Page 1 of 2

Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Wed Sep 26, 2007 1:45 pm
by LiQaaye_TDH
SH Axmed Yaasiin Oo Reer Berbera U Cadeeyey In Uu Madaxweyna Xusbiga Udub Ah Ka Sharaxan Yahay
Somaliland.Org — Berbera, Somaliland — 26 September, 2007
--------------------------------------------------------------------------------


SH AXMED YAASIIN OO REER BERBERA U CADEEYEY IN UU MADAXWEYNA XUSBIGA UDUB AH KA SHARAXAN YAHAY...

Madaxweyna ku xigeenka s/land sh Axmed yaasiin ayaa habeenkii arbacadu soo galaysay ee bishu ahayd 25/09/07 magaalada Berbera u yimi furitaanka warshada laydhka Berbera iyo dhagax dhigida xero xoolaga lagu baadho ama lagu hakiyo inta maraakiibta la saarilahaa loo diyaarinaayo...

Sh Axmed yaasiin furitaanka xarumaha dawlada kadib ayuu shir isugu yeedhay odayaal iyo wax garad ka tirsan deegaanka G/Saaxil Berbera oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo


Waxaana uu sh Axmed yaasiin si toos ah ugu cadeeyey in uu sharaxan yahay madaxweyna kana sharaxan yahay xusbiga udub,


Sh Axmed waxa uu reer Berbera ku yidhi waad ku mahadsan tihiin in aad ii codaysaan 2003 aniguu u sharaxnaa madaxweyna ku xigeen, maantana waxaan idinka doonayaa in aaad sidii oo kale iigu codaysaan anigoo u sharaxan madaxweyna, siday uu ii xaqiijiyeen goojooga yaal shirkaa ku sugnaa sh Axmed yaasiin aad iyo aad ayey ugu taageereen odayaashii iyo wax garadkii halkaa kula kulmay waxaana ay u balan qaadeen in ay bulshada reer Berbera sanadkan 2008 waxaan madaxweyna ahayn aanay u codayn doonin, waxaana ay isaga ka codsadeen in uu arintaa aad iyo aaad uga hawl galo oo sidii uu u noqon lahaa musharax madaxweynaha ee xusbiga udub falaw geed galo,


Laakiin sh Axmed ayaa (yidhi reer berberaw ku bushaaraysta in aan sanadkaa ahay musharax rasmiga ah ee jagada madaxweyna uga qayb galaaya doorashada soo socoto xusbiga udub, waxaana uu intaa raaciyey in uu marka ramadaanku baxo oo sitoos ah uga cadayn doono xarunta madaxtooyada in uu musharaxa yahay ninkii diidan iyo ninkii ogolba..

Hadaba dadweyanaha reer Berbera ayaa in dhawaydba hadal hayey in ay jirto arintaa sh Axmed yaasiin ee ah in uu sharaxan yahay jagada madaxweyna, laakiin maanta ayey u cadaatay in ay jirto kadib markii uu afkiisa ka yidhi waan sharaxan ahay oo waxaan u sharaxan ahay madaxweyna,,,,

Hadii ay taasi run noqoto waxa cadaan ah in xusbigii udub uu yahay waar LABADA FARAAR INOO KALA JEEX udub hoose waa nasiibkaa inta ku raacda

Waana kala jabkii iyo kala fogaanshihii ugu baaxada weynaa ee udub soo kala dhex gala


Waxaana is waydiintu tahay madaxweyna riyaale iyo rag aan ogahay ma yeeli doonaan musharaxnimada sh Axmed yaasiin...

Waxaan ku soo koobayaa


Hadii aynu nahay shacabka reer s/land isha iyo dhagtaba waynnu kala socon doonaa marka fuud iyo faar loo kala baxo....

Mr Yoonis Mursal


Berbera, Somaliland

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Wed Sep 26, 2007 3:40 pm
by GENERAL_SNM
Dont take the p.iss
Anymore nonsence, regarding who is the next somaliland president, and its war.

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Wed Sep 26, 2007 3:42 pm
by Ghetto_Faarax
WaY-dhaqaadyay ... haaa ... oo way socotay lol

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Wed Sep 26, 2007 3:46 pm
by The_Emperior5
maka badhiida wayn

warka aniga ba ugu riidayn he doesent have political background whats so ever

i think he is worse then rayaale , if thats even possible Laughing

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Wed Sep 26, 2007 3:49 pm
by Phd in naago kudis
ciise muse are good leaders

but i am not sure about ahmed yasin Smile

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 2:05 am
by LAFO-LAFO
Liqaaye,

Mr. "Way dhaqaaqday" Waa fooxle ismana sharixi karo. Wuxuu ku danbayn doonaa qabriga Sheikh Isahaq.
Meded
Meded
Meded
Meded
Meded
Meded
Shaylilaa waliyu laah wa sheekh isahaq weliyu laah
Akamkamka karaamaati wa sheekh isahaq weliyu laah
Meded
Meded
Meded
Meded
Meded
Meded

.
.
.
Sheikh Caato

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 3:26 am
by XidigtaJSL
Axmed Yasin "Wey Dhaqaaqdey" is a great public servant and he above anyone else deserves a chance, the man was behind the recent Hargeisa clean up operation, the vice president was picking up trash from Hargeisa streets Shocked that is what I call outstanding service to Somaliland he deserves the Duriya Maandeeq medal of honor, also he is religious who believes in Sufism and "Isxaaqiyiinta" he visits the holy Qudb of Sheikh Isaxaaq Binu Axmed every year and and makes Dua for our great Sheikh, he promised the key keepers of the Sheikh's burial site in Sanaag to give it a make over

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 11:57 am
by Ina Baxar
Oh shyte , time to rallye the troops , Zubeyriya "ON ME "!!
PS : If everybody else has made their move and announced their colors it is time for me to embrace mine too, ma nin baa cidlo ku dhashay Laughing

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 1:38 pm
by LiQaaye_TDH
Changed my mind Laughing

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 1:40 pm
by The_Emperior5
walahi waxa dhamay haduu selebaan gaal sharaxaan laha kaassaan ugu riiday laha

daroodka na wuu necebyahay uu Very Happy

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 1:44 pm
by LiQaaye_TDH
Saleeban Gaal wuu Ka sharaxanyahy Xisbiga UDUB Laughing

Sor far this are the Candidate for the Udub Party:

Riyaale
Saleeban Gaal
Axmed Yusuf Yaasin

and there will be more...

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 1:47 pm
by GENERAL_SNM
[quote="LiQaaye_TDH"]Saleeban Gaal wuu Ka sharaxanyahy Xisbiga UDUB Laughing

Sor far this are the Candidate for the Udub Party:

Riyaale
Saleeban Gaal
Axmed Yusuf Yaasin

and there will be more...[/quote]

What happend to your tribesman????????

The commander in chief

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 1:48 pm
by The_Emperior5
Where is ismacil yare that man is a soldier Very Happy

my vote goos for selebaan any one is better then rayaale these days

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 1:54 pm
by LiQaaye_TDH
Emperi: Ismacil Yare is a Gangstar Laughing That guy should join Kulmiye...

General: I thought you didnt support Aadan Madoobe? Laughing mise you heard the Men who are Behind him are all Reer Dahir Warriors? Laughing

Re: Ciise Muse for President in Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Thu Sep 27, 2007 2:03 pm
by The_Emperior5
kuwaassi ma farax cabdulla ba i have a hard time knowing hj subclans
habaryoonis is easy

wa ismacil carre isxaaq carre muse carre sicid carre