GEDI FANAX WANTS TO USE IMPEACHMENT ON CASHO YUSUF

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

GEDI FANAX WANTS TO USE IMPEACHMENT ON CASHO YUSUF

Post by Hiiraan boy »

Khilaafka u dhexeeya labada nin aad buu u sii durkay. Raiisul Wasaaraha wuxuu ku fikirayaa sida ay u suurta gal tahay in Madaxweynaha "Impeachment" lagu sameeyo. Arrintaas xooggeeda waxaa qabanaya Baarlamanka KMG ah iyo Maxkamadda Sare oo wada jira. Raiisul Wasaaraha waxay awooddiisa ku salaysan tahay xubno badan oo asaga la jira. Arrimahaan waxay ka soo baxayaan oo laga hadal haayaa Baarlamanka KMG ee fadhigiisu yahay Baydhaba, inkastoo baroosees ka uu dheer yahay.

Dhinaca kale, waxaa aad iyo aad u soo caddaanaysa Madaxweyne C/llaahi Yuusuf inuu rabo xilka ka qaadid inuu ku sameeyo Ra’isul Wasaare Cali Max’ed Geedi. Tan waxay u suurta gali kartaa Madaxweynaha haddii uu isticmaalo awood dheeraad ee oggolaanayo Cahdiga KMG. Madaxweynaha inuu sidaas sameeyo waxaa u suurta galin kara Cahdiga KMG ee Qaranka.

Labada arrinba, "impeachment" lagu sameeyo Madaxweynaha ama xil-ka-qaadid Raiisul Wasaaraha lagu sameeyo, waxay keenayaan dhibaato hor leh, oo dheeraad ku ah mucaaradada xooggan ee hadda Xamar ka jirta, iyo awoodda carcar ka sidata ee Isbahaysiga Di-u-xorraynta Somalia. Taasi waxay dhalinaysaa dawladdii taagta darnayd inay sii daciifowdo, ka dibna burburto.

Siday noqotaba, intay goori-goor tahay Cali iyo Cabdullahi waa inay ka fikiraan mustaqbalka xukuumadooda iyo dagaal ka adag ay kula jiraan mucaarad ka xooggan ee Xamar hadda ka jiro. Haddii ay sii wadwadaan DFKMG way iska dhecaysaa.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: GEDI FANAX WANTS TO USE IMPEACHMENT ON CASHO YUSUF

Post by DawladSade »

No such thing exists. Sooner or later Gheedi will get the cut.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: GEDI FANAX WANTS TO USE IMPEACHMENT ON CASHO YUSUF

Post by Hiiraan boy »

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: GEDI FANAX WANTS TO USE IMPEACHMENT ON CASHO YUSUF

Post by DawladSade »

I know impeachment exists you i.diot, President Clinton went through impeachment hearings for the Monica Lewinski thing but I mean no such thing exists in Somalia. Gheedi will be cut sooner or later.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: GEDI FANAX WANTS TO USE IMPEACHMENT ON CASHO YUSUF

Post by xoogSADE14 »

The Prime Minister works for the President not the other way around.

Only members of parliament can impeach the president. If Bush couldn't be impeached what makes you think a pseudo dictator in the world's most dangerous country can?
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: GEDI FANAX WANTS TO USE IMPEACHMENT ON CASHO YUSUF

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Geedi is a dead man walking

sooner or later the other Abgaals will kill him

Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: GEDI FANAX WANTS TO USE IMPEACHMENT ON CASHO YUSUF

Post by Hiiraan boy »

what u mean it dont exist. its federal system ma aho??
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: GEDI FANAX WANTS TO USE IMPEACHMENT ON CASHO YUSUF

Post by fagash_killer »

Madaxweynaha Dowladda Federalka iyo Ra’isul-wasaare Geeddi, oo la sheegay in si hoose loo dhameeyey Khilaafkooda



Muqdisho, Sabti , September 29 2007 SMC

Ilo-wareedyo ilaa xad lagu kalsoonaan karo, ayaa waxay sheegayaan inay Saraakiil ka tirsan Dowladda Ethiopia gaacan ka geysteen sidii loo xalin lahaa Khilaaf-siyaasdeedkii soo kala dhex galay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’isul-wasaare Cali Maxamed Geeddi, oo iyagu labadii isbuuc ee ugu dambeeyey khilaaf dhinaca Maamulka iyo Aragtida ku kala irdhoobay.

Labada Mas’uul, ayaa waxay maanta si wadajir ah uga qeyb galeen Kulankii Golaha Wasiiradda oo lagu qabtay Xaruntii hore ee Nabadsugidda Soomaalida “NSS”-ta ee magaalladda Muqdishu, iyadoo laga dareemayey inay kaftan siyaasadeed isku dhiibayeen.

Warar Xog-ogaal ah ayaa waxay sheegayaan inuu Taliyaha Ciiddamadda Ethiopianka ee ku sugan gudaha dalka Somalia, Jeneral Gabre uu gacan ka geystay sidii ay Labada Hoggaamiye isaga qancin lahaayeen Khilaafkooda oo saamayn xooggan ku yeeshay Golayaasha Dowladda.



Ma cadda Madaxweynaha iyo Ra’isul-wasaaraha xeer jajabka ay ka gaareen arrinta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka ee haatan xiran, Dr Yuusuf Cali Haaruun iyo Garsoore Maxamed C/qaadir Sheegow, inkastoo ay wararka qaarkooda sheegayaan in la isku af-gartay inuu Madaxweynuhu cafis u fidiyo Mas’uuliyiinta xiran, inkastoo aan arrintaasi la xaqiijinin.

Si kastaba ha ahaatee, haddii ay Labada Hoggaamiye heshiis ka gaareen xalinta khilaafkaasi, ayaa waxay dad badan is-weydiin karaan Aayaha Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. C/llaahi Daahir Barre, oo ay Xukuumadda Federalka xilka ka qaadeen, kadib, markii uu isagu horey u bixiyey amarkii lagu soo xiray arrinta Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Qaranka ee haatan xiran, Dr Yuusuf Cali Haaruun iyo Garsoore Maxamed C/qaadir Sheegow, oo iyagu maalintii 8-aad dhex yurura Xabsi ku yaalla magaalladda Muqdishu.

Somaliweyn Media Center (SMC)
Muqdisho Somalia
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”