[quote="1nemansquad"]Mj Pride, Thank the lord that i'm fasting, if I wasn't waan ku rape gareen lahaa verbally of-course.
This is Dhulos vs Dhulos beef, don't get Idoor's involved and don't get your Dhabayaco ass involved, your as close to me as a Jew is sxb marka mind your motherfocking binis.
With regards, Squad.
Please feel free to share Quote of the Century
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2215
- Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
- Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
- Contact:
Re: Please feel free to share Quote of the Century
Daayeer, cure him self re editing this
'AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA' !!!!!!!!!!!!!!!!1
[quote="Daanyeer"]Awawgay ninkii adoonsaday
ninkii aabahay indhaha tiray
ninkii anigana i iibsaday
hadaan arkayoonan ka aarsan karayn
hadaanan Aadanow unuunka jarayn
aan ooyee albaabka ii xidha.
Isagoo Iglan joogabuu i diloo
ushuu soo fidshaa i iimaysoo
waataa aramidii i oofa tirtaye
itaal dari aan la eedaadoo
aan ooyee albaabka ii xidha.
Bal oggow isticmaarku abidkii
iriduu marinaayo awr raran
irbadbuu ku dayaa ayaamaa horee
Ragan aan arkayee u abasaxayow
ninowna ha odhan soomaalaan ahee
ordoo magacana ka iibsada.
Libaaxa anayiyo Abaarso ka ciyay
u Riin Lo'da joogtabaa urisoo
ooday jebisaa intay u dhacdoo
amsaxuu ka guraa idiilkeede
waakaa isticmaarkii ii daayee
Ragan aan arkayee u abasaxayow
in shaahiyo keegu waa urugeeiimawdee axankaaga weynee.
5) Ugaadha ninkii gatee urursada
ka soo arkabaa aduun ka baxshee
ninkaa imanaaya awgii waa
kaa isticmaarkii ii daayee
Ragan aan arkayee u abasaxayow
ordoo magacana ka iibsada.[/quote]

quote="kambuli"]Odeyga la yidhaahdo Galool, haddaad u fiirsato qormooyinkiisa,
Waa nin cadhaysan. Waxa aan ka maqnayn, waddaniyad. Marmarka
Qaar ayaan is idhaahda armuu kuwo diinta haysta ka waddanisan yahay,
Haba u olooleeyo kala goynte eh.
Waxaa qalbigeyga kusoo dhacday inaan si wadajir ah Ilaahay ugu barino inuu diinta kusoo hanuuniyo. Xusuusta waagii Nebi Maxamed CSWS uu Ilaahay ka baryey. Inuu labada Cumar mid uun kusoo biiriyo.
Damqashaa ku hadhayoo,
Dalkiisuu jecelyahoo,
Damiirkiisaa gubayee,
U duceeya wadaadka.
Inuu Alle hadeeyoo,
Diinteena wacan iyo
Dawga uu ku beegoo,
Dembigiisana dhaafo,
Ugusoo duceeya
[/quote]
Waa nin cadhaysan. Waxa aan ka maqnayn, waddaniyad. Marmarka
Qaar ayaan is idhaahda armuu kuwo diinta haysta ka waddanisan yahay,
Haba u olooleeyo kala goynte eh.
Waxaa qalbigeyga kusoo dhacday inaan si wadajir ah Ilaahay ugu barino inuu diinta kusoo hanuuniyo. Xusuusta waagii Nebi Maxamed CSWS uu Ilaahay ka baryey. Inuu labada Cumar mid uun kusoo biiriyo.

Damqashaa ku hadhayoo,
Dalkiisuu jecelyahoo,
Damiirkiisaa gubayee,
U duceeya wadaadka.
Inuu Alle hadeeyoo,
Diinteena wacan iyo
Dawga uu ku beegoo,
Dembigiisana dhaafo,
Ugusoo duceeya

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2215
- Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
- Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
- Contact:
Re: Please feel free to share Quote of the Century
[quote="Mataan_Ciideed"]This fuccin idiot Lion Heart has to go!. Everytime I come to the General Section, I see Lion Heart all over the place like bunch of Mexicans over a Buritto Pinyatta!.
The admin has to ban him!. Who agrees with me?.[/quote]
The admin has to ban him!. Who agrees with me?.[/quote]
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2215
- Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
- Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
- Contact:
Re: Please feel free to share Quote of the Century
Re: 'SOOMAALI BAAN AHAY' !!!!!!!!!!!!!!
[quote="gurey25"]No
you are a subject of the Punthopian Empire,
cease this soomali nonesense or else.
AVE Melez[/quote]
[quote="gurey25"]No
you are a subject of the Punthopian Empire,
cease this soomali nonesense or else.
AVE Melez[/quote]
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 58 Replies
- 2763 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 4 Replies
- 549 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 2 Replies
- 305 Views
-
Last post by Voltage
-
- 35 Replies
- 1348 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 23 Replies
- 1071 Views
-
Last post by Ismael_ax
-
- 44 Replies
- 1638 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 2 Replies
- 322 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 8 Replies
- 576 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 3 Replies
- 367 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 0 Replies
- 342 Views
-
Last post by wadaniweyn1