Updated: Sep 28, 2007 - 6:32:47 PM
Wararka
Maxaa ka jira soo celinta Xabsade?
28 Sep 28, 2007 - 6:00:37 PM
Xiisada u dhexeysa labadan maamul ayaa sarey oo sii kacdey kadib markii dagaalo ku dhexmareen goobaha ay isku horfadhiyaan maalintii Jimcaha.
Diplomasiyiinta iyo hay'adaha samfalka saldhigodu yahay magalada Nairobi ayaa baaq u soo jediyay labada maamul goboled kana dalbadey in aysan xaladu faraha ka bixin.
Dowlada Federalka Somalia oo la tacaleysa gacan ku haynta Koonfurta Somalia gaar ahaan Muqdisho ayaan looga fadhiyin in ay wax lug ah ku yeelato dajinta xaaladan.
"Waxaan ka dalbaneynaa maamulada Puntland iyo Somaliland in xiisadan ay dajiyaan, waqti-na siiyaan nabada isla markaana khilafka lagu xaliyo wadahadal" sidaas waxa yiri sarakiil ka tirsan wadamada mucaawinada siiya Somalia.
Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa ugu jira diyaar garow adag iyaga oo ciidamo soo dhigaya goobaha ay isku horfadhiyaan.
Warar xaley goor dambe laga helayo Lascaano ayaa sheegayey in Tekinko ay wataan ciidamo beledyo tagersan Somaliland ay soo galeen magalada kuwas oo ay hirkacyaan saraakil reer Sool ah balse ka tirsan maamulka Somaliland.
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Puntland
Dhinaca kale waxaa jira warar laga soo xigtey qaar ka tirsan odayasha gobolka Sool kuwaas sheegaya in ay socoto waan waan xilka dib loogu soo celinayo wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Puntland Axmad Cabdi Xabsade.
Odayasha gobolka oo la xiriirey Madaxweynaha DFKMG ah ayaa u sheegey in nabada gobolka muhim u tahay in Xabsade dib-loogu soo celiyo xilkii horey looga qaadey taas oo sahleysa in xal loo helo qabaa'ilada gadoodsan ee gobolka kuwaas oo sida wararku tibaaxyaan tageeraya wasiirki hore.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Madaxweyne Cabdulahi Yusuf arinkaan kala hadley Cadde Muse oo ku sugan Imaradka isla markaana u aqbaley.
Cadde Muse ayaa horey xillka uga qaadey Xabsade isaga oo wasaaradiisa ku biiriyay Cali Cabdi Awaare oo noqdey wasiirka dowladaha Hoose iyo gobolada.
Xill ka qadista Xabsade ayaa waxaa la xiriirinayaa kadib markii Cali Cabdi Aware u bahadey awood uu ku maamulo deeqaha la soo gaarsiyo mamaul goboledka kuwaas oo hoos imaan jirey wasaarada Arrimaha gudaha.
Puntland ayaan weli uga gudbin nidaamka qabiiliga mid doorasho ah tan iyo intii
dhidibada loo aasey 1998.
Garowe Online,Garowe
MAXAA KA JIRA SOO CELINTA XABSADE?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Re: MAXAA KA JIRA SOO CELINTA XABSADE?
Xalka Nabada Gobolka Sool Wuxuu Kujiraa in Xilka Lagu Soo Celiyo Xaabsade
(Laascaanood}29.9-7
Madaxweyne C/laahi Yusuf oo loosheegay in nabada gobolka Sool muhim u tahay in Xabsade dib loogu soo celiyo xilkii horey looga qaaday taas oo sahleysa in xal loo helo qabaa'ilada gadoodsan ee gobolka....................................................
iyadoo xalay saqbadhkii Tikinko ay wataan ciidamo beledyo tagersan Somaliland ay soo galeen magalada kuwas oo ay hirkacyaan saraakil reer Sool ah balse ka tirsan maamulka Somaliland ayaa saaka madaafiic ay is weydaarsadeen ciidamada somaliland iyo kuwa puntland ee isku horfadhiya jiida Abeesaley.
marka laga yimaado madaafiicdii saaka laga maqlayay jiida abeesalay waxaa haatan kacsan dareenka dadka ee ku aadan ciidamda is horfadhiya iyo kuwa maleeshiyaadka ah ee ku hareeraysan togaga iyo buuraha magaalada.
Dhinaca kale waxaa jira warar laga soo xigtey qaar ka tirsan odayasha gobolka Sool kuwaas sheegaya in ay socoto waan waan xilka dib loogu soo celinayo wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo amniga Puntland Axmad Cabdi Xaabsade.
Odayasha gobolka oo la xidhiidhay Madaxweynaha Dowlada federaalka Somalia ayaa u sheegey in nabada gobolka muhim u tahay in Xabsade dib loogu soo celiyo xilkii horey looga qaaday taas oo sahleysa in xal loo helo qabaa'ilada gadoodsan ee gobolka kuwaas oo sida wararku tibaaxyaan tageeraya wasiirki hore.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Madaxweyne Cabdulahi Yusuf arinkan kala hadlay Gen. Cadde Muse oo ku sugan Imaradka isla markaana uu aqbaley.
Cadde Muse ayaa horey xillka uga qaaday Xaabsade isaga oo wasaaradiisa ku biiriyay Cali Cabdi Awaare oo noqdey wasiirka dowladaha Hoose iyo gobolada.
Xill ka qadista Xabsade ayaa waxaa la la xidhiidhinayaa kadib markii Cali Cabdi Awaare u bahadey awood uu ku maamulo deeqaha la soo gaadhsiiyo mamaul goboledka kuwaas oo hoos imaan jiray wasaarada Arrimaha gudaha.
markaan usoo noqono Xiisada u dhexeysa labadan maamul ayaa sare sii kacday kadib markii dagaalo ay ku dhexmareen goobaha ay isku horfadhiyaan maalintii Jimcaha.
Diplomasiyiinta iyo hay'adaha samfalka saldhigodu yahay magalada Nairobi ayaa baaq u soo jediyay labada maamul goboled kana dalbaday in aysan xaladu faraha ka bixin.
Dowlada Federalka Somalia oo la tacaleysa gacan ku haynta Koonfurta Somalia gaar ahaan Muqdisho ayaan looga fadhiyin in ay wax lug ah ku yeelato dajinta xaaladan.
"Waxaan ka dalbaneynaa maamulada Puntland iyo Somaliland in xiisadan ay dajiyaan, waqti-na siiyaan nabada isla markaana khilafka lagu xaliyo wadahadal" sidaas waxa yidhi sarakiil ka tirsan wadamada mucaawinada siiya Somalia.
Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa ugu jira diyaar garow adag iyaga oo ciidamo soo dhigaya goobaha ay isku horfadhiyaan.
Puntland ayaan weli uga gudbin nidaamka qabiiliga mid doorasho ah tan iyo intii dhidibada loo aasay 1998.
Jordan:::Widhwidh Online News Desk...Media Center

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: MAXAA KA JIRA SOO CELINTA XABSADE?
Faqash dooro
Ama soo celiya ama ha soo celinina we are coming for you
Ama soo celiya ama ha soo celinina we are coming for you
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: MAXAA KA JIRA SOO CELINTA XABSADE?
this is a smart strategy move by tfg as for dhulos if they smart they should listen to their garaads
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 404 Views
-
Last post by Abdihaliim
-
- 6 Replies
- 821 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 4 Replies
- 511 Views
-
Last post by rich-boy
-
- 11 Replies
- 853 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 10 Replies
- 1070 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by kaliil
-
- 4 Replies
- 671 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 422 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 243 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 659 Views
-
Last post by FBISOMALIA