Col. C/lahi Yusuf oo ciidamo taageero ah u soo diraya Laascaanood iyo Geeddi oo arrintaas diiddan
--------------------------------------------------------------------------------
Maleeshiayda Laas Caanood ee la jebiyay()
hadhwanaag 2007-10-02 (Hadhwanaagnews) Nairobi (HWN) - Warar degdeg ah oo hadda soo gaadhay Hadhwanaagnews ayaa sheegaya in maamul goboleedka Majeerteeniya uu weydiistay Col. C/lahi Yusus oo hore u xukumi jiray inuu la soo gaadho saanad, hub iyo ciidamo si ay isaga caabiyaan dadka reer Las Caanood ee maamulkooda ka soo horjeeda oo ay taageerayaan Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland.
Warkan ayaa wuxuu ku darayaa in cutub ka mid ciidamadii hore looga kaxeeyey Kaalgacayo oo ku sugan duleedka magaalda Muqdisho uu Kornaylku doonayo inuu ku so celiyo Garoowe, hase yeeshee aanay madaxda kale ee Embagati raalli ka ahayn.
Col. c/lahi Yusuf oo dagaalada Somaliya iyo Somaliland ka socda u arka mid qabiil ayaa aaminsan sida keliya ee uu maamulkiisu ku hagaagayaa yahay inuu xaalad reereed ka abuuro goobo badan.
Waxase la sheegay in Ra'iisal Wasaaraha Embagathi Geeddi uu arrintaa ka biyo diiddan yahay. Iyadoo khilaafka siyaasadeed ee maamulkooda dhiigga heensanaya uu soo kordhayo maalinba maalinta ka dambaysa.
Waxana la sheegay inay dawladda Ethiopia kalsoonidii ay u haysay Kornaylku u sii yaraanayao. Iyadoo aragtay in degenaanshaha mustaqbalka ee Muqdisho uu ku xidhan yahay heshiis ay la gasho dadka deggan gobolka Banaadir.
Haddaba iyadoo dagaalada Laas Caanood ee ay hoggaaminayaan ciidamo u dhashay degaankas oo ay taageerayaan kuwa Somaliland ay hadda qabow yihiin ayaa lagu wadaa in ciidan la soo ururiyay oo ka yimaadda maamulka Majeerteeniya iyo kuwa C/lahi Yusuf so diray ay isku dayaan inay dib u abuuraan xaalad dagaal.
Dhinaca Somaliland ayaa waxay sidoo kale xoojin iyo saanad ku sii waddaa fadhiisimaha xuduudda bariga ee Somaliland.
Ismaciil m. Xassan (Ismacil Yare)
Hadhwanaagnews
Nairobi, Kenya
Col. C/lahi Yusuf oo ciidamo taageero ah u soo diraya Laasca
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Col. C/lahi Yusuf oo ciidamo taageero ah u soo diraya Laasca
EOMM, wa in la jihaado
XABASHI WENT THERE TOO
XABASHI WENT THERE TOO
- Somaliweyn Commando
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2148
- Joined: Sat Sep 01, 2007 9:03 pm
- Location: La Ta7zanu Ya Ikhwati.
Re: Col. C/lahi Yusuf oo ciidamo taageero ah u soo diraya Laasca
waarye heedhe, we are not even fighting...OK
anyway geedi is on our side


anyway geedi is on our side


- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Col. C/lahi Yusuf oo ciidamo taageero ah u soo diraya Laasca
[quote="Somaliweyn Commando"]waarye heedhe, we are not even fighting...OK
:[/quote]
Hiraan Qamandi people are not fighting get that into your qoono head


Hiraan Qamandi people are not fighting get that into your qoono head
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 410 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 41 Replies
- 1753 Views
-
Last post by toby
-
- 5 Replies
- 524 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 4 Replies
- 708 Views
-
Last post by Hidden_Treasure
-
- 1 Replies
- 422 Views
-
Last post by Zizzz
-
- 5 Replies
- 454 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 348 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 4 Replies
- 631 Views
-
Last post by XaliimoFarax
-
- 4 Replies
- 348 Views
-
Last post by udun