel u dhaxaysa

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by malakul mawt »

inabaxar aynu wax isku af garano,oo mar kasta hadaad wax shaygayso introductionka iska dhaaf cayda oo si nin weyn u hadal.dhulbahante hadii uu darwiish ahan jiray waa taariikh ilaahay siiyay,adigu waxba kumaad lahayn soomaaliya markii isticmarka ingiriisku dhulabahante dayuuradaha ku rushaynayay ninkii waxaad ahayd u basaasayay oo qoriga u safaynayay, maanta inaad isku daydo inaad nakala dhex gasho anaga iyo majeerteen waa habeenki xalay tagay,waa mid naga dhaxaysa anaga,anagaa lsla xisaabatamayna siday rabto ha noqotee.meeshaada iyo beelahaaga ka adkaw.......orodow ictiraaf raadso waqti baa kugu socdee
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by BABYGIRL123 »

First of all habaarkaa isla heela darawiish dhimataydaa ku heeysiin idiinka waxaa tihiin iyo meshaad ka timadeen la heela. Sad

Secondly you wont see dhulbahante supporting reer/waqooyinimo this one is over and done with or reer/koonfureed who constantly support anything against dhulbahante. Confused

Finally our interest will be the only thing promoted which lies with the development of our regions, our people which is connected to the central government which is in most cases lead by someone close to us. Cool
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Isaaq wali waa Jabhadd umana bislaan wali nadaam dowladnimo

Post by Ina Baxar »

Malakul mawt , ingiriis inaad inagu caydaan " basaas iyo askar baad u ahaydeen" kugu ma diidani anigu . Ingiriis waa yimid Somaliland dabadeedna beel walboo reer Sheikh Isaxaaq ah heeshis bu la kala saxeexday{ HA, HY....}, waa sheeko cad taasi. Dhulbahante inta heeshis la gashay Ingiriiska waa la ogyahay , laakiin xitaa maanta hadalkeygu halkaa ma taagnaa. kaba soo qaad waad ka soo hor jeedan indikoo dhulbahante ah . Haddaba taan la yaabanahay waxa waxa weeye , Majeerteenku waa ka Ethiopia soo galiyay waddankee, miyuu idin la tashaday intaanu ciidamada Xabashida Las Canood la soo gelin?
Darawish has been put to adoption by his cousins the Majeerten all surrogate children of Ethiopia . Dayum who would have tought that?
Midda kale , darwiish taariikh bu leeyahay..." haddaad tidhah, taariikhdu waa mid maalin walba la qorayo . Mantanna ciiddankan Xabashida ee Las Canood iyoo Buuhodle iska dhex meeraysanaysa waa mid TAARIIKH-da gashay , sidaad doontaan u cabaada . Ama ka toosa hurdadan aad ku jirtaan , ama sidaas uun baa laydin hor keeni halkanaad joogtaan maanta Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”