Page 1 of 1

BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 2:19 pm
by Hiiraan boy
War deg deg ah Dagaalkii bilaaday galabta oo sii lab kacleyey iyo goobo horleh uu ku fiday
Muqdisho
Dagaalkii Bilaawday galabta ayaa sii xoogeystay wax yar ka hor iyadoona dagaalka caawa uu yahay mid laga dareemay ,magaalada oo idil waxuuna dagaalka u dhaxeyaa kooxaha dib u xureynta iyo raja soo celinta Soomaaliya oo kaashanaayo shacabka Muqdisho iyo DFKMG oo ka garab dirirayaan ciidamo Itoobiyaanka ah .

Iska hor imaadka oo ka bilaawday Jaamacada Muqdisho ayaa ku soo fiday laamiga ilaa iyo Miisanka dhuxusha iyadoona la maqlayo hugunka madaafiica waaweyn iyo midka yar yar ,wali waxa dhacayo ayuu yiri shaqsi ku sugan Muqdisho Hubka cul culus iyadoona sida muuqato la soo buurtay ciidamadii DFKMG oo weerar gaadmo ah lagu soo qaaday .

Caawa xaalka ma fiicno waxaana laga cabsi qabaa in Muqdisho oo idil uu dagaalku ku faafo iyadoona laga cabsi qabo in dagaal uu ka bilwaado gooba horleh oo xiligaan leys hor fadhiyo


Ilaa iyo hadda waxaa gubanayo dhowr baabuur oo kuwa dagaalka ah oo ay leyihiin ciidamada dowlada kuwaas oo lala helay Baasuuke ,waxaa la hubaa dhimasho badan oo xad dhaaf ah oo labada dhinac ah iyo dad rayid ah madaama waxa leysku ridaayo xiligaan uu ka weynyaha qalbiga biniaaadanka,

Dadka deegaanada dagaalada ay ka dhacayaan ayaa ah kuwa la meel ay ka baxaan xaalka caaa waa intee ka baxaa meel alle

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 2:29 pm
by Somaliweyn Commando
May Allah strengthen the muqaawama and make their bullets like arrows from the burning fire, may they thrust them in to the limbs of the kufaar invaders and the gaalo raac!!!!!!!!!!!

Allahu akbar!

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 2:34 pm
by Ina Baxar
I feel for these people , yacni labo aan is dhaamin kala dooro bay taagan tahay arrintu. Ilaahey ha idin la qabto ! amiin .

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 2:35 pm
by AbdiWahab252
Ina baxar,

I agree.

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 2:37 pm
by *Arabman
[kooxaha dib u xureynta iyo raja soo celinta]

I like how they call the freedom fighters. up

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 3:09 pm
by adanboy
Its blazing in Xamar...people are sick of invaders,everyone is fighting them up

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 3:12 pm
by Somali_4Life
It will be hard time for the poor people.Sabran ya somal.

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 3:15 pm
by The_Emperior5
waliga maad aragtay dagaal aan dhamanayn

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 3:21 pm
by adanboy
emporor.

do you know 2 of the 5 top commanders in shabaab is Isaaq?

even reer oldman with his rifle is comming to Xamar to kill some invaders Laughing Laughingevery day people are arriving from every corner in somalia...

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 3:23 pm
by The_Emperior5
WAR ANIGU JIIHAADKA WAAN KU JIIRA SXB

WA FII SABILIAHI

TIGRAYGA IYO PUNTILAND IS GASHABUURAYSTA ILA WADANKA LAGA SAARO

ANIGA JECEL

XAMMER OO XOR AAH

GOBOLKADA KONFOORTA UU XOR AAH

U DAWLAD IYAKU HAY DOONAYAAN KU DHAWAQAA

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 3:47 pm
by adanboy
Topnews tonight:-Ciidamada DFKMG oo gaadiid looga gubay Muqdisho dagaal ay la galeen Xoogaga Isbahaysiga.


Muqdisho Khamiis 27 September 2007, Waagacusub.com

Dagaal lixaadleh oo la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka qarxay agagaarka Jaamacada Muqdisho,Isbitaalka Carafaat iyo Isgoyska toowfiiq kaas oo u muuqdo mid ku sii fidiya xaafado ka tirsan Muqdisho.

Xoogaga Muqaawimada Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya ayaa gubay gawaari dagaal oo ay wateen Ciidamada DFKMG hasse yeeshee Weriyaasha Waagacusub oo qaarkood ku godoonsan agagaarka Isbitaal Carafaat waxay soo sheegayaan inay indhahooda ku arkeen gaar nuuciisu yahay Toyota(Cabdi Bile) uuna saarnaa qori dhashiike ah oo ololayo,kaas oo ay Muqaawimada la heleen xabad baasuuke,ayna ku halaagsameen dhamaan Ciidamadii la socday.

Xoogaga Muqaawimada ayaa hub iyo baabuur aan la sheegin tiradooda ka furtay Ciidanka dowlada,waxayna ula baxeen dhinaca Jaamacada,inkastoo guud ahaan ay degaanadaas la wareegeen gacan ku heynteeda.

Ciidamo Itoobiyaana oo ku hubaysan taangiyo ayaa madaafiic xoogan ku wado jiidaha ay ku sugan yihiin xoogaga Isbahaysiga hasse yeeshee laba gantaal oo ay ku tuureen dhinaca Itoobiyaanka ayaa riixday inay dib u gurasho sameeyaan Ciidamada Itoobiya oo hore loogu bartay inay awood melleteri ku muuqinayaan xoogaga Muqaawimada oo aan hore u heysan gantaalaha lagu gubo taangiyada dagaalka Itoobiya .

Xoogaga Isbaheysiga xornimadoonka oo caawa laga dareemayo aoowda dheeriya oo dagaal ayaan la ogayn sida ay beri ku sii dagaalami karaan,maadama cabsi weyn ay ka jirto diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo duqeeymo dhinaca cirkaa hore ugu geystay dagaalkii Muqdisho,bilahii May iyo April. .

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 3:50 pm
by jamalllll
[quote="The_Emperior5"]WAR ANIGU JIIHAADKA WAAN KU JIIRA SXB

WA FII SABILIAHI

TIGRAYGA IYO PUNTILAND IS GASHABUURAYSTA ILA WADANKA LAGA SAARO

ANIGA JECEL

XAMMER OO XOR AAH

GOBOLKADA KONFOORTA UU XOR AAH

U DAWLAD IYAKU HAY DOONAYAAN KU DHAWAQAA[/quote]

Sxb inkastoo aan diinta xoog u aqoon, umlayn mayi in jihaad loogu magacaabi karo dagaalkaan.

Waxaan dhihilahaa qofkastaw naftaada kaliya lajihaad inta si toos ah lookala bixidoono.

Hadaadan hubirikarin in aad dambiilihii tahay iyo in kale , sidee baad udagaalami kartaa.

Markii aad adigu weerarka joojisid ,oo lagusoo weeraro, unbaa garta lagusiin karaa, gurmadna aad helikartaa.

ILAHAY HANOO WADA NAXARIISTO ,AAMIIN.

Re: BREAKING NEWS THE BIG WAR STARTED IN MUQDISHO

Posted: Thu Sep 27, 2007 3:50 pm
by xoogSADE14
[quote="Ina Baxar"]I feel for these people , yacni labo aan is dhaamin kala dooro bay taagan tahay arrintu. Ilaahey ha idin la qabto ! amiin .[/quote]

I second that.