BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
Maalinka Sabtida ee Barrito oo Muqdisho laga filayo dagaalkii ugu weynaa sida ay dadku sheegayaan.
Shacabka magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa uu hadal hayaa dagaalo xoogan oo la sheegayo in ay ka dhici doonaan magaalada Muqdisho maalinka Sabtiga oo barrito ku beegan dagaaladaasi oo dadku saadaalinayaan in lagu jabin doonaan dawladda Federaalka Somaliya iyo Ciidamada Itoobiya.
Dagaalka barrito ayaa la sheegayaa in ay kooxah wac iska caabinta ku maamuusayaan maalintii duulaankii Muslimiinta ay ku guul heleen ee Badar waqtigii nabigeena SCW oo maalinta Barrito ah ku beegan.
Waxaa la sheegayaa in hubkii ugu xooganaa ay heleen kooxaha wax iska caabinta isla markaana ay kusoo biirayaan Xubno kamid ah Isbaheysiga Xoreynta Somaliya,kuwaasi oo qeybo kamid ah dalka soo galay.
Lama sheegi karayo hadii warkaasi uu yahay mid sax ah laakin dadka reer Muqdisho oo saadaalinta ku dheereeya ayaa hadalka isku dhex wada,balse waa la arki doonaa barrito sida ay wax noqdaan.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
Adeer,
The date for the Mother of All Wars is unknown and will be unknown so as to surprise the TFG.
Did u hear that the Somali Liberation Forces have blown up several Ethiopian tanks
Topnews tonight:-Ciidamada DFKMG oo gaadiid looga gubay Muqdisho dagaal ay la galeen Xoogaga Isbahaysiga.
Muqdisho Khamiis 27 September 2007, Waagacusub.com
Dagaal lixaadleh oo la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka qarxay agagaarka Jaamacada Muqdisho,Isbitaalka Carafaat iyo Isgoyska toowfiiq kaas oo u muuqdo mid ku sii fidiya xaafado ka tirsan Muqdisho.
Xoogaga Muqaawimada Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya ayaa gubay gawaari dagaal oo ay wateen Ciidamada DFKMG hasse yeeshee Weriyaasha Waagacusub oo qaarkood ku godoonsan agagaarka Isbitaal Carafaat waxay soo sheegayaan inay indhahooda ku arkeen gaari nuuciisu yahay Toyota(Cabdi Bile) uuna saarnaa qori dhashiike ah oo ololayo,kaas oo ay Muqaawimada la heleen xabad baasuuke,ayna ku halaagsameen dhamaan Ciidamadii la socday.
Xoogaga Muqaawimada ayaa hub iyo baabuur aan la sheegin tiradooda ka furtay Ciidanka dowlada,waxayna ula baxeen dhinaca Jaamacada,inkastoo guud ahaan ay degaanadaas la wareegeen gacan ku heynteeda.
Ciidamo Itoobiyaana oo ku hubaysan taangiyo ayaa madaafiic xoogan ku wado jiidaha ay ku sugan yihiin xoogaga Isbahaysiga hasse yeeshee laba gantaal oo ay ku tuureen dhinaca Itoobiyaanka ayaa riixday inay dib u gurasho sameeyaan Ciidamada Itoobiya oo hore loogu bartay inay awood melleteri ku muuqinayaan xoogaga Muqaawimada oo aan hore u heysan gantaalaha lagu gubo taangiyada dagaalka Itoobiya .
Xoogaga Isbaheysiga xornimadoonka oo caawa laga dareemayo aoowda dheeriya oo dagaal ayaan la ogayn sida ay beri ku sii dagaalami karaan,maadama cabsi weyn ay ka jirto diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo duqeeymo dhinaca cirkaa hore ugu geystay dagaalkii Muqdisho,bilahii May iyo April. .

adeer aw252 something big gonna happen
dhabadhilifs and xabashis are fuked
dhabadhilifs and xabashis are fuked
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8237
- Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
- Location: between past and future
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
Since when do you animals never fight?
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
HiiraanBoy,
Patience my boy, patience.
You should always chose to fight on your terms to ensure victory.

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
Hiiraanboy iyo Abdiwahab,
sxb calaacalkiina iyo hanjabaadiina waanu ka daalnee naga aamusa.Itoobiyaan iyo dawlad aad iska celinkartaan baa iska yare maad aayar dawlada dhinaciina ka raacdaan intaad hubka iska dhigtaan.Dawlada iyo raggan Muqdisho xooga ku haysta ee dadkiina gumaadayaa waa adeeradiin oo Hawiye ah.Cidna iska celinmaysaan Intay idinku jiraan Cali Maxamed Geedi,Maxamed dheere iyo Cabdiqaybtiid ee dadka masaakiintaad qaxinaysaan iska dhaafa ama intaad tashataantuugtaa Hawiye iska qabta idinkoon cidkaleba eegin.Iidinkaa sidaa isugalaye cidkale ha eedaynina illeen caqlibaydaan lahayne
sxb calaacalkiina iyo hanjabaadiina waanu ka daalnee naga aamusa.Itoobiyaan iyo dawlad aad iska celinkartaan baa iska yare maad aayar dawlada dhinaciina ka raacdaan intaad hubka iska dhigtaan.Dawlada iyo raggan Muqdisho xooga ku haysta ee dadkiina gumaadayaa waa adeeradiin oo Hawiye ah.Cidna iska celinmaysaan Intay idinku jiraan Cali Maxamed Geedi,Maxamed dheere iyo Cabdiqaybtiid ee dadka masaakiintaad qaxinaysaan iska dhaafa ama intaad tashataantuugtaa Hawiye iska qabta idinkoon cidkaleba eegin.Iidinkaa sidaa isugalaye cidkale ha eedaynina illeen caqlibaydaan lahayne
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
Kaliil,
Calool shaqeyste dad eey mamuulan ma jiirto.
Calool shaqeyste dad eey mamuulan ma jiirto.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
haddaanay maamulin maad iyaga ka bilowdaan si digniin ugu noqoto kuwa kalena.Waa la idinka caqli badiyey oo inta idinkii la iskukiin mashquuliyay ayaa la idinka faaidaystay oo dhulkiina la qabsaday oo waxa la doono lagu samaynayaa.Maad isutagtaan ama dawlad ku sheega yeeshaan ama diidaan hadda laakiin midna dawlad baan taageersanay buu leeyahay midna waan diiday ayuu leeyahaye dadku keebay raacaan.Shacabkiina jahawareer baad ku rideen
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
[quote="Hiiraan boy"]adeer aw252 something big gonna happen
dhabadhilifs and xabashis are fuked[/quote]

dhabadhilifs and xabashis are fuked[/quote]

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1996
- Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
- Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
Tomorrow all insurgents/freedomfighters in somalia,iraq and afghanistan will attack the kuffars with mighty attack.
Takbir!
Takbir!
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
I hope they mutalitate the traitors and Habashi....
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
May allah help those fighters to fight the tigrays and those forces from puntiland
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
It's been 9 months and the next days 'liberation' has been reported every day.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
uncle bin tfg 3 years bay jirtay maxay qabadtay eeh baass
9 month and 30.000 Ethiopian troops and 7000 puntland troops can not tame simple one subclan of the habargedir how sorrry is that
9 month and 30.000 Ethiopian troops and 7000 puntland troops can not tame simple one subclan of the habargedir how sorrry is that
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: BREAKING NEWS THE WAR OF ALL WARS TOMOROW IN MUQDISHO
Dude taming is nothing. The problem is a few guys throwing grenades at a passing truck.
They kill a soldier and then his comrades kill 15 people. Is that positive for the people of Xamar?
The TFG has 2 years. Thats 24 months and that is only until the 'elections'

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 470 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 12 Replies
- 1095 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 7 Replies
- 835 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 0 Replies
- 406 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 40 Replies
- 3101 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 403 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 470 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 566 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 12 Replies
- 826 Views
-
Last post by Ina Baxar