Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
Muqdisho: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid lagu qaaday Dhul Bahante iyo Puntland ee waa mid lagu soo qaaday dowladda Federaalka”
4. Oktober 2007
Muqdisho(AllPuntland)- Ugaaska Beesha Mareexaan Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle ayaa sheegay in ay wax laga xumaado tahay in xiligan la maqlo dagaal ka dhacaya gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood iyadoo shacbiga Soomaaliyeed ay ka soo daaleen dagaalo sokeeye oo aan faa’iido laheyn.
“Weerarka Laas Caanood ma ahan mid lagu qaaday Dhul Bahante iyo Puntland ee waa mid lagu soo qaaday dowladda Federaalka, waayo dalka dowlad baa ka jirta waana laga baxay xiligii beelaha, waxaana ku baaqayaa gebi ahaanba in la joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday Sool, khilaafka jirana lagu dhameeyo wada hadal” ayuu yiri Ugaaska oo ka hadlayey kulan ballaaran oo ay ku heshiiyeen beelaha Kablalax iyo Sade oo ka wada tirsan beesha Daarood.
Sidoo kale waxaa dagaaladaasi codkiisa ku biiriyay Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse “King Kong” xili uu isna ka hadlayey shirkaasi uu ku baaqay in dagaal iyo xabad la bartay faa’iidada ay leedahay oo ah dhimasho, burbur iyo barakac iagoo codsaday in la tixgeliyo baaqyada ay soo jeedinayaan duubabka iyo dadka magaca leh ee Soomaaliyeed.
Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho

Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
Irrelevant is Somaliland trying to say they were anywhere near Laas caanood. 

- Madmadoobe
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1892
- Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
[quote="DawladSade"]Irrelevant is Somaliland trying to say they were anywhere near Laas caanood.
[/quote]
Ka daa

Ka daa

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
Start in Kismaayo Mr ugaaska Mareexaanka , if you wanna talk about wadaninimo
Irrelevant !!

Irrelevant !!
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
[quote="Ina Baxar"]Start in Kismaayo Mr ugaaska Mareexaanka , if you wanna talk about wadaninimo
Irrelevant !![/quote]
What an idiot. This was said in the Kablalax and Sade shir in Xamar, where Ugaaska Mareexaan and Boqorka Majeerteen both talked about the events. Read next time illiterate i.diot.
Teeda Kale gunaanadka shirka is 27 October, Beesha Sade has the gogol and it will be Abdullahi Yusuf's first trip to Kismaayo waliba under Sade protection.
Cadowga Daarood aanu maqalno waxa kasoo yeero. How many hearts will be broken?
[quote]ay shalay kulan ay beesha Sade waxgaradkooda ku yeesheen Hotel Tawakal Kismaayo ay si weyn ugu taageereen heshiis ka dhacay Muqdisho oo ay wada gaareen waxgarad iyo Ugaasyo ka kala socday beesha Daarood oo ku heshiiyay in la joojiyo xiisadaha iyo dagaalada ka dhacay Jubooyinka isla markaana laga soo wada qeyb galo gogol nabadeed oo Kismaayo shir ugu furmi doono 27-ka Oktoobar laguna marti qaaday inuu ka soo qeybgalo Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed.[/quote]

17 yrs after Siyaad Barre , mareexaan are steal talking about peace with other dooros

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
^^
So Dawlad, basically the whole " Mogadishu conference" was basically a Kablalax-Sade peace meeting?

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid

Waits for how quickly the word Irir is brought up by mere laughing

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
Looks like the garbaharey -crew are consulting each other here .
One thing you cannot deny them is coordinated fire as way off target they may be
One thing you cannot deny them is coordinated fire as way off target they may be

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
ka nax oo nafta waa
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Ugaaska Beesha Mareexaan: “Weerarka Laascaanood ma ahan mid
horta hadey ku shiriyaan muqdisho why do they talk about whats hapening in lascanood
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 573 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 1 Replies
- 817 Views
-
Last post by Murax
-
- 1 Replies
- 723 Views
-
Last post by Ahmed-Gurey
-
- 6 Replies
- 1785 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 4 Replies
- 1083 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 7 Replies
- 1159 Views
-
Last post by Voltage
-
- 40 Replies
- 2210 Views
-
Last post by Voltage