Somaliland and the border issue

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Somaliland and the border issue

Post by The_Emperior5 »

Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa badankoodu fadhiisimo ka dhigtay ceel gooja cadde iyo iyo meesha lagu magacaabo dhuyac xuunsho oo 2km w/bari ka xigta magaalada , waxaa iyana jira ciidamo deegaanka oo ka tirsan puntland oo iyana jooga garoonka kubada cagta ee cabdi bille ciidamadas oo dhamantood ah kuwa deegaanka ..

Dhinaca ciidamada Somaliland ayaa afaafkooda hore waxaa ay joogaan buundada toga xargaga oo 7km dhanka waqooyiga ka xiga magaalada laascaanood , ciidamada Somaliland oo hore usoo qabsaday deegaanada yagoori adhi-caddeye iyo guumays ayaad moodaa inay doonayan inay laascanood ku soo galaan kaartooyinkii hore ee ahaa in sanad ba ay 10km durkaan .

Sanadii 2003 ayaa ciidamada daraawiishta puntland waxaa ay joogeen deegaanka guumays oo 100km dhanka burco ka xigta magaalada laascaanood , ciidamadaas oo uu soo raray taliyihii hore ee booliiska puntland Col: C/risaaq afgaduud isagoona keenay tuulada canjiid oo 18km u jirta magaalada laascaanood , arintaas oo keentay ciidamada Somaliland ay si dhib yar usoo qaadaan wadada laamiga ah ee udhaxaysa burco iyo laascaanood ..

Sanadii 2004 ayaa ciidamada labada maamul isku fara saaren deegaanka adhi-cadeey oo 30km dhanka waqooyiga ka xiga magaalada laascanood iyagoona is horfadhiyey mudo 4 sano ah , waxaana la soconaa in ciidamada Somaliland ay maanta joogaan toga xargaga oo 7km u jira laascaanood iyagoo waliba wax dagaalka ah lagala hortagin ..



interesting Very Happy Very Happy Very Happy
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”