Page 1 of 1

Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 3:48 pm
by The_Emperior5
SDWO (Hargeisa 02/10/07) Maanta waa maalintii labaad ee ay magaalada Laascaanood ku jirto gacanta xukuumada Somaliland tan iyo mudo hada laga joogo 5 sanadood markii Madaxweyne Rayaale oo booqasho ku tegay gobolka laga soo eryaday la iskuna deyay in lagu dilo magaalada.

Daawo ciidmada Somaliland oo dhamac ka shidaya malaashiyada Majeerteeniya mar ay dhowaan iska horyimaadeen, Live from Sky News UK



Click Play Botton ka laba jeer si aad u daawatid fiidyowgan


Ciidanka Somaliland oo aad uga xoog iyo awood badan kuwa dhigooda ee maamulka majeerteeniya ayaa hadana dowlada Somaliland waxay mudo dheer ka gaabsanaysay in uu yimaado isku dhac ay dad ku dhintaan magaaladad dhisamaheegana waxyeeleeya. Arinkan oo ay mudo isku dayayeen kooxda majeerteeniya intay soo tuurtuuraan ciidanka qaranka hadana dib ay ugu yaacaan magaalada gudaheeda, taasi oo ay Somaliland aad uga dhego adaygtay inay magaalada kula dhexdagaalaanto maaleeshiyada majeerteeniya.

Ciidanka qaranka ayaa hada gacanta ku haya guud ahaanba magaalada laascaanood iyo gobolka oo dhan. Ciidamda qaranka ayaa magaalada u dhaafay dhinaca howadka iyo waqooyiga oo ay difaac ka samaysteen lacala hadii maleeshiyadii laga itaal roonaaday ay wax soo tuurtuuraan oo ay weerar isku dayaan. Guud ahaan magaalada ayaa caadigeedii ku soo noqonaysay iyadoo ay gacanta amaanka ku hayaan muwaadiniin reer sool ah oo ka tirsan ciidanka qaranka iyo golayaasha qarankaba.

Somaliland ayaa iyadu marwalba ka feejigan in gaadmo lagu helo taasi oo aad ka garan garto gurmadka xooga leh ee ka kala baxay gobolada dalka ee ku sii jeeda jiidaha hore bariga si ay u xoojiyaan khadadka difaaca ee gobolada sool iyo sanaag. Ciidanka ku sugnaa aaga gobolka sool ayaa lagu sheegi jiray inay kor u dhaafeen 10 kun oo si xoog ah u tababaran kuna hubaysan hubabka noocyadiisa kala duwan iyagoo wata tikniko gaadhaysa ilaa 300. Waxa ilaa hada gurmad dheeraad ahi ka kala yimaadeen gobolada kale ee dalka gaar ahaan taliska guud ee hargeysa, tirade gurmadka ah ee ilaa hada oo gaadhay jiidaha hore ayaa laqu qiyaasayaa ilaa 5 kun oo askari oo wata 150 tikniko ah.

Dhinaca maamulka majeerteeniya ayaa la sheegayaa inay isku urursanayaa magaalada Garoowe oo firxadkii shalay halkaas ku hakaday, wararka ka imanay magaalada muqishana waxay sheegayaan in ay xalay ka soo baxeeen magaaladaas 150 askari reer majeerteeniya ah oo wata ilaa 15 tikniko ah oo xoojin loogu soo diray maleeshiyada ku sugan Garoowe ee ay ciidmada qaranku ay u xoog sheegeeen shalayto.

Dadku waxa ay ilaa hada u dhegotaagayaan warka ka soo bixidoona dowlada itoobiya oo labada dhinacba xulofo dhoof la ah todobaadkii horena labada dhinacba ugu baaqday inaanay dagaalamin.

Magaalooyinka Burco, Ceerigaabo, Berber, Hargeysa iyo Boorma ayaa aad looga dareemay guulahan weeyn ee ay soo hooyeen ciidanka qaranku oo dadku mudo 5 sano ah ka badan ay ka warsugayeen. Waxaanada arkaysaa iyadoo dadku arinkan aad uga sheekaysanayo oo la is weeydiinayo waxa dhici kara iyo sida uu xaal ku danbayndoono iyo inay ka go,antahay xukuumada Somaliland inaanay mardanbe faraha aanay ka bixin laascanood iyo inkale.



SDWO News Desk - Hargeisa

Re: Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 3:51 pm
by Hiiraan boy
puntland gonna get fuked unless merehan saves them like they did in 1991.

Re: Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 3:54 pm
by Cady Heron
I support the brave men and women of Somaliland. Secure the border and crush the ungrateful mongrels from Lascaanood. Cool

Re: Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 5:59 pm
by gurey25
another useless move,
mainly for internal propaganda purposes.


if somaliland is serious about the border, they should kow that the road to Lascanood goes through,
Garowe and Bossaso.

Re: Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 6:04 pm
by MJ-Pride
I hope this esclates into a Full scale war and we will see what these English Orphans are made of. It will be United Harti vs Somaliland. I wish Abdulahi Yusuf was the Puntland President today. Wallahi, he would have been in Hargaisa by now. Remember in 2002, when he kicked the Idoor all the way?

Re: Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 6:11 pm
by Phd in naago kudis
wish Abdulahi Yusuf was the Puntland President today. Wallahi, he would have been in Hargaisa by now. Remember in 2002, when he kicked the Idoor all the way?

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

and i wish dhegoweyne was in charge of somaliland

and we would have mj killin all over again

Re: Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 6:44 pm
by Somalistan
I wish Igal was our President. We would have SL flag in Laas Anod without firing a single bullet ever.

Phd,

To scare off the mjs, just mention col. Xasan yonis habane and col. cumar tanzania, siad barre built a taalo in Galkcayo after he murdered bunch of dhoocilo or dhabayaco that is. Laughing

Re: Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 6:46 pm
by Luq_Ganane
^^

Somalifag,

, don't make up a lie about MSB (aun) especially in light of his death poor English orphan bastard child.

Re: Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 6:47 pm
by Phd in naago kudis
somalistan

nice on saaxib Cool Cool

but ibrahim dhegoweyne also went on killin spree on the mj's

Re: Somaliland brings 15.000 troops and 400 tiknikos to the bor

Posted: Tue Oct 02, 2007 6:48 pm
by Somaliweyn Commando
soomaali wey uu dhamaatay