
Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
Biriyahan buuqdi iyo is qabashodi waad iska dayseen, yaa in ducayay? 

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
war qofkasta ma aheen saaxib ee waxay ahaayeen ciyaal bah yar korise. you know how that shit is.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
Luq, ducadaadi baa nasoo gaartay. Awoowgaana qaadi dhan ayuu ahaa adiguna awliyaa tahay marka ducadaadu inaba caadi maahan. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
waa iska caadi in walaalahu marmar is xaniinyo-taabtaan ( no sexual connotations intended) for those of you like Advo lol. But its always better to keep it in-house.
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
The Shirka Garbaharey spirit baa in soo gaaray.
Jubbaland State

Jubbaland State

Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
[quote]war qofkasta ma aheen saaxib ee waxay ahaayeen ciyaal bah yar korise. you know how that shit is.[/quote]
Oo kuwe weeye kuwaas???
Oo kuwe weeye kuwaas???
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
Adiga.......
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
[quote]ciyaal bah yar korise[/quote]
Nacala adi iyo leysaankaad tahay was, ina gumeedyaho waxaan ku iri waxa ii koriyey iyo wax kale igama taqaantid ee afaraheyga ka bax.
Nacala adi iyo leysaankaad tahay was, ina gumeedyaho waxaan ku iri waxa ii koriyey iyo wax kale igama taqaantid ee afaraheyga ka bax.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
Qansa, intaad islahayd DawladSade shacuurtiisa kici, beel Islaam kana ah Sade baad gaftay. Anigu waan koray, adigu ma kortay?
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
DS, that and the other definition is "the offsprings of the second-wife" which has ceey behind it. Either leysaanka wu is mahdiyey, hadu tada ka hadlayone dee cidu ka so jeedo iyo dadki so koriyeybo ciddo wa la yaqaan oo dad tiro ku faani karo ma aho. Hadi eey tan labaad tahay, taas ba ka xun sa afaaro oo an quseynin oo uu wax bane ka garaneynin bu so hadalqaadey oo personal ah.
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
what is shacuurtiisa? beel baad gafte maxaad ka wadaa? ma af soomaligii ayaa ii gooye misa waxaad qorte don't make sense at all. anyway i am glad you grown up saaxib laakin becoming a grown ass man does not mean lama kaftami karo.
sadboi, waxaan ka hadlaye ayaa rumayse. xin aan wax tar laheen iyo xaasidnimo loo baahneen baa lagu yaqaan ceeynkaada.

sadboi, waxaan ka hadlaye ayaa rumayse. xin aan wax tar laheen iyo xaasidnimo loo baahneen baa lagu yaqaan ceeynkaada.

Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
Ina gummed, before you fart have the right gas at least. Bah-yar in aan ahay iyo in kale ma ogid.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
[quote="QansaGabeyle"]what is shacuurtiisa? beel baad gafte maxaad ka wadaa? ma af soomaligii ayaa ii gooye misa waxaad qorte don't make sense at all. anyway i am glad you grown up saaxib laakin becoming a grown ass man does not mean lama kaftami karo.
sadboi, waxaan ka hadlaye ayaa rumayse. xin aan wax tar laheen iyo xaasidnimo loo baahneen baa lagu yaqaan ceeynkaada.
[/quote]
Shacuur=dareen=person's feelings
shacuurtaydaad rabtaa inaad kicisid=want to get me pissed the fock off (urban american vernacular)
By bah yar korisay wasn't it subliminal jab against my reer abti or was I wrong?

sadboi, waxaan ka hadlaye ayaa rumayse. xin aan wax tar laheen iyo xaasidnimo loo baahneen baa lagu yaqaan ceeynkaada.

Shacuur=dareen=person's feelings
shacuurtaydaad rabtaa inaad kicisid=want to get me pissed the fock off (urban american vernacular)
By bah yar korisay wasn't it subliminal jab against my reer abti or was I wrong?

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
WHat? Waraa I don't know anything about Habar Cise except that they are marexaan and that they settle in Maykarabe in Gedo. As for my comment about bah yar korise, I was not talking about anyone in particular or about any clan for that matter but in general about what had taken place here in the past between many members (the reer diini ones for the most part) here and how it was similar to kids belonging to multiple women with a single husband being raised in the same household. Your little dhagool brother got defensive for some reason unknown to me and demanded to know who I was talking about. Anyway tell weershe to chill out. 

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ilmaha Reer Dini Soo Gala.......
War even I thought you were talking about my reer Abti but I chose to ignore it.
Adigu dhibaatadaadu waxay tahay Badhaadhe iyo belaayo baasne waad ku dhalatay ee waamo, Eelay iyo yaaqbariweyne waad ku barbaartay..af soomaali waa kaa gab siday u tahayba, alle hakuu sahlo kolaybo anigu garan maayo saad dadka kale isku af garatiin

Adigu dhibaatadaadu waxay tahay Badhaadhe iyo belaayo baasne waad ku dhalatay ee waamo, Eelay iyo yaaqbariweyne waad ku barbaartay..af soomaali waa kaa gab siday u tahayba, alle hakuu sahlo kolaybo anigu garan maayo saad dadka kale isku af garatiin

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1919 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 9 Replies
- 1720 Views
-
Last post by Thecoolguysomali
-
- 4 Replies
- 492 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 0 Replies
- 615 Views
-
Last post by shaamboo
-
- 1 Replies
- 679 Views
-
Last post by Libix
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by Soron
-
- 14 Replies
- 916 Views
-
Last post by Murax
-
- 8 Replies
- 754 Views
-
Last post by Kramer
-
- 20 Replies
- 1357 Views
-
Last post by Archerr