Page 1 of 2
Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Thu Sep 27, 2007 9:55 pm
by kalia
Berri ayaa waxa jiri jirey nin aad u da wayn oo jeel ka soo baxay. ninkani wax muddo ah naag ma uusan arag(intercourse).
Ninkii ayaa alaabtiisa u gabyayoo wuxu yidhi;
Guskaygow anaa ku gabay
Gu gaa dhalay kows ma arag
Gafuurka wax kuu ma galin.
Markaasuu wuxu la hadlay gabadh iyaduna meesha ka dhaweyd oo uu damcay in uu wax weydiiyo,
Gabadhii waxay ninkii ugu jawaabtay;
Waar ragii hore wuu daloolin jiree duldhige!
Markaasi ayuu inta uu ciil qabtay gabadhii ugu jawaabay;
Naa dumarkii hore waa la haybin jiree hor dhiga!
sidaa iyo is maqaldanbe

Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Thu Sep 27, 2007 10:23 pm
by Advocatar
Caawa Gaalaan Dileynaa
hadda ka hor ayaa nin waayeel ah guursaday inan 15 sanno jir ah. markii gabadhii guriga loo keenay odeygii waayeel ahaa, ayuu wuxuu garan waayay siduu gabadha u waso, ilee waa gabadh oo yar oo aan oqooninba sidey ragga iyo dumar isu 'wasaan. odeygii waayeel ahaa ayaa sidaa habeenkii ku qaday oo gabdhii la seexan. maalin dambe ayuu fekeray, markuu la yimid sheeko cusub. gabadhii oo jikada ku jirta intuu u yeeray ayuu ku yiri, kaalay caawo gaalaan dileynaa. iyadoo garaneynin wuxuu ula jeeda ayay tiri gaaladee dilnaa, oo xagee bay joogtaa gaalada? markaasuu intuu u soo dhawaaday yiri, habeen weliba oo aan iswaso' kun gaal ayaan dileynaa. gabadhii ayaa tiri haddii aan gaalba dileyno habeen weliba waan sameyneyaa. odeygii waayeel ahaa ayaa sidaas cadkiisii ku goosta. markuu habeen weliba sameeyay ayuu tabar beelay. galab casir ah isagoo ku dhex jira odiyaal badan ayay gabadhii u yeertay odigeydii kaalay hee xaaji gaalaan dileynaa. asagoo naxsan, inley waxaad bartay waa baaskaagee ayuu yiri Siyad Cabdulle Xasanba gaalo seef wuu ku laan waayay, ma anagaan gaalo laay karno .

Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 4:40 am
by kalia
Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 5:08 am
by LAFO-LAFO
What a disgrace!

Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 11:48 am
by Ina Baxar

Mad mullah ba arrinta ku daalay ee iga daa gabadh yahay dagaalkan{ funny shyte advo}
Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 12:34 pm
by dheelojecel
Aniguna bal an qosol iska yeelyeelo... kix kix kix
Well let me tell you something, buddy: Your joke sucks.

Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 12:36 pm
by Ina Baxar

<-- nacasta loo ma jawaabo waa loo qoslaa!!
Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 1:50 pm
by dheelojecel
Maxaa ka qaldan?
waxaa i soo gaadhay war kale oo odhanaya.....

Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 1:56 pm
by Ina Baxar

<-- nacasta loo ma jawaabo ee waa loo qoslaa!!
Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 2:02 pm
by dheelojecel
maxan kala hadlaa ceeb qadhmun waaba saaniyade.

Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 2:03 pm
by Ina Baxar
Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 2:08 pm
by dheelojecel
Shoobaraha jooji waryee.

Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 2:11 pm
by Ina Baxar
Dheelojecel laughing like the stupid that she is
Ina Baxar-->: "Naa shadhaab doqonyahay!!"
Dheelojecel --> "Ma ihi , amuusi na maayo !!"
Ina Baxar-->" Naa jaanjaanad xun baad tahay ee hadal dambe yaanan kaa maqlin"
Dheelojecel *thinking for minute* --> "Maxaan ba kaala hadli uuf"
Ina Baxar --> "Dee sowniga ku leh shadhaab!!

"
Addunyo !!
Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 2:17 pm
by dheelojecel
Oo walaal waxaas oo nacnac ah iyo micna dari ahi miyay kuu qarsoonaayeen, weger!

Re: Nin ciil Qaba ( adult joke)
Posted: Fri Sep 28, 2007 2:19 pm
by Ina Baxar

, dayum , okay I'm out !!