Maakhir Troops are fighting inside Sool vs. Charcoal Traders
Posted: Fri Sep 28, 2007 3:32 pm
Breaking News, War Deg Deg ah
The Maakhir people Reach up to Taleh as well. They are now battling with another group near Taleh. If you suspect that Warsangeli don't reach up to Taleh's grazing lands, here is the link by I.M Lewis. Read in the middle of the second Paragraph. http://i168.photobucket.com/albums/u195 ... erteen.jpg
The battle is fundemtally about protecting the environment. It has nothing to do with clan grievances or feuds. It might be that the charcoal traders are united, not based on qabil, but for their material interest. In the previous raids, two persons from Dhahar were among the prisoners captured from Puntland.
------------
War Deg Deg ah:- Dagaal faraha laga gubtay oo ay is kaga hor yimaadeen Ciidanka La dagaalanka Xaalufka iyo koox Dhuxulaysato ah
Dhahar:- Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalada Dhahar ee ka Tirsan Gobolka Sanaag ayaa waxa uu sheegayaa in Daqiiqada ka hor uu agaasi Dagaal Qadhaadh ka dhacay kaas oo u dhexeeyay Ciidanka La dagaalanka Xaalufka ee ee Gobolka Sanaag, iyo koox dhuxulaysato ah kuwaas oo ka soo Duulay Magaalada Taleex.
Dagaalkaas oo Salaadii Maqrib ka dib dhacay ayaa waxa la soo sheegayaa in Khasaarihiisu uu leg yahay 4- Nin oo laga soo qabtay Kooxda Dhulka Gubaysay iyo Hal Ruux oo dhawaac ah oo isla Ragaas ka tirsan, dhamaan Dhawacaas iyo maxaabiistaa ayaa lagu hayaa Degmada Dhahar ee Saldhiga u ah Ciidanka La dagaalanka Xaalufka.
Cabdulaahi Cabdi Shabeele oo ka Tirsan Dadka u Olaleeyay ka horta Xaalufka oo haatan ku sugan Magaalada Dhahar oo aanu khadka Tallefonka ku Tiigsanay ayaa Noo xaqiijiyay in Galabta uu Dagaalkaasi dhacay, waxana uu intaas ku daray in Ilaa haatan ay isku Maqan yihiin Labadii Garab ee Dagaalku dhex maray walaw ay jiraan Buu yiri Kooxdii Dhulka Gubaysay oo Gadaal loo Riixay.
C/laahi waxa uu intaas Raaciyay inay Kooxdaasi Dhulka Gubayeen kuwaas oo ay Saldhig u tahay oo ay saadka ka soo qaataan Magaalada Taleex,iyagoo halkaas ka Abuuray Boqolaal Hogo ah kuwaas dhawr jeer Digiin la siiyay balse ay ka Dhega adaygeen.
Ma aha Markii Koowaad oo Ciidanka La daaglanka Xaalufku uu Dagaal la galo Kooxaha Dhulka Gubaya e waxa jira ilaa 5- Jeer oo ay Dagaal la galeen kooxa qawlaysato ah kuwaas oo dhul si arxan daro ah u shida Balse ay Guul Ciidanku ka soo Hooyeen oo ay Talaabo Cad ka qaadeen Dadkaas Dhulka aanay u dhalan shidaya.
Jaamac Ayaanle
Bosaaso