
Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya oo la xaqiijiyay in Hoobiye uu ku socdo iyo Xaaladda deegaanada ku teedsan oo kacsan.
Posted to the Web Oct 03, 20:58
Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya oo Caawa duqeyn ba'an lagu qaaday iyadoona ilaa iminka aan la ogeen khasaaraha rasmiga ah ee halkaasi kasoo gaaray Madaxda dawladda Federaalka Somaliya.
Duqeyntaasi oo Hoobiye loo adeegsaday ayaa lagu garaacay dhowr meelood oo ku jirto Villa Somaliya ilaa iyo iminkana lama oga khasaaraha halkaasi kasoo gaaray Saraakiisha dawladda.
Wixi kusoo kordha waan soo gudbin doonaa
La soco Soomaalinews.com