Page 1 of 3

Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:26 pm
by XidigtaJSL
Jabuuti, Jimco , September 28 2007 SMC

Jabuuti waa wadamada kamidka ah Geeska Afrika, waana Magaalo aad u qurxoon deegaannada qaar marka aad joogto halka deegaannada qaarkood kalena ay lamid yihiin guryaha aanan la dayactirin ee Muqdisho kuyaalla oo kale.

Dadka Reer Jabuuti waa dad Jecel Soomaalida lakin Afsoomaaliga ay ku hadlaan ayaanan u suurageli Karin qof kayimid Muqdisho in uu wax badan kafahmo.

Magaalada Jabuuti xilligani waa Magaalo aad u kulul inta badanna dadku maba ay socdaan xilliyada qoraxdu ay soo jeedo oo waxaad arkeysaa waddooyinka iyo Magaalada inteeda kale oo dad dhif ah ay ku soconayaan.

Maciishadda Magaalada Jabuuti waa mid aad qaalli u ah waxaana lagu kala badashaa lacagtooda halkii Dollar 175-farank oo Lacagta Jabuuti ah.

Waxa aan si aad ah ula yaabay Wadankani Sida uu u hooseeyo Qiimaha Dollarka, waxaana ganacsatadu ay kuusheegayaan in Lacagta Doollarka aysan sidaa qiimo ugu laheyn lakin ay si aad ah u qiimeeyaan Lacagta Eruo-ga ee laga isticmaalo wadamada Yurub.

Sidoo kale waxaanan ka shaqeynin wadankani Lacagta Doollarka haddii sanadka ku qoran uu yahay wixii ka dambeeyay 2000, haddii aad heysatana lacag dollar ah oo ku qoran Sanadka 2000 wax kahooseeya Lacagtaasi wax ay ka tareyso wadankani majirto illaa aad ula laabato wadankii aad katimid.

Waxaa kaloo iigu yaab badneyd markii aan arkay Jabuuti oo aad ku badalan karto haddii aad heysato Lacagta Maamulka Somaliland Cool oo wadankani Jabuuti suuqyadiisa sarifka si caadi ah looga sarifo halka Shilinka Jamhuuriyadda Soomaaliyana aanan lagaba aqoonsaneyn halkani.

Bashiir Mohammed Abdulkadir
albashiir@gmail.com
Jabuuti – Djabuuti.

Somaliweyn Media Center (SMC)
Djabuti Jabuuti

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:27 pm
by King-of-Awdal
Sorry but i can vouch for this and neither is accepted in djbouti. only Euro and Dollars are acceptable. Laughing

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:28 pm
by Sadaam_Mariixmaan
and we care WHY?

no we don't Arrow

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:28 pm
by DawladSade
Saddam then stop replying to their posts.

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:29 pm
by LiQaaye_TDH
40% of the Countries population are somalilanders, Go to Hargeisa in July and you see what i mean..............

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:31 pm
by Sadaam_Mariixmaan
if they don't talk sh!t about Konfuur

then i wouldn't Terrorize the Iidoors

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:33 pm
by DawladSade
Saddam why do you even care about them seriously? Do what I do best, if something is interesting regardless of who posted it then respond if not then ignore. What is so interesting about this pea-brained topic that you felt the need to even tell him the reality? Laughing

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:35 pm
by Sadaam_Mariixmaan
somebody gotta bust there fantasies

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:37 pm
by XidigtaJSL
The two brotherly nations of Jabuuti and Somaliland share many things, tradition, commerce and a language. Our people are the same, some live in Jabuuti during the winter months and they own a house in Hargeisa for xagaag baxa

It is the dictator Cumar Gelle who is holding the people of Jabuuti hostage, the population loves Somaliland and as Faysal Cali Waraabe said" I feel home in Jabuuti" in his last vist, many have Somaliland flags everywhere

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:38 pm
by Sadaam_Mariixmaan
your a Condom to Jabuuti

Cumar Gelle is skeeting all over JSL

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:41 pm
by FAH1223
Should Jabuuti and JSL combine together Shocked

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:46 pm
by XidigtaJSL
[quote="FAH1223"]Should Jabuuti and JSL combine together Shocked[/quote]


No. Somaliland is a free, independent nation, we can do commerce with Jabuuti and Somalia but will never join any politically.

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:48 pm
by King-of-Awdal
[quote="FAH1223"]Should Jabuuti and JSL combine together Shocked[/quote]

That would never happen and the only plausible thing would be Djbouti to Annex Awdal. and again as i said even crossing from Saylac to Djbouti which i did this past summer the authorities will clearly state that they u cant bring somaliland shilling into the country. let alone Djbouti the somaliland shilling isnt even circulated in Borame that much and the ethopian Bir has a much more value. Confused

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:52 pm
by Aliyah99
Forget about politics. Economically the same people are in charge Hargeisa to Djbouti. Thats a fact braaaaaaaaaap Cool

Re: Somaliland Shilling used in Jabuuti not Somali Shilin

Posted: Sat Sep 29, 2007 3:54 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Somaliland will never Secede, although it's nice to have a Childhood Fantasy


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing