(Wararkii Laascaanood)
hadhwanaag 2007-09-25 (Hadhwanaagnews) Mogadisho-(HWN)-Baryahan dagaalo goos goos ah ayaa ka socday Magaalada Laascaanood dagaaladaasi oo u dhaxeyay Shiftada Puntland xooga ku qabsatay iyo Dhalinyaro reer Lascaanood ah oo u dhashay deeganaakasi kana caraysan qabsashada ama weerarka qaawan ee ay soo qaadeen Mamulka Majeerteniya.
Maamulka Majerteniya ayaa baryahan ku mashquulsanaa sidii uu ula heshiin lahaa Wasiirkii hore ee Arimaha gudaha iyo Amniga Puntland, Axmed Cabdi Xaabsade, ee haatan Laascaanod inta badan gacanta ku haya waxaana maamulka Puntland doonaya sida wararka nagu soo gaaraya in Xilkiisii loo celiyo balse warar sugan lama hayo in uu qaadanayo iyo inkale, waxaase jirta in dadka soomaalida ah ay badanaa ku xantaan reer Sool in aynan ahayn dad Mowqif adagleh amaba siyaasada soomaalida kaga jira wax lataban karo ayna yihiin dad sidii kabaha oo kale qofba marka uu doono gashto.
Magaalada Laascaanood ayaa waxay noqotay magaalo dagaal oo wada dhufeys ah waxaana is hor fadhiya Shiftada Majeerteeniya iyo Malayshiyo beelood oo reer laascaanood ah waxaa Xalay saacadu markii ay ahayd 3:00AM Saqdii dhexe isa soo dhiibey 8 Nin oo ka tirsan Malayshiyada Puntland iyo Sadex Tikniko ah ay wateen taasi oo isla markiiba loosoo gudbiyay dhinaca Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Malayshiyada Puntland ee isa soo dhiibtay ayaa waxa Ciidanka Qaranka Somaliland ay ula dhaqmeen si fiican waxaana loosoo dhaadhiciyay Dhinaca Burco oo hatan amaankooda lasugayo, waxay kale oo ay sheegeen Nimankaasi in ay ku timid niyad jab kadib markii uu Mamulka Cade Muuse wax Mushahar ah siinin iyo in lasoo marin habaabiyay laguna yiri laascaanood ayaad ilalinaysaan sikastiba ha ahaatee Shiftada cade Muuse ayaa waxaa ku yimid kala faraaruq kadib markii ay reer Laascaanood ku Gadoodeen shiftadaasi dumarkii masaakiiniinta ahaa ee Cashuurta laga qadi jirayna ay diideen in ay siiyaan shiftada Majeerteeniya.
Abshir Geedow
Mugadisho, Somaliya
muxumad2003@yahoo.com
Bugland rag tag militia desert to Somaliland army
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 402 Views
-
Last post by jamal9
-
- 142 Replies
- 9428 Views
-
Last post by Timiro1999
-
- 10 Replies
- 1224 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 0 Replies
- 544 Views
-
Last post by ahmad guray
-
- 0 Replies
- 844 Views
-
Last post by Coeus
-
- 18 Replies
- 1910 Views
-
Last post by udun
-
- 15 Replies
- 2528 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 780 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 13 Replies
- 1449 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 276 Views
-
Last post by L@fweyne