Bomb attack in Guriceel.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Bomb attack in Guriceel.
Weerar bambaano oo xalay lagu qaaday saldhigga deegaanka Guriceel
Mogadishu Kooxo aan la garan ayaa bam gacmeed xalay ku weeraray saldhigga booliska deegaanka Guriceel, iyadoo ciidamo Ethiopoian ah ay soo gaareen halkaasi si ay u baaraan.
Weerarkaan bambaano oo dhacay fiidnimadii xalay ayaanu geysan wax qasaaro ah sida uu warbaahinta u sheegay guddoomiyaha degaanka Guriceel Cali Sheekh.
Ciidamo Ethiopian ah ayaa saakay baaritaano ka wada xaafadaha ku dhow dhow saldhigga deegaanka Guriceel, inkastoo wali aan la soo sheegin wax ay ku qabteen baaritaanadooda.
Ma ahan markii ugu horreysay oo weerar bam gacmeed ah lagu qaado saldhigga degmada Guriceel.
Xafiiska warqabadka Allwadani Mogadishu
Allwadani NewsDesk
Mogadishu Kooxo aan la garan ayaa bam gacmeed xalay ku weeraray saldhigga booliska deegaanka Guriceel, iyadoo ciidamo Ethiopoian ah ay soo gaareen halkaasi si ay u baaraan.
Weerarkaan bambaano oo dhacay fiidnimadii xalay ayaanu geysan wax qasaaro ah sida uu warbaahinta u sheegay guddoomiyaha degaanka Guriceel Cali Sheekh.
Ciidamo Ethiopian ah ayaa saakay baaritaano ka wada xaafadaha ku dhow dhow saldhigga deegaanka Guriceel, inkastoo wali aan la soo sheegin wax ay ku qabteen baaritaanadooda.
Ma ahan markii ugu horreysay oo weerar bam gacmeed ah lagu qaado saldhigga degmada Guriceel.
Xafiiska warqabadka Allwadani Mogadishu
Allwadani NewsDesk
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Bomb attack in Guriceel.
Faahfaahin ku aadan weerar Bambaano oo xalay ka dhacay saldhiga Ciidanka Booliska degmada Guraceel ee Gobolka G/gaduud.
Mogadishu ,1 October 2007 (HornAfrik Media)
Weerar bambaano ayaa xalay lagu qaaday saldhiga Ciidamada Booliska degmada Guraceel ee Gobolkaasi G/gaduud iyadoo halkaasi ay saaka yimaadeen Ciidamo itoobiyaan ah.
Qaraxa oo dhacay xalay abaare kowdii fiidnimo iyo qadar daqiiqado ah ayaa waxaa laga maqlay guud ahaanba Magaalada Guraceel,iyadoo lala beegsaday saldhiga Ciidamada Booliska ee degmada Guraceel.
Xiliga lala beegsanayay saldhigaasi qaraxa ayaa waxaa kusugnaa Ciidamada nabadgalyada Magaalada Guraceel.
Majiraan wax qasaare ah oo ka dhashay qaraxaasi iyo rasaas ay fureen Ciidamaddu sida uu HornAfrik u sheegay Guddoomiyaha degmada Guraceel Cali Sheekh Maxamuud,iyadoo saaka goobta uu ka dhacay ay soo buux dhaafiyeen Ciidamada itoobiyaanka ee kusugan degmadaasi Guraceel.
wararkii Hore

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Bomb attack in Guriceel.
guriceel maxa ka galey. its not merehan town.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Bomb attack in Guriceel.
Maxaa Laascaanood kaa galay adiga?
- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Bomb attack in Guriceel.
Ethiopians are in Hasan Daahir Aweys`s hometown 

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Bomb attack in Guriceel.
Hiiraan Boy;
If Ilka-Yars convinced you that Kismaayo is their city, well they can also make you believe that the majority of Guri-Ceel residents are Mareexaan.
If Ilka-Yars convinced you that Kismaayo is their city, well they can also make you believe that the majority of Guri-Ceel residents are Mareexaan.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Bomb attack in Guriceel.
lascanood tolkayga baa jooga.
fisiqini hawiya
adiga guriceel maxa ka galey. tolkaaga ma degan.
fisiqini hawiya
adiga guriceel maxa ka galey. tolkaaga ma degan.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Bomb attack in Guriceel.
Fiqi shinina ma degno laascaanood, hawiyena ma tihid. Marka again maxaa kaa galay Laascaanod adigu?
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Bomb attack in Guriceel.
guhad dadka qaarkood beenta ma lo sheego. kismaayo's their city walahi. ayaga maamula. cidaamoda baa meesha jooga. dekada iyo airporka bey haystaan. so its their city now like bosaso's harti city and muqdisho's mudulood city.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Bomb attack in Guriceel.
[quote="DawladSade"]Fiqi shinina ma degno laascaanood, hawiyena ma tihid. Marka again maxaa kaa galay Laascaanod adigu?[/quote]
fishiqini live in lascanood jahilyaho. ask executive. if am not hawiya then ur not darod mutherfuker.
fishiqini live in lascanood jahilyaho. ask executive. if am not hawiya then ur not darod mutherfuker.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Bomb attack in Guriceel.
[quote="Hiiraan boy"]guhad dadka qaarkood beenta ma lo sheego. kismaayo's their city walahi. ayaga maamula. cidaamoda baa meesha jooga. dekada iyo airporka bey haystaan. so its their city now like bosaso's harti city and muqdisho's mudulood city.[/quote]

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Bomb attack in Guriceel.
[quote="Hiiraan boy"]lascanood tolkayga baa jooga.
fisiqini hawiya[/quote]
its' faqashini........
fisiqini hawiya[/quote]

its' faqashini........
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Bomb attack in Guriceel.
[quote="Somalistan"][quote="Hiiraan boy"]lascanood tolkayga baa jooga.
fisiqini hawiya[/quote]
its' faqashini........[/quote]
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
dee they should move to burco ama hargeisa and live there or else people gonna call them faqashini if they live with darod kkkkkkkkkkkkk

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5212
- Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
- Location: Vancouver, British Columbia, Canada
- Contact:
Re: Bomb attack in Guriceel.
I guess Ethiopia got bored of getting shot at in Mogadishu, so now they're going to go get shot at in Galgadud and Jubbaland.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Bomb attack in Guriceel.
[quote="Hiiraan boy"]if am not hawiya then ur not darod mutherfuker.[/quote]
Wakaa anigu Sade Darood baan ku abtirsadaaye, halkaad Hawiye kasoo gashaa?

Wakaa anigu Sade Darood baan ku abtirsadaaye, halkaad Hawiye kasoo gashaa?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 312 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 1 Replies
- 471 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 404 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 33 Replies
- 2078 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 1 Replies
- 547 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by Rambie
-
- 25 Replies
- 346 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 490 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 341 Views
-
Last post by Hiiraan boy