Page 1 of 1

Qur'an Recitation Competion in Beled Xawo

Posted: Sat Sep 29, 2007 9:28 pm
by QansaGabeyle
Tartan Quraan Akhris Ah Ayaa Ka Billowday Magaalada Beledxaawo
Sep 28,2007
byB/Xaawo-Gedo-GNN

Tartan Quraan akhris ah oo ay ka soo qayb galayaan illaa 10 dugsi iyo mac-had oo ay soo qabanqaabiyeen jamciyadda Qur'aanka Kariimka ah ee magaalada Beledxaawo ayaa waxa uu ka billowday degmada Beledxaawo. Tartankaas oo si toos ah uga baxaya idaacadda Maandeeq ee magaalada Beledxaawo ayaa waxa ardaydu ay ku tartami doonaan 30ka Jus ee Quraanka, 15 Jus iyo 5 Jus intaba, waxaana garsoorayo guddi culuma u diin ah oo ka socota culumada magaalada Beledxaawo.

Tartankaan ayaa socon doona inta bisha Ramadan ka hartay, waxaana gebagebada tartankaas la guddoonsiin doonaa ardayda guuleysata hadiyado laga soo ururiyay degmada ganacsatadeeda.

Ardayda tartameyso oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa da'doodu ay aad u yar tahay, waxaana macallimiintoodu ay u wada rajeynayaan guul

Beledxaawo-Gedo News Desk

Re: Qur'an Recitation Competion in Beled Xawo

Posted: Sun Sep 30, 2007 12:20 pm
by precious_dyme
Mashallah :D

Re: Qur'an Recitation Competion in Beled Xawo

Posted: Sun Sep 30, 2007 1:49 pm
by Naaima
Salam alaikum

ach! i could beat them all at this competion :lol:.. mashalah may allah bless them!

Re: Qur'an Recitation Competion in Beled Xawo

Posted: Sun Sep 30, 2007 5:59 pm
by Sadaam_Mariixmaan
^

maa ciyaal ba tahay?, anyways Mash'allah 8)

Re: Qur'an Recitation Competion in Beled Xawo

Posted: Mon Oct 01, 2007 1:43 am
by Naaima
yes, when it comes to competion!