Page 1 of 1

Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Fri Sep 28, 2007 8:56 am
by Alta Vista [Bot2]
Qodobo Ka Soo Baxay Shir Ay Yeesheen Beelaha SADE Iyo Jareer Weyn Ee G/J/Hoose
Sep 28,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Shir ballaaran oo ay maanta ku yeesheen Tuulada Kobon ee ka tirsan Gobolka Jubada hoose laba beelood ee kala ah Beesha Sade iyo beesha Jareer Wayn ayaa waxaa ka soo baxay go’aanno wax ku ool ah oo ay ka mid yihiin:

1. In Shareecada Islaamka ay wada qaatan laba beelood kuna kala baxaan wax alla wixii kala gala labada beelood, lana dilo qofkii labadaas beelood ka tirsan oo qof dila si aan waafaqsanayn shareecada Islaamka.
2. In ay ka wada shaqeeyaan labada beelood Amniga Gobolka iyo dib u heshiisiinta beelaha kale.
3. In ay wada abuuraan labada beelood ciidan amni oo ka kooban maleeshiyo, Saraakiil iyo Odayaal dhaqan oo suga Amniga deegaamada ay wada deggenyihiin.
4. In ay ka midoobaan laba beelood kana wada shaqeeyaan Siyaasadda Gobolada Jubbooyinka, uguna baaqaan beelaha kale is xaq dhowr iyo Soomaalinimo.

Guddoomiyaha Wafdiga beesha Sade C/risaaq Faarax Cali oo hadal gaaban halkaa ka jeediyey ayaa sheegay in beesha Sade ay si adag u xaq dhowri doonto qodobada la isla gaaray, kana shaqayn doonto Sinaan iyo wada noolaansho labada dhinac ah.

C/risaaq Faarax Cali oo ka mid ah siyaasiyiinta gacanta ku haya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in beesha Sade ay go’aansatay in ay umadda Soomaaliyeed kula noolaadaan Sinaan, nabad iyo nabadayn, isaga oo intaa raaciyey in heshiiskaas mid la mid ah ay la galeen Bellaha Gaaljecel, Biyo maal, Shiikhaal iyo cawramaleh.

GEDO-NN-Kismaayo

Re: Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Fri Sep 28, 2007 9:20 am
by Luq_Ganane
Peace with Jareer Weyne? We never had a problem with Beesha Jarer Weyne. They are our brothers and neighbors in Jubbaland. Cool

Re: Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Fri Sep 28, 2007 9:22 am
by cabdallah252
why are marehan fighting their brother bantu

Re: Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Fri Sep 28, 2007 10:42 am
by Metal
Will Jamaame be apart of the prospective Jubbaland State? Currently, Jubbaland State, if created, would consist of Gedo and Kismayo; what about Jamaame, Badhaade, and Afmadowe, or the entire region of Middle Jubba? Are they going to join?

Re: Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Fri Sep 28, 2007 10:57 am
by Luq_Ganane
Metal,

Absame are being approached and will join mamul goboleed Inshallah. If you recall Abdirashid Xiddig who was the vice president of the JVA and was Absame. He was in Buurgabo and at the remote locations of the Kenyan border setting up the Jubbaland administration. Then the ICU came and things kind of became problematic. In any event, theres meetings in Berlin betwen Absame and Sade in planning this out.

Re: Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Fri Sep 28, 2007 11:21 am
by AbdiWahab252
Beesha Jareer Weyne = The ONLY Somali Qabiil who only nominate EDUCATED men to lead them.

Re: Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Fri Sep 28, 2007 11:46 am
by Nabeela
[quote="cabdallah252"]why are marehan fighting their brother bantu[/quote]


We have no relation to Bantu, WTF. Laughing

Re: Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Sat Sep 29, 2007 1:53 am
by xoogSADE14
[quote="Metal"]Will Jamaame be apart of the prospective Jubbaland State? Currently, Jubbaland State, if created, would consist of Gedo and Kismayo; what about Jamaame, Badhaade, and Afmadowe, or the entire region of Middle Jubba? Are they going to join?[/quote]

Jubbaland State consists of Gedo and both Jubbas.

Insha'allah Shabeelada Hoose will join the union but thats a couple years off.

Re: Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Sat Sep 29, 2007 2:06 am
by guhad122
I don't know why I am responding to Ilka-Yar this early in the morning but I am kind waiting the Suxuur. Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa "Falaari Gil-Gilasho Kaamaga harto'. It doesn't really matter if you make peace deal with Jareer Wayne today or you made one with Biyomaal the other day; the reality is Ilka-Yars will soon or later go back to where they came from.
Right now most decent and Quule-Free Somalis are busy fighting the real war to reliberate Somalia.

Re: Marehan peace with Jarer Weyne in Jamame

Posted: Sat Sep 29, 2007 2:11 am
by xoogSADE14
Guhad

You need some Quule in your saxuur. If you want I can have Afgaduud deliver you some pronto. As you know hes faster than a speeding bullet so he'll get the shipment of fresh never frozen quule to you before you finish typing up your nexr response.