Agaasimaha Radio Laascaanood Feysal Jaamac Aadan ayaa isagoo ku sugan magaalada Adhicadeeye wareysi uu siiyay Idaacada Hornafrika ee magaalada Muqdisho u xaqiijiyay inay gabi ahanba Jabhadii SNM(Somaliada Neceb Midnimada) ay isaga huleeleen fariisinkoodii Adhi-Cadeeye halkaasoo ay ku sugnaayeen 4tii sano ee lasoo dhaafay.
Togdheer
Fleeing Isaaq families
http://www.allsanaag.com/images/qax3_2.jpg
Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa cagta cagta u saaray jabhadii SNM oo ayagu dagaal naflacaari biima ah ku soo galay caloosha Puntland waxaana gebi ahaanba weriyayaashi gaaray jiida dagaalku xaqiijiyeen inay Jabhadii SNM ay weydaaratay Tuulada Guumays firxadkoodiina gaadhay Cayn. waxaana lagu soo waramayaa inay Jabhada SNM ay dad u dhashay Sool & Sanaag ay ka ururiyeen gudaha magaalada Hargaysa & Burco kuwaasoo loo taxaabay meel aan la garanayn ayadoo falkan oo kale uu hore uga dhacay gudaha Burco kadib markii sanadii 2004 lagu jabshay Jabhada SNM Jiida Adhi-Cadeeye xiligaasoo ay dad rayida oo degan burco iyo hargaysa la xasuuqay ayadoo xiligaas xasuuqa laga fiirsanayay telefeeshanka Hargaysa.
Barakac ayaa laga soo sheegayaa Caynabo & qaybo ka mid ah gobolka T/dheer ayna ku jirto magaalada Burco halkaasoo dadku ay bilaabeen inay u qaxaan buuralayda Gacan-Libaax si ay uga raadsadaan gabaad anagoo idiin soo gudbin doona sawiro hor leh oo arintan cadeynaya hadii allah idmo.
Casharkan la siiyay Jabhada SNM waxuu ka mid yahay casharo hore loo siiyay waxaana kuwii ugu weynaa laga siiyay Dhahar halkaasoo koox Murqaan & Qaadiro la jaah wareersan laga soo baaciyay bilowgii sanadkan ayadoo fashilaadii ku dhacdayna seeftu la tagtay W/Gaashaandhiga oo asagu beel ahaan ka soo jeeda Habar-Xabuusheed oo inta badan markii jabku yimaado SNM ayaga ay seeftu qaadato maxaa wacay waxa hoos u dhiga walaalahood Reer Hargeysa. Su,aashu waxay tahay hadii markii hore ay la tagtay seeftii Habar-magaadle Waqaf oo ah Habar-Xabuusheed ah iminka yay la tegi doontaa waa su,aal lays weydiin doono waase la ogaan!!
Abokor Cismaan Jaamac
Bahda Allsanaag - Burco
Jabhadii SNM Oo Firxadkoodii Gaadhay Cayn & Qax Ka Bilowday
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post