Halkee marayaa dhaq dhaqaaqa lagu dhisayo Banadir Land ee Ma

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Halkee marayaa dhaq dhaqaaqa lagu dhisayo Banadir Land ee Ma

Post by Hiiraan boy »

Dadaalada lagu unkayo Maamul goboleedka Banadir Land ayaa meel wanagsan u maraya gudoomiyaha gobolka Banaadir Max'ed Cumar Xabeeb Max'ed Dheere iyadona la doonayo in maamulkaasi uu noqdo mid lamid ah maamulka puntland.

Dadaaladaasi ayaa aad usii xoogeystay kadib markii ay kusoo biireen odayaal dhaqameedyo muhim ah waxaana sidoo kale soconaya dadaalo iyana lagu keenayo odayaasha gobollada Shabeelooyinka oo kamid noqon doona maamulka Banadir Land.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Max'ed Dheere oo u muuqda madaxweynaha maamul goboleedkaasi ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo la qaadanaya waxgarad kasoo jeeda beelaha daga gobolladaasi iyo xubno ka tirsan Xildhibaanada Baarlamanka.

Odayaal dhaqameedyada qaarkood ayaa aad u amaanay qorshahasi waxaana ay kula dardaarmeen ragga ku howlan in maamulkaasi uu noqdo mid soo afjara dhibaatooyinka xoogan ee ka taagan dalka.

Maadaama dawladda Somaliya ay tahay Federaal ayay doonayan Max'ed Dheere iyo rag kale in ay maamulkaasi u madax banaanaadaan waxana la sheegaya qaar kamid ah Madaxda ugu sareysa dawladda in ay la socdaan arrintaasi.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”