Soo jiidasho Maalgelin Warshada Sibirka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Dhamaan dadka ay warqadani ku socoto waxaan idinku wargelinayaa,dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee Jecel wadanka iyo kheyraadkiisa inaanu doonayno in aanu idiin soo gudbino macluumaad ku saabsan soo jiidasho maalgelin Warshada Sibirka (Shamiintada) ee Deg.Baardheere.
Ka dib daraasadahii la sameeyey xilligii Dowladii hore ee Soomaaliya,ayna wadajir u sameeyeen Wasaaradihii hore ee Qorshaynta Qaranka iyo Horomarinta Dooxada Jubba iyo shirkadii wadey sahanka baarista Kheyraadka sida GTZ iyo Jaamacada WISCONSIN ee USA ayna ku cadeeyeen in la helay keyd kheyraad Shamiindo ee Deg.Baardheere,taasoo waxsoosaarkeedu ugu dambeentii looqorsheeyey Warshad Sibir ah in laga dhiso Deg.Baardheere.
Faahfaahinta warbixinta xogtaas waxaad ka heli kartaan Reporka laga qorey ee lakala yiraahdo (masterplan report) oo ay qortey hay,adda GTZ iyo WQQ, HDJ, iyo midka kale ee ayqortey Jaamacada WISCONSIN ee la yiraahdo (JESS REPORT). [JESS = Jubba Environmental and Socioeconomic Studies]
Hadaba waxaanu dib u abaabulnay sahamo iyo xog ururin ku saabsan qorshaha dhisida warshada iyo dhamaan xogaha la xariira kheyraadka kale ee la heli karo,iyadoo weliba la heli karo sahankaasi lagu muujiyey sawiro laga qaadey goobahaasi.
Waxaan dhamaan cid kasta oo soomaaliyeed ama shisheeyaha ee danaynaysa in ay maalgelin ku sameeyaan soo saarida sibirkaasi ku wargelinaynaa in dadka deegaanku uu daneynayo ,soona dhaweynaynayo higelinta mashruucaasi oo ay u arkaan muhiimad dhaqaale oo u soo kordhi doonto shacabka soomaaliyeed.
Ugu dambeentii waxaan idinku boorinynaa inaad u howlgashaan taabagelinta sidii loo soosaari lahaa warshada Sibirka ,maalgelina aad u raadisaan.
Wada Xiriir wacan.
Waxii faah-faahin ah kala xariira soo jeediyayasha fikirka ee kala ah:
Xilldhibaan :.Maxamed Jaamac Labaaale
Tel:002521-5869623
Dr.C/naasir Cusmaan Cilmi(Zope)
Tel:002521-5810130
ama: axmed saalixi
Email: saalixi221@hotmail.com
Cement Factory soon to be built in Baardheere
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 506 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 6 Replies
- 1198 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 19 Replies
- 1716 Views
-
Last post by Chinese Racing Pig
-
- 26 Replies
- 2150 Views
-
Last post by Landerious
-
- 7 Replies
- 1114 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 3 Replies
- 721 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 16 Replies
- 1698 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 687 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 0 Replies
- 964 Views
-
Last post by LoveandLight
-
- 47 Replies
- 5630 Views
-
Last post by The_Emperior5