Well, well said. *stands on chair and applauds*

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Angelin@
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 266
Joined: Tue May 04, 2004 7:00 pm

Well, well said. *stands on chair and applauds*

Post by Angelin@ »

Smile Very Happy

Guuxa qofka soomaliga ah iyo rabitaanka sida uu jecelyahay in mansabka soomaliya loo hogaamiyo qoraal xiiso badan oo uu soodiray nin nasbnimo ku faanay


Salaan dabaeed, Waxaa idinka dhamaaday calaacalkii iyo caygii (dhareer iyo diif). Runtii waxaad tihiin website-ka aan ugu akhriska badnahay. Wax kale maahee waxaan eegaa oo akhriyaa caqliga reerka aad ka dhalateen oo aad aqoon yahanka iyo suxufuga u tihiin. Dayniile waa Muuse Suudiga ama Qanyaraha saxaafadda Soomaaliyeed. Sidaa waxaan u leeyahay waxad garan kartaa heerka ay caqli iyo siyaasad ka joogeen nimankaas iyo hadalladooda aadka u foosha xun. Doorkaas baad kaga jirtaan saxaafadda runtiina aad bay iila fiican tahay in aan akhriyo qaabka ama daalacdo caqliga wiilka hawiye ee ila faca ah iyo sida uu u fekerayo iyadoo meesha keliya ee aan ka heli karana ay tahay DAYNIIL.COM iyo weliba yaanan illaawine idaacadd Guriceel ee Yuusuf Garaad horboodo ee BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga.




Waxaa dayniile uu caan ku yahay oo ayan saxaafadda kale ee Soomaalidu la wadaagin cayda, habaarka, calaacalka, kicinta iyo guubaabinta qabaa'ilka iyo isku soofaynta dadka. Taasoo runt ahaantii ahaa calqligii reerka aad ka dhalatay weligii iyo siyaasaddii 17kii sano ee u dambeeyay reerkiinu ku socday. Haddaad mooddeen in siyaasaddu sidaas tahay, 17 sano baad dal dhan oo qaran ahaa ku diirateen oo waxaad leyseen, waxaad gubteen, waxaad bililiqeysateen ka dhigteen, dumarkii maxajabaadka ahaa ee illaahay dartiis farjigooda u dhowray oo masaajid idinka magangalay baad baad ku kufsateen oo weliba kitaabkii Alle ku dhex shiddeen si aad ugu ifsataan. dalkii oo la idiinka tegay baad maamulan weydeen oo dowlad dhisi weydeen. Markaasaan dabeed baan markaan qaxooti kaa soo aaday iga daba timi. Bal maxaad iga soo dabadoontay kaagaba imi dalkiiye. Sow waxaa igu heysatay siyaasadda iyo waxbaan xukumayaa maahayn? Maad qabsatid (qabsatay ba e) oo oo iga reysatid oo xukuntid? Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "WAR TALADI BA'DAYOW SOW TALO KUUMA DHALATO". Weli ma garan la'dihiin wixii khaladaad wixii ahaa oo aad gasheen iyo wixii aabayaashiin galeen. Mase arki la'dihiin jiilkiinnaan cusub ee Hawiye dariiqa aad heysaan. Weligiinse ma meel hoosaad joogaysaan? Waa iga su'aale.



Aniga la ima barin inaan Hawiye necbaado ee waxaa la i baray inaan Hawiye xukumo oo maamulo oo u taliyo oo ay dadkeygii yihiin. Adna aabahaa waxa uu ku baray oo kaaga tegay oo dhaxal kuugu reebay cuqdad iyo Daarood baa na gumaysta. Ogow adduunka waxaa la isku gumeystaa xadaaradda. Maanta waxaad deggen tahay Sweden u fiirso heerka uu adduunka ka jooga iyo sida uu sanaacadda ugu hormarsan yahay. ANIGU WELIGAY LABO JEER BAAN KUU IMI, ADIGA HAWEYE AH. Labada jeerna nidaam iyo dowladnimo ayaan kuu keenay. Waad igu diidday waan ku karbaashay si aan jaraha ama xakamaha kuu ogoleysiiyo (haddaad Af-Soomaaliga taqaan). Waa mare waa saldanaddii Cali Yuusuf Keenadiid ee Hobyood oo aan xitaa Ceelbuurta xunee aad ka soo jeeddo aan kuxumayay anigu. Waan tan labaade waa tan maanta ee aad xaarka cuntay oo aad is qalatay oo aad ismaamuli weyday.

markaasaan intaan kaaga tegay caasumad dhan oo siraadan oo adduunka ka sheeggan baad diiratay oo fiilooyinkii iyo tuubbooyinkii aan 60 sano ku aasayay aad la baxday. Maantaan kuu imi markaasaan xaarkaagii ka gurayaa oo aan rabaa inaan fiilooyinkii iyo tuubbooyinkii dib ugu celiyo oo fitiimiyo oo nidaamkii dowliga ahaa dib u aasaaso markaasaad cabaadaysaa oo waawarey iyo dalkii baa la qabsaday ku heysaa.


Ethiopean-ka adeer ninkii la dagaalamay oo Soomaali oo mid ah doonay aniguu ahaa. Ninka dhulku ka maqan yahay oo hanka u qabay Greater Somalia inuu sameeyo oo dabadeedna xukumo aniguu ah. Goormaa Hawiye dab u qaaday inuu dal xoreeyo weligii? Isagaaba aaminsanaa inuusan xor ahayn oo la gumeysto e? Sow idinkii lahaa maaha maantaanu xorownay markii aad indhaha iska tuurteen, Soomaali oo idilna idhaha ka tuurteen oo aad dowladdoodii riddeen. Mase dhegeysatay barnaamijyadii WAXAAN U SOO JOOGAY ee BBC-da wixii ay kaga hadleen saraarkiishii ciidanka ugu sarsareysay intoodii Hawiyaha kaga jirtay waxay ku hadleen? Dib u dhegeyso oo raadi ADAA YAABINE.



Ma siyaasad baad wax ka tiqiineen waa la idin lugooyaye. Howl aydaan u dhalan oo waxba ka aqoon baa la idinka talogeliyay oo wax la idiinka dhiibay "BAL ADIGU INTAAD MURAAYAD QAADATO IS FIIRI". yaa saaxada siyaasadda kuugu jira xitaa maanta. Taariikhdaada dib u raac maxaad soo ahayd maxaadse tahay maanta. ma qiyaasi karta waxa aad berri noqon doonto. Dib u eeg Gen-ki waalnaa ee Ceydiid, magool, Xamaali Muuse Suudi, Tuug Qanyare, Dilaal Caato, beenaale Xasan Daahir, Damiin Sheekh Shariif, Maxamed Dheere, Salaad Cali Jeelle,



Soomaalidu waxay tiraahdaa shimbiri maalin bay dab qaadday maalintiina buulkii hooyadeed bay gubtay. Hawiye maalin buu doonay inuu wax xukumo maalintiina wixii dhacay waad artay. Waa tii aad daaqadaha iyo derbiyada uga soo daadateen dowladdii dalka u dhisnayd sidii howtul-hamaggii idinkoo moodaya inaad janatu firdowsa u socotaan. Waa iyadii aqoon yahanno Hawiye (waa hadday leeyihiine) iyo askar ahi oo Gen. Ceydiid ka mid yahay hadba dhinac u cararay oo Soomaaliya meel walba dab suray. Waa iyadii culimadiinu (haddaadba leedihiinba) idiin banaysay dhaca, dilka iyo kufsiga. Waa iyada adduunkiiba idin afgaran waayay. Waan idinka soo qaxnaye waa idinka aan naga harine naga daba yimi.

waa idinka magacayagii ku bi'iyaya caalamka oo tuugonimo, been, foojari, toban meelood oo la iska dhiibo, meel walba sidaa burush xaarleh u mariyaya. Wixii tolkaa bi'iyay iyo weliba wixii ay ku hadleen 17kaas sano ay duuban tahay maanta maqal iyo muuqaalba.


Waxaad reerka keliya aan culimadiisu (haddayba leeyihiinba e) weligeed aanu ka hadal oo iska waanin wixii ay geysteen ee dhac iyo dhiiga dad muslimiin ah, kufsiga gabdho muslimaat, muxajabaad ah oo Alle dartii farjigooda u illaaliyay illaa bil xaq wal macruuf? Maweydaan masaajid dhexdii gabdho muslimaad ah ku fuulin oo mugdiga kutubta ku ifsan intaa shiddeen. waa idinka kitaabka soo qaataye, GOORMAAD ISLAAM NOQOTEEN? Waa maxay waxaasi. Sow maahidin reerka keliya ee Soomaaliya ee Alle iyo Kitaabkiisa ku been abuurtay ee damcay inay dhiigii iyo hantidii dadka islaamka ah ku xalaashadaan iyagoo kitaabka Alle ku dhuumanaya? Sow maahidin reerka xumaanta 100% isku raaca Samaantana aan midi mid raacin?

Bal u fiirso waa adiga, reerka keliya ee Soomaali oo maanta ku haya Reer Hebel haddaanu nahay. Waanuba ka faannaa o ka xishoonnaa inaan waxaa dadka la hornimaano. Bal eeg "ODAYAASHA BEELAHA HAWIYE", "DHALINYARADA BEELAHA HAWIYE", "HAWIYE ACTIONGROUP" iyo weliba "HAWIYENEWS". Waa waxa laga labalaboodo.


Xaarkiinii iyo qurunkiinnii baa Xamar laga gurayaa markaasaad meel walba bam ku xirayesaan. Runtuu waxay tahay madaxaa la idinka garaacayaa illaa aad sidiinii hore kusoo moqotaan oo booyeysooyin iyo xamaali iyo xoogaa lagu shaqeysto oo dowladda ku jira oo maqaarsaar ah aad noqotaan illaa idinkaa dad iska dhigi waayay oo daayeerka u fekerayee. Maxaa kuu diiday in intaad waxbarato oo ilbaxnimo iyo xadaarad la timaaddo aad haanta dhimacaaga ka qabsato halka aad sida la arkay u fekerayso.


Sidaa haddadan yeelin shalayna anigaa dowladnimo kuu keenay maantana anigaa kuu dhisaya oo weliba ku karbaasha sidii taariikhdii hore illaa taariikhdu waa soo noqnoqotaaye meeshii Suldaan Cali Keenadiid baa arintu maanta joogtaa. Weligay reerkayga kama maqal "HAWIYE BELO HA KU DHACDO" Adna waxaan hubaa inaad reerkiina in badan ka maqashay "AR HALKI DAAROOD AHAAY XAAD TIRAAHEEN".

Sharaf iyo karaamo toonna malihidin mana taqaannaan ee afka xiro. IDIOT! Waxbaa la qoraa baad maqasheen. Markaasaad xaar firdhinaysaan. AFKA QABSADA WASHEYSIYOHOW. Bal eeg YUUSUF GARAAD.


Runta la idiinma sheego'e intaa baararka soo fariisataan baa weliba sidii dad la idinla hadlaa markaasaydaanba ogayn waxaad bi'iseen. Waxaad doontaanna waa qortaan ama kaga hadashaan dhiilaha xunxun ee aad idaacadaha ku sheegtaan ee aad meelwalba surteen. Waxaa igu ballana inaan kulli idinka daadiyo ama ay aniga ii shaqeeyaan.
: Mohamed Hussein (mohamedsac@yahoo.com)

Cabdi wayeel cali-Rag Qabii u guuxa Xrnino Uma gadoo daane ka la geynta waa necebahay iyo haybta gaarnimo

http://dayniile.com/Setenbar/guuxa.htm
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”